site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

XAMAR GURI AMA HANTI KALE MAKU LAHAANJIRTEY?

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before October 29, 2000 #2): XAMAR GURI AMA HANTI KALE MAKU LAHAANJIRTEY?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

nabad doon

Tuesday, October 03, 2000 - 11:10 am
Adigoo qurux badan shaqo ka yimid ee isuy diyaarinaya in aad ka qubaysato qoraxdii iyo kullaylkii,magaaladda, ayaa waxaa goor duhirkii ah is qabsaday boor iyo qaylo dhaan,waxaa yeerey wiishkii dagaalka, waa axaddii, dad badan aysan illoobaynin, waa Axaddii dagaalku xamar ka billoowday ,ee adigoo ka cararaya in dhib ku gaaro ama aad soomaali kale dhibgaarsiiso aad ka baxday gurigaagii wanaagsanaa, maanta waxaad moogtahay 10 sano, waxay doowlad da cabdiqaasin kuu ballan qaadaysaa haddii illaahey idmo in aad adigoo qurxoon sharaftii leh dib ugu soo laabatid, hadduu dumay ama dar xumooday, waa calaf awalba waala dhisay ,haddana waan dhisaynaa hadduu weli fiican yahay wellcome home.(dooddaani waa only haddaad xamar ka timid hanti ama guri ku lahayd. qoladii marba cid ku hoyan jirtey maya waayo kuwaasi waa kuwa raba i n ay weli joogaan cayrta yurub.,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DHULQAS

Tuesday, October 03, 2000 - 01:52 pm
SAAXIIB XAMAR HAAAWIYAAN U DANAY MARKAA IYAGU
HAKU HESHIIYAANM, SARIHII QURUXDA BADNAA WAYDINKII
HAYSAN KARI WAAYEY EE DHINAC WALBA DAMEER KAGA
XIRAY HALKAAN HOY KA DHIGAN LAHAYEED, WAXAANA
LAYDINKA HAYAA IN AAD TIRAAHDEEN ILAYN DAAAROODKU
WUXUU LA CADAADAY SAABUUNTA IYO SHAMPOO,ILAYN
WELIGIIN MAYDAAN QUBAYSANE SAABUUN IYO SHAMPOONA
HADALKOODABA DAAYEE AARYA MA XARAYSAA MISE WAA
KU NAQSANEE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DUUL DUUL

Wednesday, October 04, 2000 - 10:41 am
saaxiib nabad-doon
waa arrin jirta inb dad badan ay dadka kale ku dul noolaayeen,kuwaasi waa kuwa illaa hadda aan waxba haysan ee sigaarka ku weeydiisanaya iyagoo reerkoodii soo dhoofsaday oo dhaqan laga sugayo,ilaahoow kuwaas yaa cabdullaahi yuusuf u geeya ha wasee illeen faaiidoo kale laguma hayee. taas waxaan ula jeeddnaa dadka REER SOMALILAND WAA DAD WAX QABSADA EE SIDA DAAROODKA IYO HAWIYAHA MEELAHAA MAKA HANTAACAAN. XAMARNA GURYAHEENNII HADDA AYAANNU U SOO NOQON EE WAX YAR IYO WAD DABADII I SUG.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.