site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

WEERAR LAGUQAADAY MADAX KATIRSAN SOOMAALILAND.

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before October 29, 2000 #2): WEERAR LAGUQAADAY MADAX KATIRSAN SOOMAALILAND.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WADANI

Tuesday, October 03, 2000 - 03:41 pm
WARAR DAGDAG AH AYAA SHEEGAYO IN MADAX KATIRSAN DOWLAD ISKUSHEEGA SOOMAALILAND(NORTH SOMALIA) WEERAR LAGU QAADAY IYAGOO MARAYEY BUUHOODLE.

WE WILL KEEP YOU UPDATED.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ifraah

Tuesday, October 03, 2000 - 04:08 pm
waa lagu sugay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SHILKE

Tuesday, October 03, 2000 - 07:03 pm
ARYAA MA ISKU KACEEN? AWALAA WANAAK KAFILEEN REER WAQOOYI HUUUH, ARMA ISRIFEEN? XAA KADHACAY MAHAAS!!!HIIIHIII, INFOORMASHINKA NOOSOODEY HEE.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wiil Hayaag,Toronto

Tuesday, October 03, 2000 - 08:08 pm
Waxyaalaha lala yaabo waxa ka mid waxa ay reer shixisaxaaq ismoodeen,yaa ku yidhi taga Buuhoodle idinkoo iska dhigaya dowlad,ma waxaad moodeen Boorama oo aad xaq daro ku heysataan. Saaxiibayaal isaaqow waad taqaanaan dhulbahante ee lafahiina haku qamaarina, dhulbahante beentan aad wadaan waxay ka diideen ingiriiska, markaa hadaad talo rabtaan ha waayina deris wanaaga aan idiin heyno. Ma jirto, majiri doonto,horena umay jirin wax la yiraahdo Somaaliland,caro dhulbahantena lagama yaqaan wax soomaali ka hooseeya. Saaxiib iidorow ka joog adiga mahee.
Waxaan ku leeyahay ka joog adiga maahee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wiil H/ jeclo

Tuesday, October 03, 2000 - 10:36 pm
waxa layiri nin nafi haysaa nasiibdaro udhan.
ninka isku sheegay hayaagow reer waqooyi wuu is yaqaan gaar ahaan labadeena. waxaanan kuleeyahay tani way dhamaatay maantana maaha shalay shaxdana irmaanta ayaa laqaaday waxaanan filayaa in aad tahay hayaaga weli hurda ee bal laxiriir intii cariga kaaga danbaysay inta aanan kuu jawaabin
intaa hadaad ku qanci weyday iniga ayaa kuqancin doona waayo H/ jeclo waa macalinka tarbiya DH/ hante .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

darwiish

Tuesday, October 03, 2000 - 10:46 pm
HABR JECLANA WAXAA WASATAA HABER YOONISTAA OO BURCA KA SAARTAY OO CEERIGAABO KAA SAARTAY WAAR OROD OO IIDOORKIINAA ISKASOOCELII

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

nin h/jeclo

Tuesday, October 03, 2000 - 10:57 pm
waar anigoo ah nin h/jeclo ah waxaan idin dhihi lahaa yaan laysku kiin dirirn dadoow.
dadka halkan soo galaa ciday rabaan ayay iska sheegtaane

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wiil dhulbahante

Wednesday, October 04, 2000 - 12:05 am
waryaada nimankiinan koonfureed ma waxaad na moodeen sidiinoo kale in aan qoriga ku wada hadalno?war ordaha danihiina raacda caruurtiinana hubka ka dhiga waala idiin dhaamaa dhulbahante iyo H /jeclee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ALIF

Wednesday, October 04, 2000 - 12:31 am
IIDOOR, ka orda waa "ALIF"
[AWDAL LIBERATION FRONT]

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DARUURAHA

Wednesday, October 04, 2000 - 12:53 am
Warkaa waandhageystey;indhibaato ay isku dayeen koox yar oo dhibaato dooneysey.laakiin maxaa ku dhacay hadaad dhageysatey waryaha BBC Hargeisa ujoog,a maaha werye ujooga somalilnd .sidii afweyne uu lahaa idaacad qudha oo amaanta isaga, hadaba wuxuuyidhi weryuhu ,wafdi kasocdey dawlada somaliland ayaa tagey Buuhoodley iyadoo gawaadhibadan lagu soodhaweeyey, waxayna kudageen (HOTTELL HERER )dabadeed niman ayaa rasaas kufurey hottelkii ay da ganaayeen madaxda somalaliland,dabadeed waxaa rasaas xoogbadan kahorgeeyey dadkii daganaa dhulka. markaa taasi waxay kuu cadeyneysaa in soomaliln israacdey ,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Arab Duale Elmi

Wednesday, October 04, 2000 - 01:07 am
maxaa ka hadalsiinaya dadkii hunguri darteed uga
cararay walaalahood habargidir, maxay doonayaan
inay iibgeeyaanhabloohada sidii ay awelba uga
iibin jireen dadka, waxaan sheeko ku maqlay in
siyad barre uu naagaha ka wasi jiray madaxdii---
garxejiska ee joogi jirtay xamar, gaar ahaan
ismail axmed ismail oo ahaan jiray taliyaha
ciidamada xabsiyada markii dambena ahaan jiray
la taliyaha siyaad ee dhinaca nabadgelyada, markaa
reer hunguriyaw please shut your mouth, we know
each othar, fucking stincks garxejis.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Salaxley

Wednesday, October 04, 2000 - 01:12 am
ninka wiil dhulbahante isku sheegayow sow ma ogid
in aad tihiin gaajadii dhulka, please naaga dh/dheer shute your mouth do not even take
gaajadii dhulkana maanta maxay doonaysaa ma jiro
daaarrood dambe oo kuu soo hiilinaysaa mid walba
dhinaceeda ayaa biyo ugu galeen.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Nin Ka Yaabay Doqon

Wednesday, October 04, 2000 - 03:33 am
Salaan,

To Arab..lol miskiinyaw horta qabyaalada soo baro. Ismaaciil Axmed Ismaaciil Garxajis maha..lol

Laa xawla walaa quwata ilaa bilaah islaan kaste imika way iska dhuusaysaa..lol

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abwaan

Wednesday, October 04, 2000 - 03:51 am
Waryaa hade mahaa idoor warkaas keeney, ayaamahaan waa kamoognaa arimahaan siyaasadeed ee soomaliya gaar ahaan Darwishland.

idoor anaa hada aa yaroo dhalatey soo qaqabaneyna bi 'dni laah.

Habar jeclo = jaamac siyaad! war waakan nimakii jaamac siyaad ee aad istaqaaneen oo dabada laadka idinkala dhici jire! areey fako oo baxso.

Abwaan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Laasa-Daar

Wednesday, October 04, 2000 - 11:41 am
Dhalinyaro shaydaanka iska naara oo cayda iska daaya Qabiilkan madaxa idinka galayna iska daaya oo dantiina raacda sheekada Buhoodle ka dhacdey waxay cadaynaysaa in dadku qabiil ka tagay marka xaga loo eego Waqooyiga ee inaga ayaa meesha ku hayna wax aan faa'iido inoo laheyn Hadalka waxaan ku raacey ninkaa la baxay Nin H/Jeclo ee yaan la isku kii dirin Ragoow meeshan waa la isu dhuuntaa ee caqligiina isticmaala Hadii Xumaan ka jirto dhulbahante iyo haberjeclo amaba IssaaQ maxaa loo ogaysiinyaa Barawaaniga iyo dadkan aynaan fahmeyn Waryaa Ragoow Xishooda

Nabadey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Buuhoodle

Wednesday, October 04, 2000 - 01:35 pm
Ismaaciil Axmed Ismaaciil hadduusan Garxajis ahayn yuu ahaan lahaa. Waa Muuse Carre naagtiisuna on-call bay Siyaad u ahayd. Koofiyad castii waxaa laga hayaa habeenka naagtaasu u gasho odayga cabaad baa ka dhici jiray. Lama oga waxay ku samayn jirtay. Illaahow ha na cadaabin. By the way naagtu Issaaq bay ahayd minyarada Ismaacill naag aadna u qurux badan bay ahayd.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, October 04, 2000 - 05:54 pm
War kuwii allah doori ee Qorjinle ma haday taladoodu noqotay inay naagaha cayaan saw dirkii
allah doori maha.
Darood= allah doori

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wiil Hayaag,Toronto

Wednesday, October 04, 2000 - 10:10 pm
Ninka isku magacaabay wiil/habarjecloow gun baad tahaye haysku sheegin habarjeclo,habarjeclo
sidaa uma hadasho ee abtirso. Waxaan kuu sheegayaa maamulkan maxeysatada ah ee aad u doodeyso ogow dhulbahantahan diidan ayaa kaaga madax badan ee nacasyahow isaga hadh habarawashan yibraha ah ee aadan aqoon ee caadifada qabiilku ku raacisay. Ogow in hadii ragii buuhoodle yimid ay ahaan lahaayeen habar awal aan dhegta dhiiga u dari laheyn,laakiin aan fahanay ujeedada uu ina cigaal usoo diray raga habarjeclo iyo habaryoonis in lagu laayo oo uu colaad naga dhex dhaliyo anaga iyo abtiyaashayo laakiin nacaska habarjecloow colaadiina ma dooneyno ee ka hadh ciise muusaha aan waxaad tahay ku aqoon.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WIILDAAROD

Thursday, October 05, 2000 - 01:13 am
salaxley

iidoorow bal car dh/hante agttiisa mara
waad ogaan doontaan wuxuu daaarod qabto,
waxaanba u malayn in qayb ka mid ihi idinku
filan yihiin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hayaag

Thursday, October 05, 2000 - 06:19 am
to:willhayaag:

waar yaa dhulbahantaha hagaagsani ha hadleene adigu iska aamus midgaanyahow,hayaagu maba aha dhulbahante,lamana yagaan,bal car abtirso oo ii sheeg halka aad dhulbahante ka gasho.waxaad ku meeraysandoonta.waa walaahayo oo waanu wada dhalanay,bal sheeg halka aad ku aroorto iyo cida aad tahay.midgaanfooqal midgaan.

hayaag = midgaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ARAB_GIRL

Thursday, October 05, 2000 - 07:12 am
Just would like to say as an Isaxaaq girl,..your dreams of instibility in somaliland will never materialise and quite frankly our affairs has surpassed triabalism. The people who reside in the State of Somaliland has come to appreciate the importance of peace and the good fortune it brings for all concerned and we will never depart from this peaceful existance.

As for those who dream of our downfall... well you will never prosper from your dillutional vision and your distorted state of mind. You will forever be a imprisoned by your hatered for others. I as a Somalilnder wish the best for all somalians where ever they may reside and whole heartedly wish Somalia to be a peaceful place once again so that its people can hold their head high amongs their foreign counter parts.

So please don't wish evils for Somaliland,..wish them what they deserve...which is a peaceful existance which all somalians deserve.
A truly patriotic 23yrs Arab-isaxaaq girl
Wish all somalians the best.
P.S Somaliland is a peaceful place and may god keep it that way!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Garyaqaan

Thursday, October 05, 2000 - 07:25 am
To: Dhammaan dadka wax soo qoraya

Waxaan odhan lahaa waa in layska daayaa cayda qabyaaladda ah ee aad halkan ku soo qoraysaan taasoo oo dadka dhibaato iyo colaad ku dhex abuuraysa. Fadlan, qof walowba adigoo doodaada siyaasadeed dhiibanaya cabir ra'yigaaga adiga oo cidna caayin jawaab hufanna sug. Waa in aan ogaano qabiil walba waa leeyahay dad xun iyo dad fiicanba dadkuna ma wada xuma, haddii qaar xunyihiinna inta fiican ayaa ka badan.
Aan dooda cilmiyayno, Ps.

Ilaahay ayaa mahadda iska leh.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdi Nur

Thursday, October 05, 2000 - 03:37 pm
To Will Hayaag,

Horta waas salaamantahay, marlaabaad aad iyo aad ayaad u khaldatahay sidaad u hadashay. Anigu waxaan ahay Reeraha dagan BALADHIIG ( SMALL TOWN NEXT TO BUUHOODLE) markaa reerihiina aad iyo aad ayaan isku naqaanaa, marka hore, markii aad calanka Afweeyne nii hayayba wax aad qaban jirtiin ayaa iska yaraa, hadana si wanaagsan oo sharaf leh ( hadii aad taqaano sharafta) ayaan niigalay oo Afweeyne markii aan burburinay idinkana idinkumaanan dirin, oo waxaad samay jirtiin manaan samayn. Hase ahatee hada waxaan isku nahay reer Somaliland markaa waa in aan aad iyo aad isku ixtiraanaa. Cadowkana waa in aan iska ilaalinaa( nacas waa laga faa'iidaystaaye).
Mahadsanid,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wiil Shirshoore

Thursday, October 05, 2000 - 07:49 pm
Nacaska meesha ka hadlaye hadana isqariyoow hayaag waa reer aad isugu kalsoon,waa curadka dhulbahante,mana aha sida midgaankaaga isqarinaya.
In the otherhand hooyadaa iyo walaashaa waakii ku fuuli jiray hortaada yibiryahow. Ta kale ka baxa wax layiraahdo soomaali land idiin socon meysee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

saado

Friday, October 06, 2000 - 02:49 am
waa ku macdahey igoo idil jaa burburiyo
dowlad ayey isku sheegayaan
wax aaminsana maan arkineee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

nuux

Friday, October 06, 2000 - 08:51 am
salaan
nimankan hablaha caayaya ayaan lahadlaya
hadee habliheena afwaayne ka daansan jiray oo taana waala yaqaana dad aadayno ghaadayen hala tirsanina
garxajis waa dowloo ama ogoloow ama deed
faqshnaa waa faqaash
SNM markay soo ghashay somaliland garxajis ayaa waday watiina faaqshtii futada xumaayed dhagaha laga wasaaye naagohooda iska daaye nimankooda

maantana somaliland garxajis iyo issaq baa leh faqashtama hadashoo
kee hadlana jail baano ko toorna sida garaadka
soomaliyeey wayno is naqana ee wax aan loo bahnayen meeshan hala soogalina
garxajis waa gob
SNM waa dowlo
aniga ayaa iskakaa leh taasna waad ogtahay
waligayna iskakaa laha adoonyahoow.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BAHARARSAME

Friday, October 06, 2000 - 03:00 pm
Isaaq, isaaq, ama Iidoor sida aad u taqaanaan waa dad "minority" ah. Sida aad la wada socotaan shirkii lagu qabtay carta ee Jabuuti waxaa baarlamaanka laga siiyey 20 kursi ,meesha majeertoon oo lah hoose o Harti/Daarood ah laga siiyey 22. Hadaba waxa ku kelifaya inay ka cararaan Soomaalinimada waxay is leeyihiin ceebtiinaa soo baxaysa.
Bal hadaba su,aasha la is waydiinaayo baa waxay tahay maxaynu ugu yeedhnaa qabiilkan. Taas waxaan u leeyahay sanad walba magac cusub bay la baxaan sida Isaaq,Isxaaq,Iidoor,Duriyada,Irir,hada shirkii carta waxay la baxeen Dir, WAA YAAB IYO FAJAC!!!!!! Ma jiro qabiil kale oo is bedbedela sida jirjiroolaha, miyaan aabahiis magac u bixin(haduu aabe lahaa).
Laakiinse wuxuu malagood galay maalintay Daarood la baxaan, ilayn waa imaan doontaa wakhti ay la baxaane.
LONG LIVE DARWIISHLAND!!!!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wiil

Friday, October 06, 2000 - 04:50 pm
TO:Baharsame walaal ma magac aad isticmashad wayday markaa qabiil dhan isticmalaysid magacisa waxaan kuleeyahay bro/sis wax kale isticmaal meshan waa forums wax kasta lagu qorayee.dadkiina iscaayaya ee isaaqa iyo dhuloskana isku xishooda ama sida walawaynta maryaha dhigta.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

real somali

Saturday, October 07, 2000 - 08:26 am
to: dadka meesha ku cay tamaya.
waxaan idinka codsanayaa inaad joojisaan qabyaalada waayo waxay nu kunool nahay qurbe waxnana kama ogin qabiilada aadku caayaysaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ahmed

Saturday, October 07, 2000 - 10:23 am
arab girl,

naayaa meesha kala tag siilka iddoor ee aad gacant ku sidato. Maxaa ku keenay meesha dhaqyahay.

for your info idoor bitches's pass is not needed nor welcomed here by any means.

ina Abdilaahi, ahmed

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, October 07, 2000 - 11:16 am
To: Ahmed,

walaasha cayda ka daa , nin maskaxda xayawaanka leh ayaad tahaye, Somalina adigoo kale ayaa maanta halkaa dhigay. think--think think please. Somalina waa in ay iska qabataa qofkaas oo kale, wuxuu dad dhintay iyo wuxuu qaxooti galy iyo wuxuu hada ku siclaaya wadankiiba adigoo kale ayaa halkaa dhigay, wuxuu dhacayna ee somaline kudhacayna waa in loo raacaa--ilaa laga bilaabo 1980-00. iyaga ayaa sababay walaahay,
hadii dad wanaagsane haylahaayeen dowlada, sidaa maanan noqoneen. Lakiin taas oo kale yaynay somaline ku dhicin mar labaad, hadana waa in jail la galiyaa wuxuu sare ee dawladii (dadkooda baabeeyay)la shaqany jirtay.

qof jaahil ah( bodoga ayaa laqaatawo, xoolihiisa ayuu raactaabe) jaahil ah aya la oranayaa meel sare dawlada ha looga dhiibo.
It is a very sad children, old people, women, adult, depand govertment like that.

Thanks

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ahmed

Saturday, October 07, 2000 - 07:30 pm
Anon,

Saaxiib yeynaan isku aakhiro seegin soomaalida aad sheegyesid baan ka hor "degaa". Dhaq isaaqq wasmo doon ahna si na walaal iima aha ee saaxiib yeynaan is caayin.

And honestly speaking i don't consider iidoors as somalis. They are more Ethopian than somalis. Please do me a favor and don't try to convince me iiddoors are somalis because i don't want to hear.

By the way what the Fucck you doing here. Here is only dhuloos. Are you one?. if you are, then it is all damn good . Else get your fuckking ass out of here. will you ?.

Angery dude that goes by the name of ina Abdulahi, Ahmed

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ABDIKARIM HASSAN

Sunday, October 08, 2000 - 05:26 am
DADKAN ADHIGA AH YAA SIIYEY COMPUTER YAASE
SOO DHOOFSHAY,WAAR NAACDA KALA AAMUSA MEESHA
GAAR AHAAN KUWA KU SHAQEYSANAYA MAGAC AANAY
LAHAN AMA QABIIL AANAY AHAYN DUUFLAYAAL CADAABTA
KU URA ORDOO HUURADA ISKA NADIIFIYA KA DIBNA
KA HADLA WAXA DANI KUUGU JIRTO AAKHIRO IYO ADDUNBA
MIYAYDAAN OGAYN IN XISAABTII AAKHIRO MEEL IDIIN
TAAL MIYAYDAAN OGAYN IN AAD INTAAS DAMBI KUU SOCDO
WAXAAD U BAAHAN TIHIIN DAD IDIN BARA DIINTA,ASLUUB
IYO ANSHAX, WAA MAXAY DADKAN LUNSANI MIYAAN
WAALIDKOOD WAX SOO BARIN, MISE WAA DAD WAALAN
OO AAN WAX MAQLAYN.FADLAN KA HADAL WAX WANAAGSAN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cartan

Sunday, October 08, 2000 - 10:33 am
war dhulbahante iyo habarjeclow buuqa naga daaya. goor dhow baa odhan doontin abti iyo ina abti .

ta labaad, war reer sheekh isaxaaq waa gob, yaan la caayin, nimanka dhulbahantoow idinkuba dhilooyin soo ma lihidin ama naag laga dhaansado maxaad meesha xun uga abbaarteen hadalka.

war daarood iyo isaaq midkaa doontiin ahaada ma kala maarano, ul iyo diirkeed baan nahay. iidor iyo alle doori aan is dhahno oo cayda iska dhaafno.

wiil daarood ( yaan laandheere ahayn anigana ku dhaho) lol

salamu calaykum sxbayal.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

fiidmeer

Sunday, October 08, 2000 - 01:16 pm
To: Bahararsame;

Aad iyo aad ayaan uga xumahay kol hadii aanad waxba war ka haynin ee aad halkan uu ka caytamayso ! Saaxiib runtu wadankii (Somaliland aan ku xasuusiyo e ) ayay taalaa. Orodoo dadka fiican ee degan Laascaanood soo warayso, halkan sidii qof indho iyo dhago labadaba la ha ka caytamine.
Intaa anigu waan garanayaa waxaad doonayaso, waxad doonaysaa in la caayo oo wax laga sheego dadkaa aanu wallaalaha nagahay ee reer somaliland (dhulbahante). Taasina dhici mayso, laakiin afxumada iska daa ruuq weyn oo wax qori kara ayaad tahee!
Orodoo tag Sool iyo sanaag, weydii dadka noloshay ku nool yihiin iyo siday ugu hogaansanyihiin dadkooda iyo dalkooda somaliland.
Waxan filayaa in aanan ahayn nin ku dhashay deegaamada aan soo sheegay ee aad tahay WALOWAYN XUN oo raba in uu dadka masaakiinta ah dab ku dhex abuuro oo namuumiye nimo umadda dhex wadda.
Ugu danbayntii, hadii aad tahay nin in uun aayo leh adiga iyo kuwan kula midka ah ee halkan ka ciyaaya sidii neef xoolo ah isku dayya in aad umada ku waanisaan dariiqa wanaagsan ee sharafta leh ( ma aha mid qabyaladeed). Sideed u rabtaa adiga iyo kuwa kula midka ahi in nabadi mar uu dhacdo oo dadku is raaco oo Somaliland mid ah la wada noqdo.


Wuxu yidhi Cabdilahi Suldaan Timo cadde ( Ilaahay ha u naxariistee);
DUGSI MA LEH QABYAALADI WAXAY DUMISO MOOYAANE
DADKA KAMA YARAATEENE WAYDUN IS DABARJARAYSAANE
IYADOO IS WADA DOOXATAY OO.......


Ilaahay ha idin soo hadeeyo meel aad u xun baynu maraynaaye.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.