site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

WA'AYO CABDIQAASIM SALAD XASAN?

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before October 29, 2000 #2): WA'AYO CABDIQAASIM SALAD XASAN?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CIISE MAXAMUUD

Tuesday, October 03, 2000 - 05:22 pm
Ma ogtihiin horta in madaxweynaha cusub
ee Soomaliya Cabdiqaasim S Xasan oo ka mid
yahay gacan-ku-dhiiglayaasha Somalia

Wuxuu gacan ku dhiigle ku noqday sidan:

Cabdiqaasim wuxuu 10kii sano ee uu dagaalka
socday waday olole weyn oo loogu jiray in
Iidoorka iyo Hawie ay dhistaan IRIR, si loo
dabar jaro Darodka.
Dhow jeer ayuu tagay Hargeisa, isagoo la
shiray Iidoorka, sidii ay uga qaybqaadan
lahaayeen baabb'inta Darodka

Hadaba ha moodin inuu yahay in ka madaxbanaan
dhiiga Somalia ku daatay. Laakiin ma jiro
Hawie kal oo dhaama,sidaa darteed Darodku
wuxuu iska doortay isaga.
Cabdiqaasim ogsonow waa laguugula xisabtami
mustaqbalka

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Maxamuud Dhoore

Tuesday, October 03, 2000 - 05:53 pm
Ma ogtahay in madaxwaynahan cusubi hooyadii tahay mareexaan. Doorashadiisana ay ka danbeeyeen beesha daa'urood si iyaga loo siiyo jagada ra'iisal wasaaraha. Waana cadaan sida ay imika ugu hanjabayaan hadaanu iyaga siinin jagadaas.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ayaayur

Wednesday, October 04, 2000 - 01:27 am
abdiqaasim salaad xasan waxaa ka mid yahay
dhiigya-cabyada haawiye gaar ahaan habargidir
xayr, wuxuuna ka mid yahay ragga ay taariikhdu
sugayso haddiiba cidi xasuusato, wuxuu xasuuqay
dumar iyo caruur tiradoodu ka badan tahay
kumaankun inta uu kufsadayna warkeedaba daa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

soomaali

Wednesday, October 04, 2000 - 02:14 am
asalaama caleykum. hadalka aan qiimaha laheyn waa la idiin dhaama.hadiilkiina dhuxurkiisa waxa uu yahay qabiil.qabiilada qabqablayaashooda ayaa doortay.marka walaalayaal ha ku aakhiro seegina .nin c/qaasim kitaabka quraanka ayuu ku dhaartey ee aamina .hadii kalena iskaga aamusa danbiga ha badsanina oo illahey ku daaya

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.