site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Dad dhaayo Doolad ayaa noodhisan oo na dacwoonaayo xagee lagu arkay adunka!!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before October 29, 2000 #2): Dad dhaayo Doolad ayaa noodhisan oo na dacwoonaayo xagee lagu arkay adunka!!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

carafaat

Wednesday, October 04, 2000 - 03:08 am
Hadab waxaa arkay dad dacwoonaayo oo hadana dhahaayo dolad ayaa noo dhisan oo maanaladhaafo hadaba yey yihiin dad kaasi nin walbo wuu iska karan karaa umaleynaa oo dad kaasi yaawaaye! waa somaaliand hadaba dad kaas yaa kudaba dhagan, hadaba somaaliyo hadii aydowlad dhisatay madgaal bey nilaabee haleys weydiyee? waa maya jawaabta oo maxey qaban doontaa,, waxey qabanee horta dalkeeda ayey soo dhisane dagaal la aadi meyso rag gooni usataagay oo aan dagaal kakicin, maxaa yeelay somaali manta buntilan xitaa iskama cilin karto hadey kusoo deyso labada xabo oo ayheyso.marka hore waa iney nafta isku soo celiyaan..hadab ha isku xishoodaan dadka dhahaayo hanaladaayo waxraba malahane mustaqbalkana waxaa u ah doowlada somaalia..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kumade

Thursday, October 12, 2000 - 12:08 pm
WAAA III DOOOOOOR

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ali

Thursday, October 12, 2000 - 06:22 pm
waa idoor qowdhan ex yaan loo jawaabin.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.