site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

ISBAHAYSIGA GADABUURSI IYO CIISE

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before October 29, 2000 #2): ISBAHAYSIGA GADABUURSI IYO CIISE
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kule

Wednesday, October 04, 2000 - 06:57 am
Heeyaa AADOOY, HUUNOOYaa
Alla hoobali, hoobaloowaa

GADABUURSI iyo CIISE waxay ku heashiiyeen, Soomaaliweyn iyo calanka buluuga ah.

imikaa loo yaabaa IIDOOR

Waa dhimashadii SOMALILAND(QUDHMISLAND) iyo dhalashadii dhulka hooyo SOMALIWEYN.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ZEYLICI

Wednesday, October 04, 2000 - 09:40 am
TO:KULE:

NACAS GADABUURSIYA DHEH,WAAR CID KU DOONAYSAA MAJIRTO,HA ISKU DHAJIN DADKA AAN KU DOONAYAN.JABUUTI CIISAHA AYAA IDIN RARTA SIDA DAMEERAHA,SOMALILANDNA IZAAQA AYAA IDN RARTA.MARKAAS SAAXIIB AAN KULA TALIYO.INTA AAD ISKA AAMUSTO,OO AAD INDHA XAFAJADA LEH ISKA BI'SID SIDII WELIGIINBA HIDAHA IYO DHQANKA IYO CAADADA IDIIN AHAYD,DHUUSADA DHINACA AY DABAYSHU KA SOO DHACAYSO,CIISAHA IYO IZAAQA KALA MARA

"INKASTUU DURDUUR IYO DABAAL GALO DOOFAAR ABIDKII MA DAAHIRO OO MADAAYO DABEECADIISII"

"HILBO QUDHA AH GADABUURSIGII HAYSAN JIRAYBAA LEH"

HUUSH FOOQAL HUUSH.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kule

Wednesday, October 04, 2000 - 10:24 am
Ke' waar ninku af xumaa ma af-dhaadheertiibaa
mise migdaanbaa dhashay
Alloow gadabuursi may ku maqlaan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jibriilabakor

Friday, October 06, 2000 - 01:21 am
haddaad doonayso inaad somalia ku noqoto
please marka hore dhul waydiiso bal inay
ku siin karaan, waxaan diyaarinayaa koox
ciidama ah onli jibril abakor ka dibna waxaan
kugu khasbayaa in aad u cararto xamar ama
jabuuti ma dhici doonto in aad mar dambe ka
hadasho boorame iyo agahiisa doqonyahaw
huurada weyn leh hilib quruna gudabiirsaygii
haysan jiray baa leh. haddaanan duuf kaa daadin
waar arki doontaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Reer Nuur

Saturday, October 07, 2000 - 07:53 am
Huush/Reer Dhawrto

Afnoolina waa hadlaa ayna waa ciyaa.
Huush adiga waxa kugu filan the warriors Reer Nuur ama Reer mahaxamed.Gabiley/Kalbaydh iyo Wajaale waa lagaga badan yahay.Adigu xataa Idoor matihid waxa kuhayaa waa cuqdad iyo insecurity.Waad ugtahay the 21st century belongs to Gadaboursi.Waxaad doontaan sheego wax kuu soconayaa majiro.Waad ugtahay wixii kaa gadhay Caada iyo Ceelbardaaleh.Keep quiete gunta huushta a.Mafoga malinta laga saaryo Gabilay,Kalabaydh iyo Wajaale.Haku duulin afarta Midh ee iniga soo hadhay.Huush=Midgo=insecurity=inferiority complex=low self-esteem.Waxad tihiin Huush aan asal lahayn.Gadaboursi iyo Issa waa "Dir" waana dadka isigu dhaw Somali oo dhan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ugaas Nuur

Saturday, October 07, 2000 - 06:38 pm
Huush/Yuhuudi
Maxa miisha kudhigay.Miisha waxa iskali (Dir) Gadaboursi/Issa/Dir Koonfureed.Tag meeshii ad iskucayi jeerteen.Halkan waxa iska leh Gubtii Soomaalida.Amxaaro/Yuhuud ma leh.Nacalado kuway ku soo digtaad kufraad daba nashlaysaaneh.Waxa iswaydiin leh waxa Idoorku gaalada u jecelyahay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, October 13, 2000 - 01:39 pm
waar Ciise maxaad iskaga dedejin Ciise waa rag wax iska celin kara oo hiil iyo hooba leh dagaalna geya nabadna geya. Adigu miyaad ka badin dawarsiga iyo soo meero iyo inad cid aan ku rabin daba dhilif u noqoto. Somaliland anaa iska leh dusha kaaga fadhiyi weligaa meel kastana kaaga muxtarimsan. Huush bilaa asal ah! oo 5 kilometer oo square ah dalka ka degta, afkuna dheer yahay dagaalna wax katarin BASAASnimo waa shaqadaadii!
(by Nobleman)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MAS-BAADE

Friday, October 13, 2000 - 02:35 pm
SHEEKO GAABAN !!!!!!!!!!!!!!!!!!!!
Waxaa ku dhashay xamar ,MUQDISHO .Waaxaan ahaa ciyaal maqaar= [banooni=kubad].Waxaan aad u cayaari jiray SHARADKA, [CIYAARTA KUBADA OO LACAG LAGU KALA HELO CIIDA BADISA].SHiid aa dhiig iga keenay [LACAG LA'AAN ].Waxaan badi jiray masaakiinta tuuksata si aan lacag sharadka ku dheelo oga helo ,NAANAYSTAADA WAA [MASKIIN BAADE].
Waxaa iigu dhib badanaa koo isaga aanba hadlayn gacantuuu shilimaan ku soo ridanaa ,ka bacdi shalax shalax aas ka siinaa Dadaka markay maqlaan shalax shalaxda aa lacag ama wax lasiina kabacdi mahadle waaye hadalka ku dhagan .Maalin anigoo igu tagan tahay aan arkay .Waxaan dhahay macalinka i habee sharad qatar aa jiree .Waaba i habeen wayeye
hakugu taagnaato camal TUURyadaan ku bilaabay ilaa xaafada aan ka bixiyay waa ka hari waayay ma bacdi waa ila hadlay labadeena kaliya waaye waxuu dhahay iga qalee abaahaa wase hoo waba iga hari waysay mitidaa tahaye anigii aaba naxay barkee ma larkin nikaas oo hadlaaya ibadkiis ,aloore waaka qaleeyay
barkee waa i daareeyey noo .Malinkale aan arkay asagoo xaafada ka qarabanaaya markasaa dhahay weekiyo ii waran markaasuu idhahay maxaan kuu waramaa kuu QALDAAN AHAA SUUQII SOO GALEE OO NAGU CIRIIRIRIYEE ....
QALADAAN AAA OO TUUKSANAAYO ,BARKEE XAAFADEENA BADARLEEYDA AA DAGANAYD [kaasa bobolaare ]
MAGACA KALE OO LO YAQAANAY WAXAA WAAYE XAAFADA QALADAAMIINTA ,WAXUU KUSIII DARAY AF-QALDAAN MARKUU KU HADLO LACAG BADANAA LASIINA MAXAA GARABEESHIN CAMAL NOO .Aniga waxaan dhahay qladaan tuugsanaayo ma jirtee "che cal koosa"=timiri lagbaa kujirta] waa baxay waxaan u tagay hooyaday waxaan dhahay hooyo koo afqaldaan ku hadlaayo oo tuugsanaayo aa xaafada soo galay IGA DHAAF DHIBKA EE DHAHDAY .Waaa katagay koo qaldaan ah oo adeerkaydhalay oo guriga joogay aa waydiiyay markaas u i dhahay waa 'GACABUURSI ] Waaba naxay
GADABUURSIGA wax dadaka cunaan u maleeyey .markaas aa dhahay kaalay gadabuursi balhal miyaa waqooyi ku nool idinka wax walba waqooyi waa ku haysaan yaab waayee .Halsaac uu qoslaayey mayee waar waa kuwo indhaha fiish ku lahoo ,dhuusada dhanka dabeesha kala maroo ,dawarsadaa ayaanu u naqaan magacaa .Aaniga !!!!!!!!!! yaaab....qosol ahahahah
tooko bar tooko talyaani ma dhihinoo qosol aa iga dhamaaday ,maxaa dheh cimraaag dheeradu geel dhalaa waa ku tusaa ,abidkayba ma maqlin gadubuursi wax ladhahayo .Ar magayadaana .unuka
waa yaabnay .kaasa magac dadeed ah maba is dhihi laheen hadiisba dhaaran lahayn, berkee jooko aa u maleeyey noo.
Markii maaba maanta internet nagu soo weeraray
Armashaqadaaneeti see camal waaye.ANIGU WAR KALE MA KUU HAAYO ILAAH HA KUU SAHLO LEEN KU DHAHAY
MASAAKIINTIIBA HADAY INTERNETKA NAGU CIRIIRIYEEN ADUUNYO GADOON WAAYE MAXAA SAMEENAA
WAR ADUUNKA MAKAAGA HAAJIRNAA HAWADA MATAGNAA
MISA KALEETO WAA QALEENEE YAAAH HAYE
ILAAH HAKUU SAHLO BAX HEE
HA IGU DHAJINE BAX BAX

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, October 13, 2000 - 10:08 pm
Saaxiib dunidda oo habeen ah ayaa
lakala horeeyaa, Huush ma aha
gadaboursiga ee waa laguu yaqaan
miyaad sschool soo dhigan raac Taariikhda
gabaygii sayidka:
HUUSHTA HAASHTAN HOMBARIDAN HOOSTA KA ISAAQA
miyeyna aheyn wax iska cad waa JIBRIIL ABOKER
Sheekh isxaaq waligii wiil aabo ma odhan
waxaan ahay nin gadaboursiya ma jecli
in cayda reer idoor aan gaadhsiiyo cid walba
iSAAQA 40% WAA SAMAROON,30% WAA OGAADEEN
10%DHULMAHANTE, 5%WAA INGIRIIS,10 AMXAARO
10 WAA HABARYOONIS, isaaqa dhabta ah
THe isaac somali's trouble some childhood

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BUCUL BACAYR

Tuesday, October 17, 2000 - 01:57 am
haw about BUCUL BACAYR

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Garxajis

Tuesday, October 17, 2000 - 03:51 am
lol..yaab iyo yaabka yaabkii. Aduunyada nin noolaw maxaa aragti kuu laaban.Waar reer huushaw goormaad hub iyo dagaal iyo shuqul rijaal barateen!!!!!!!!Gedabursi Isaaquun ayaa dad u yaqaane bal orod oo soomaaliweyn u tag haku gartaane. Xoolayaw miyaanad ogayn in dawladii hore iyo tii afweyne iyo tan MKG ahba waxba lagaa siin..lol sidaas baanad leedahay Xamar baan tagayaa..o saw qaldaanuun ma tihid yay kalee ay kuu yaqaanaan.

Ta labaad waxan la yaabay ..maxaa Ciise iyo Samron isu keenay???????? dagaaladu markay socodeen 1983-1991 Gedbursi sawkii la saftay Daroood iyo Faqash , Ciisana Isaaaq iyo SNM miyaanad maqal Gabayda laysu tiriyay ee Qaasin iyo Rag kaloo Ciise ahi isu mariyeen
Qaasin:

Gabal baa u dumay Gedbiirsigii ganafka dheeraaye
Dameer gafuuro cadi marbuu geela didiyaaye.

Shrkii jabuuti Samron waxay soomaaliweyn la sintay Midgo iyo Boon. Nin gedbursi ah oo is difaacna laga waa..Isaaaqii joogay ayuun baa taas diiday laakiin bisad miyay mahad naq taqaan waa maya markaad wax siisaba indhahay isku qabtaa ka dibna maan arag weeye arintu..lol.

Isaaaq intaad iska daysaan Jabriil Abokor soo dhaaf horta..walee inaadan aduunyada waxba ka ogayne yaanan Hawd kaa iman oo inan gedbursi ah iyo kurus isku cantuugin..ee adoo raali ah garwagaaga iska cun..huuno

nabadeey..lol masaakiin

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.