site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Norway-TV2 oo aad Soomaalida loogu cayey.

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before October 29, 2000 #2): Norway-TV2 oo aad Soomaalida loogu cayey.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ciil

Wednesday, October 04, 2000 - 11:35 am
Walaalayaal,

Waxaa caawa Soomaalida sharaftooda loogu caayey waddankan Norway. Maalmahan TV2 waxa ay wadeen propaganda been ah oo ay iskaga dhigayaan dad diidaya gudniinka gabdhaha.

Soomaalida halkaan ku nool ma ogola gudniinka gabdhaha. Laakin qof naga dhageysanaayo ma jirto. Caawa waxey si tuugnimo ah uga soo dubeen Candid Camera 3 imaam oo mid Somali ah iyo mid Gambia ah oo kula talinayaan gudniinka gabdhaha in uu sax yahey dhilo wasaq ah oo la yiraahdo Khadra. Marka arrintaan waxaa si xun loogu fasirtey in Soomaalida ku nool Norway ay aad ugu dhaqmaan. Waa been la rabo in diinta Islamka lagu xumeeyo. Dhalinyaro, waxaan idinka rabnaa inaad Email u dirtaan meesha aad joogtaan gunnar.stavrum@tv2.no.

Si ay u ogadaan in waxa ay ku dhaqmayaan ay tahay Pure Racism. Arintan anaga halkaan uga hari mayno.
Haddaba ha ka caajisina waa dan nawada quseyso.

Ciil.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cusman

Wednesday, October 04, 2000 - 12:51 pm
Reer Norway iska celiya donfaarta gaalo. Anigu waan ka dacwooday. Cusman, Manchester.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Fartun

Wednesday, October 04, 2000 - 12:53 pm
War heedhe, dowlada Norway miyey nacebtahay Somaalida mise waa TV maddax banaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jiinow

Wednesday, October 04, 2000 - 12:55 pm
Norway waa meel aad u xun oo waan ka soo cararey 88dii. U soo guura Oklahoma.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ciil

Wednesday, October 04, 2000 - 12:56 pm
War u dira email TV2.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Fartun

Wednesday, October 04, 2000 - 12:58 pm
Anigu waan u diray. Oon eedeyay. Laakin si fiican nooga soo haddal waxa ay ku hadleen. Bye.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

FARXAAN

Wednesday, October 04, 2000 - 03:12 pm
Guys jajaqda iska dhaafa. Waa u qalanaa in nala caayo iska daaye in nala waso. Anagaa dhulkeenii cunay hadana dibada isku cunaayna marka yaa asxaan ka sugee?

Aad ayaan ugu faraxsanahay in reer Norway saa ku dhacday hadana kuwa TVga ayaan u dirayaa e-mail mahad naq ah iyo inay sii wadaan programka sidaanoo kala ah.

Waa warning shot marka TV norway waxba ha ku qaylininee adeeradiina warlordska ah iska xoreeya oo wadankiina dhista.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AnonY

Wednesday, October 04, 2000 - 04:20 pm
Ciil, iyo inta kaleba ee ka qeybqaadaneyso halkaan
waa salaamantihiin.
Norwey, in ey cunsri tahay iyo in kale waa topic-kale, ee u baahan in page-kale looga doodo.

Caawa, ooy taariikhdo aheyd,04 oct 00 ,program ka baxay TV xor ah, ee aan dowladda shuqul ku laheeyn, magaciisana ah TV2, wuxuu ka hadlay "gudniinka" foosha xun ee lagu hayo gabdhaha Soomaaliyeed , ee ka soo jeeda gudniinkii faraaciintii.
Arinta, gudniinka gabdhaha yar yar ee soomaaliyeed in laga hortago , waa wax fiican , ee lagu handado aabaha iyo hooyadda soomaaliyeed ee wali ku socda dhaqankaas foosha xun, ee argagixinta ku ah gabdhaha yar yar ee Soomaaliyeed, qofkii ku kacaa waa sideed sanno oo xarag ah , oo si kulul loogu sheegay qofkii lagu qabtaa in uu muteeysanayo , xarigaas adag ama dalka oo laga ceeyriyo.
Aniga, waxaan u arkaa in uu aad u fiicanyahay , talaabadaas waaba , hadeey dhab ka tahay xukuumadda , mar horenna laga rabay in ey ku dhaqaaqdo.

Laakiin, hanaanka uu TV2 ee dalka Norwey u soo qaaday ee gabadha Soomaaliyeed ee la magac baxday Khadra, oo 20 jir ah , aniga ma jecleysan oo waxeey qatar ku tahay , privat-ka shaqsi oo meel weyn caawo looga dhacay , dadka Africanka ah , ee muslimiinta ah .
Khadra, oo iska dhigtay gabdhaha xijaaban, baa 4 imaam islaam ah, oo nin ka mid ah ragga sharafta ku leh wadankaan ah, Camiradda qarsoodiga ah , si fool-xun oo laga wada daawaday tirada badan ee wadankaan, oo awalba dadka dagan ey iska ahaayeen waa wadanka oo dhan 4 malyuun iyo 3boqol oo kun.
Taas macnaheeda waa in subaxa ugu horeeya, qof walbaa , uu ku leeyahay warkii xalay ama tii xalay waa taas. Waxeeyna qatar ku tahay dhowrista privacy qofka uu leeyahay oo meel looga dhacay,
wixii dhacay sidaas ayaan u arkaa, maxaa sax ama qalad ah , taa waa qof walba sidii uu u arko.
Nabadgalyo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ali

Wednesday, October 04, 2000 - 06:22 pm
war ceerta yaan la idinka gooyn intaad siiil la gudey daba socotid, ilaah baan ku dhaartey hadaad isku taagtaan in dib laguu celin......xuux ma ilowdey meesha aad ka soo gashey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jaale

Thursday, October 05, 2000 - 02:10 am
Ali dabaal,

Weligaaba ceyr ayaad ka fokiraysaa. War nimanyahow arrintan ma aha mid TV2 maddax banaan iyo in uusan aheyn. Waa si qalad oo loo fasiray dhaqan Somalida aysan waqtigaan ku dhaqmin. Ee hurdada ka kaca.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Farah

Thursday, October 05, 2000 - 02:15 am
Waryaa Anony walee guushii ugu fiicneyd wey gareen TV2 haddii ay kaa dhaadhiciyeen maddax banaani. War mala socotaa in ajnabig muslimka ah telefonadooda la dhageysto. Waryaa ha u hadlin siddii nin doqon ah, Ciil waxa uu ka hadley dhibaatada loo geesanayo beesha Soomaaliyeed ee ku nool Norway. Mideeda kale, Ciil wuu ka soo horjeeda gudniinka gabdhaha. Intaan oo haddal ah loomo baahneyn in ay igu qaadato u macneyn qof Somali ah.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sagal

Thursday, October 05, 2000 - 02:18 am
Farxaan dameer, nin kaaga fool xun majiro haddi aad tageertid in Somalida sharaftooda looga dhaco waxyaabo aysan ku dhaqmin. War heedhe miyaad is moodey White. Ha illoobin waxaad tahay nigger ayaga xagooda oo haddana muslim sii ah.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

somaliDAMEER

Thursday, October 05, 2000 - 05:04 am
SOMALI MA SHARF BAY LEEDAHAY, MISE SHARAF BAY TAQAAN. WAR DUGAAGA HA LA CAAYO, WAX LA CAAYO WAY YIHIIN. WXAABA KHALAD AH IN AY NORWAY WADDDANKOODA U OGOLAATO.

MARYOOLEEY SHARFA MA LEH, SHARAFTA ALLA HA KA QAADEE.

SOMALIDAMEER

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WIIL SOMALIYED

Thursday, October 05, 2000 - 05:49 am
WAXAAN HALKAN KA SALAMAYAA RER NORWEN
MIDA ANIGA T2 WAAN DAAWENEEYE GABADHA SOMALIDA
LAYIRAAHDO QADRO 20 JIRKA WAXAAN ORAN LAHAA
NINMANKAAS ISLAAMKA AAD QAYAANTE ILAHAY ISHOODA
HAKASOOBIXIYE MIDA KALE SOMALIDA QAARKOOD WAXAY
ISKDHAADHICIYEN WAX QALAD WAQXAY KUHADLAAYAAN
SIDA CAWEENTA OO KALE WAR HADAAD WAX UQABENEENIN
AFKAADA AMAAN HALAKAHELO MIDA GABADHA SOMALIDA WAXAY MOODAA IN WAX FIICAN EE QABATAY LAAKIIN
MEESHEE KU DANBEENDOONTO WAXAY MAQASHAY WAXAA
LAQAATAA KAAMIRAD QARSOON MUSLIMIINTAAS WAXAY
KAQADAYAAN AYAA ISKA YAR GAALADAAS
MIDA SOMALIDA KUNOOL NORWEN WAXAAN USHEEGEENAA
HADAAN NAHNAY JAALIYADA KUNOOL HOLAND WAXAAN
SI BUUXDA UTAAKEERAENAA WALAHEEN KU NOOL NORWEEN

DAKA QAARKOOD HADAY WAXBA UQABANEEN HAKA JOOJIYAAN CAYDA BIL ASXAAN SOMALIDAMEER HADAAD
ADIGA SHARAF LAHEEN DADKA SOMALIYED SHARAF BAY LEEYIHIIN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Maslax

Thursday, October 05, 2000 - 08:39 am
Wiil Somaliyed,

Waa ku mahadsantahay taageradda aad u fidisay beesha Somalida ee Norway. Damer-ka ceytamaayo wuxuu is moodey ilabax. Ma ogga in berito asiga loo takoori doono oo dadka ariga ah aynan kala sooceynin dadka. Tan kale, marka uu leeyahay Norway in Somalida loo ogolaado ma aheyn ha xasuusta ogolaasho ilaah ayaa haayo. Nimanyahow waxba wax baa ka darran berito kuwaan waxa ay nagu qasbi rabaan in raggu is guursado.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Gabar assal ah

Thursday, October 05, 2000 - 08:44 am
Somali isku sheege, dameer adoon la gumeystay.

Ogow in Somali ay ka sharaf baddan tahey Qadra iyo wixii la mid ah. 5 sanno kadib ayaan ku wareysan sharafta qofkii ku xad gudbey jaaliyadda Somaliyed ee ku nool Norway. Anagu waan ka soo horjeednaa gudniinka gabdhaha laakin gaal qaniis ah qalbigeena u soo bandhigi meyno.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DOOM

Thursday, October 05, 2000 - 08:55 am
Maxaa sharaf leedihiin soomaliyeey? Somali sharaf bay leedahay ku lahaa.

We deserve whatever heppened to us! Naagtaa shegeysaan camera ayey dad k khayaantay lakin it is us, Somalis who kill one another, rape their young women and loot eachother's property. We are doomed and we deserve everything that happens to us.

Look at the forums and you Somalis are eating each other alive.

Khadra thanx for being part of the people who reminded us that we are guests to these western countries.

Call me names but Walaahi we Somalis have no dignity. We destroyed our homeland and we are doing it to each other in everywhere else.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mugadishu-son

Thursday, October 05, 2000 - 10:12 am
Aduunyada waxaa ugu xum dabaal Doom oo kale ah oonan ogeyn dantiisa. War tan Somalia anagu waxba kama qaban karno ileen odayaal coloshood u shaqeystayaal ah aa ku tartamaayo. Laakin arrintan norway waa mid aan la dagaali karno oon ka hor tagi karno ileen xoolo adiga oo kale ayey adeegsanayaan qansiiradaan. Dantaada ma garaneysid.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xoogsade

Thursday, October 05, 2000 - 10:21 am
TV2 is racist!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Shuun

Thursday, October 05, 2000 - 01:45 pm
Gudniinka gabdhaha waa qalad. Laakin marnaba yaanan ummadda muslimka ah meel looga dhicin sharaftooda. Ka hor taga wixii diinteena ku xad gudbaayo.

LA.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Real Xoogsade

Thursday, October 05, 2000 - 02:30 pm
Waryaa hoy magaca ii daa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Real Xoogsade

Thursday, October 05, 2000 - 02:30 pm
Norway ha Dhacdo. Gudniinku ha baaba'o..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WIIL AFRIKAN

Friday, October 06, 2000 - 01:38 am
WAAD MAHADSANTAHAY MASLAX
MIDA WAXAAN USHEEGAYAA JALIYADA KUNOOL NOREWEEN
MA BANABAX KUSAMESIIN GAALADAAS OO SHARAFTA UGU
DHACAY SOMALIDA HADAAN NAHNAY JALIYADA KUNOOL
WASHINTOON WAXAAN USOODIRNAY EMIL DAWLADA NORWEEN
OO AAN KAHADALEENO ARINTA GUDNIINKA WAXAAN KALE
USHEEGAYAA GAASHA SOMALIDA AH OO ISLAAMKA WAX KASHEEGTAY AYADA WAXAY ISMOODAY IN AY WAX FIICAN
SAMEESAY LAAKIIN BAR AAN HADA AHEEN AY GARAN DOONTAA WAA QADRO OO JIRTO 20 WAXAAN KALE IDIN SHEEGAYAA GAALADA LADOODA OO ISKA DHICIYA
AAWAY SOMALIDA JOOGATAY NORWEEN SIIBA SHEEQ MUSTAFA IYO DAKA AYAAQA LUQADOODA MEE LADOODAAN
WAXAAN IDIN SHEEGAYAA WALALYAAL DOLADAHA LAYIRAAHDO ISKADINEEFIYAHA WAA DOWLADA CUSIRIYIIN ANIGA WAXAAN JOOGIJIRAY SEWEDEN 1989
AYAA KASOOTAGAY EE WAXAAN IDIN KU TALINAA KLASOO
TAGAGA YURUBTAAS WALKOMTO USE ANIGOO KU HADLAAYO
JALIYADA MAGACEEDA EE WASHINTON DC
MIDA WAXAAN USHEEGAYAA SOMALIDA WALALHEENA GALAGADHAAFO CAYDA HADII AAN WAX LOOQABANEENIN
MIDA ANIGA RAYIGEEYA WAXAA WAAYE IN GABADHA SOMALIYED IN LASONEEYO LAKIIN MAOHA SIDEE DHAQANKEENI HARAY MIDA DAKA QAAR KOOD WAXAY LEEYIHIIN YAABA LAGUDIN GABDHAHA SOMALIYED
MA WAXAY RABAAN IN SIDA GAALDA EE ISKA KACSATO MARWALBO WAAYO GABDHAHA GAALDA WAA ARGTEEN XILI WALBO WAXAY SAMEENAAYAAN ANIGA DIIN TEENA WAY KADUWANTAHAY DIINTA GAALADA WALALAYAAL WAA IGA DARDAARAN HADAANQALDAMAY IKA RAALI AHAADO

WAXAAN WAXAA IKA KEENAY SIDA AY SOMALIDA UCAANAYSO GAALADAAN WAA IK ISBIIRAD

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

risaaq

Friday, October 06, 2000 - 03:17 am
tv2 aniga uma arko in ey tv2 tahey tv rasic eh
waayo run ahaantii gabdha soomaliyeed ayaa ka hadlikaro arintaa gudniinka eh waayo nimanka meeshaan godka dhiibanayaan ey isla tax san wey galdan yihiin

waryaada gabdha soomaliyeed su ayaa lala dhagmeyaa ee kadaaya xanuunuka soomalyeeee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GEESI

Friday, October 06, 2000 - 03:27 am
QADRO WAXAY SAMEYSAY WALIGAY MA ARAG OO GALADA
AYEY KA XIGSATAY DADKEDI OO WAY UJAJUSTAY

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ABDI

Friday, October 06, 2000 - 03:43 am
Qof yaqaan khadra ma jiraa? I am in love with this chick! any classmates? roommates? old friends of her?

Khadra warkeeda ha la isoo siiyo..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Concern sis

Friday, October 06, 2000 - 04:31 am
Guys

You all concern about this Issue, on TV" Norway!
But I want know, is TV2 said some thing that does not Exist our Culture?
Yes I am telling you now."gudniin" is discussting Habit.. which formed an ignorent Culture, and Have no place in Islam. But do you agree whit me that, many Somalis are happy to Practice this to day?

The reason is we Somalis Confused between Culture and Religion....so that many ppl who are not Educated to Islam (which most of us are) are very happy to Practice and if you tray to Explain to them....they think you have been brain washed by westren society

So, please don,t blame them if the Others find out some of the our dark Culture!...insread put your energy how you can help those ...poor girls and how to educate the Parent.....awhat Islam says about this Isue

peace

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ciise

Friday, October 06, 2000 - 04:56 am
Arrinta ka dhacday norway hada ka hor waxay
ka dhacday Sweden (barnaamijkii "TV2striptease" oo aad soomalida norway loogu caayey oo lagu tilmaamey in ay yihiin dad asalraac ah,jaahiliin ah iwm...)intii xasuusataa ayaa garaneysee TV2 NORWAY &TV2 SWEDHISKA aad ayey isula shaqeeyaan Ujeedada laga leeyahay waxaa tahay
in la wasakheeyo diinta islaamka dhaqanka soomaalida ee ma aha in laga naxayo gabdhaha soomaaliyeed .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xoogsade

Friday, October 06, 2000 - 07:39 am
Wiil-Afrikan,

Waa ku mahadsantahay tageerada aad u fidisay dadka Somalida- Norway. Anigu waan ka soo horjedaa gudniinka gabdhaha. Ujeedada laga leeyahay waxa ay tahay in la wasakheeyo diinta islaamka, dhaqanka Soomaalida iyo midab-takoor. Ma aha in laga naxayo gabdhaha soomaaliyeed. Awalba gaalada meel ay noo soo warto ayey la'ayd.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xoogsade

Friday, October 06, 2000 - 07:44 am
imailkeeda waa kan eeudira i mail kadra@start.no

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xoogsade

Friday, October 06, 2000 - 07:59 am
War Xoogsade cusub maxaa arrintaan ka qabtaa?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xaaji waraabe

Saturday, October 07, 2000 - 01:52 am
Anigu waxaan ku noolahay dalka U.A.E meel gaalo joogtana ma arag laakiin markan Akhristey waxa lagu sameeyey culumida aad baan uga xanaaqay E-mail waan u direy Tv2 aan ugu sheegayo in ka soo hor jeedo sida wararka loo qaado in dadka loo dhuunto oo wax looga duubo qofka isagoon raali ka ahayn wax laga duubo, Arinka gudniinka diinteenu ma ogola waxaana khayr ah in hada dadka badan kiisu joojiyey inta kale ee wali wadaana ilaahay khayrka tusi dooono,,mana aha dumarkii dhibaatadani soo gaadhay in ay ka hadlaan khaladkii ku dhacay ee waa inay caruurtooda dhalan doonta ama ay heystaan ay san ku samayn ee ma aha InGaalada loo sheego iyo umadaha kale .Arinkan Gudniinka Firfoocina somaliya kaliya ma samayso ee waxaa nala sameeya Africa badan keeda iyo Asia iyo dhulka carabta kuwo ka mid ah .markaa su'aashu waxa weeye maxaa inaga hablaheena gidaar walba taagay oo Arintan ay uga hadlaan iyagoon ka ahayn ka hortag hablaheena yar yar ee at ka tahay sharaf ka dhac ay ku samaynayaan Umada soomaaliyeed iyo diinteena Run ahaantiina ay og yihiin in diintu diidan tahay arinkan

nabadey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warsame

Saturday, October 07, 2000 - 06:27 am
Xaaji waraabe

Waa ku mahadsantahay tagerada. Ha laga hortaga gudniinka gabdhaha waa sax. Laakin weligaa gaalo ha aminina.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hargeisa

Saturday, October 07, 2000 - 06:31 am
Gudhniinka hablaha waa qalad.
Balse Somalida ku faraxsan warxuma-tashiilka lagu fidiyey beesha Somalida-norway ha ogadaan in lagu soo socdo. Somali weligeed gaalada wey u naageyaan. Gabadhaas dhawac xun ayey u geysatey dunnida Islamka ah.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sultan

Saturday, October 07, 2000 - 06:36 am
Arintu waxa weeye maxaa hablaheena gidaar walba taagey oo ay uga hadlaan wax qalad ah oo aanan maanta lagu dhaqmin xataa Somalia. Waxaa xagooda ay ka tahay sharaf kaga dhac ay ku samaynayaan ummada somaliyed iyo diinteena. Ha la is difaaco.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sir Ugaas

Saturday, October 07, 2000 - 06:38 am
Waa in hal cod oo aanan shaki ku jirin lagu difaaco sharafta ummadda Somaliyed meel walba ay joogaan.

Virginia.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jamac

Saturday, October 07, 2000 - 06:47 am
Gudniinka gabdhaha maanta waa wax laga tegey. Ha loo sheego dabaliinta TV2. norway Somalida ha laga qabto.

Denmark

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sis

Saturday, October 07, 2000 - 09:24 am
does Somali have any Sharaf? they =Dameer+daayeer+doofaar=? ignorent

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

galgadud

Saturday, October 07, 2000 - 10:24 am
War aawaye raggeennii iyo dummarkeennii soomaliyeed?
waxaan idinkala dardaarmayaa in aad marka wax nala yeelo,ama dhaqankeena wanaagsan la duro aan sida gorilaha xanaaqay u bood boodno,waa in aan muujinnaa si deggan in aan ka caraysannahay arrintaas, annaga oo mar kasta iska hor marinayna kuwa aqoonta iyo caqliga wanaagsan adeegsada markasta, haddii kuwaas wax ka dhaadhicin waayaan cadawga waa in aan markaas adeegsannaa kuwa dallaayadaha ku booda,kuwa sida goodka wax u qaniina,iyo kuwa sida duufaanta wax u burburiya.hadaba norweey haloo diro walaalaha soomaaliyeed ee reer norwey ee aqoonta leh, lagana dhaadhiciyaa gefka ay geesteen iyo dhaawaca ay u geeysatay qowmiyaddan.lana weeydiistaa raalli-gelin(appology).haddii ay ka labalabeeyaan ama na quursadaan, hal jid ayaa noo furan in raggii aa n kor ku soo xusay laga adeejiyo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AnonY

Saturday, October 07, 2000 - 10:32 am
Halkaan, ka akhriso, arimaha gudniinka iyo xukuumadda Norwey waxa ey ka qabto, waana jornaalka ugu weyn ee dalka Norwey , wixii ku qornaa oo english ah.
Nabadeey
http://www.aftenposten.no/english/local/d166428.htm

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AnonY

Saturday, October 07, 2000 - 10:35 am
Halkaan kala soco , xaaladda meeshay mareeyso.

http://www.aftenposten.no/english/local/d166428.htm

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mareer guur

Saturday, October 07, 2000 - 10:47 am
ma laysweeydiiyey waxa walaashen deeqa ku qasbay in ay noqoto gabadhii soomaaliyeed ee ugu horreeysey ee cirbad mariid(sunta) leh ku durtay dhaqankii iyo asalkeedii hooyo?.
anigu gabadhaas waan aqaannaa shaqsiyan, waxay hadda ka hor ii sheegtay in wiilka ay saaxiibkA la tahay ee reer Norway oo ku magac dheer(gaal baaro cadde) uu gabadhaas ka tagey nacayna, ka dib markii ay u suurtoobi weeydey in uu xarkahan jinni furo si uu haanta waxa ku jira ugu astareexo. haddaba arrintan qadra waa wax caynkaas ah , ee isma aysan dhahaynin dadkaaga iyo dhaqankaaga aafeey. haddaba waxaa ceebta ugu weeyn ku dhacday TV2. oo ka sheekeeyey gabadhaas (gudaheeda)waayo reer yurub waxaasi ceeb lama aha oo walashood iyo hooyadood ayey la seexdaan sida doofaarka waxayna ugu yeeraan (the democracy is the only way of no limmit sex)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sis

Saturday, October 07, 2000 - 11:24 am
Waar Xaarka iska duwa.......Doqomoyahow intaad inanta yare Runta sheegtay Cunaysaan....hadii Gudniinku Ceeb idinla yahay Horaa uga Hadli lahaydeene.....Inay gabdhuhu Iddin Huursanadaan ..Baa rabteen...idinkuna sida Dhidarka Dhuuqdaan........Car isu Fiirsad........hadaa sidaa uga Xuntihiin in Ceebtiina La ogaado.....Maxaa gudniinku sharaf Idiinla Yahay...waxaan hubaa Hadii layidhaa keeba raba inuu.Guursado Gabadh aan Gudnayn.gidigiin waa diidilahaydeen............Markaa qirta ..Jaahilnimadiina.......iyo inaad Islaamka.dhaqanka Ka horaysiisaan...u all Mooraanes

Car U fiirsad Jaahiliinyahay.....Sheekhyadaa leedihiin Gabadhbaa Ceebaysay........hadii Markii Hore ay gaalada iska Dhiseen..oy iska dhigeen dad wax fahmaaya.ooy dhaheen.Gudniinka waan Ka soo Horjeednaa.....maxay ugu adkaysanwaayeen Hadalkooda........maxay markey Gabadh yar oo soomaliyad ah .waydiisay waxay gudniinka ka Qabaan...maxay intay Ilaahay Ka baqaan oo Diinta ay Magaceeda haystaan Ciseeyan....may kula Taliya Gabadha sia Ilaahay ka Raalida yahay.......Culimada Muslimiinta ahi.ma Ilaahay bay ka Baqayeen mise Gaalada.....qurunka leh.ee Xamanaysa............Haday Ilaahay Ka baqayeen.....waa inay intay isla yaabaan Qaladkooda Qirtaan.......Haday Gaalada wajiyada Kala Duwan Ay Tusayaan ay ka Baqaana.....let them Burn in Hell!
Peace

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ciilan.

Saturday, October 07, 2000 - 12:11 pm
Waxaa la sheegayo iyo wax ka xunba inagaa isbadnay.Xalku waa sharafteena aan lasoo noqono.Soomaali ha heshiiso.Dawladeenaa haba xumaato xataa aan dhisano.Aan taageerno.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sir Ugaas

Saturday, October 07, 2000 - 01:52 pm
Dee yaa doonayo in gabdhaheena la guddo? Qofna.
War xoolaha meeshan ku oranayo aniga ayaan aqaan qadra, war dabaal siddee ku oraneysaa wax xun ma aysan damac saneyn? Waryaa haddiiba ay gaal baajo leh la saxiibtey qiima ma laha. Gabdhaha Sis iwm isku magacaabey ha ogadaan in cawradooda la fatashi doono. Laari.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jimale

Saturday, October 07, 2000 - 01:55 pm
Gudniinka sharaf ma aha. Kuwa ku caynayo Somalia qasarada soo gaartey ha ogadaan waddan aanan dhibtoonin dunida majiryo. Ee waxba ha iska dhigina dad aadan weligiin noqonaynin. Difaaca sharafta ummada Somaliyeed meel walba ay joogan, lana soco in weligiin aad adoon ka tihiin Europe & N.America.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cartan

Sunday, October 08, 2000 - 11:09 am
to sis

gabar lagudo illahow kaa magan anigu waxaan qaba in eey wax foolxun tahay cadadaasi oo meel looga dhacay xaqa gabar kasto oo somali ah oo arintaas loo geeysto.

laakin, war dhaqan baan leenahay, haduu xunyahay ha la sheego . aniga ma ku faraxsani in aan ceytanto sis. haddad dhibkaas soo martay waa kula qaban gabdho badan oo somali ah laakin ha u gefin wiilisha. ani maxaa iga rabata sis, gabar aan dhalay ma la gudaaaaayo, never ever. duqda waa fura hadey waxaas ii keento. lol.

hadana mid aan gudneyn lee raadinooya ee ma ii heysa adiga sis? ileyn waxaa tiri nin raab ma la idinku oga e. ila soo socodsi he.

salamu calaykum

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Subax

Sunday, October 08, 2000 - 12:27 pm
Somaliyey ka hor taga cunsurinimmad norway lagu hayo walaalaheen

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, October 08, 2000 - 12:30 pm
Waa wax sharafta Somaalida lagu baa-bi'inayo yaadan u arkin si kale. Anigu gudniinka waa ka soo horjeedaa oo caruurteyda 2 gabdhood lama gudaayo. Laakin waxa norway ku kacdey waa fool xumo cadaan ah.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

habeen

Sunday, October 08, 2000 - 12:33 pm
Cartan,

Thank you walaal. Sis haddal ma taqaan waa nin oo haddii kale ma aysan caytanteen.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xoogsade

Sunday, October 08, 2000 - 12:34 pm
Ka hor taga gudniinka. Laakin sharafta ummada ha la dhowro.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xamari

Sunday, October 08, 2000 - 12:36 pm
Hee gabar aan gudneyn unukaa naqaano, wax-ka mac ma jiraan. Aniga magaceyga lee ku celihee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GARAS

Monday, October 09, 2000 - 12:58 am
TO XAMARI


WAR XAYAWANYAHOW WAXA LAGUYIRI HA LA ILALIYO
SHARAFTA UMADA SOMALIYED EE WAXAD KA HADLEYID
LAGAMA HADLOYO SIFICAN U AQRI ANIMALE!!!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WIIL SOMALIYED

Monday, October 09, 2000 - 04:11 am
SOMALIDA WAA DABAALO WIXII LAHADLAAYO MA AHEE
WAX KALE AYEE KAHADLAAYAAN WAA WAXAY DAWLADA
LA DHISMEWEESAY WAA DADKAAN MIIRAN WAR DADYAHOW
ARINTA WAXAA LAKAHADLAAYA SOMALIDA KUNOOL
NORWEEN WAXAA CEEBAYSAY GABAR SOMALIYED WAA
MAGAC RAADIS AH WAAYO WAXAAS DHAN WAXAA KADARAN
NIN MANKA WADAADA SIDE AY UCEEBAYSAY IYO DIINTA
ISLAAMKA SIDEE WAX UKAQABANAA AY TAAKAN TAHAY
EE MAHEE GUDIINKA WAX SAX IYO WAA QALAD SHEEKADA
MATAAGANO GUDIINKA QOFKII GUDANAAYO GABARTIISA
ASAGEE UFIICANTAHAY HADII KALE GAALADEE AYEE KARACESAA SIDA QADRO OO KAE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Durriyatul

Monday, October 09, 2000 - 08:55 am
Innagu haddaan durriyadda nahay(Isxaq) geela xitaa waannu gudnaa, ee soomaali koonfureey dee tiinaas uun ka hadla, innaga na daaya somali-land iyo somali koonfur ayaannu kala nahay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xoogsade

Tuesday, October 10, 2000 - 12:34 pm
Walee reer wakhooyi dibiyadda ayaad ku caqli tihiin. Ma gaalada ayaa kuu taqaan isxuq

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Shuluq

Tuesday, October 10, 2000 - 12:36 pm
Arrintaan waxaa si xun loogu fasirtey in Soomaalida ku nool Norway ay xunyihiin, haddaba ha laga hortago.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sagal

Tuesday, October 10, 2000 - 12:46 pm
Durriyatul,

Dabaal yaa internet-ka ku barey, jaahilyahow sidaan u hadlaaya? Arrintu islam ayey quseysaa. Oo culumo aan Somali aheyn ayaa lagu xad-gudbey, sharaftoodana meel looga dhacay. Xayawaan, orod oo ku naqo geela aad leedahay waa gudnaa. Sawir.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cusman

Tuesday, October 10, 2000 - 01:25 pm
Wey edeb darantahay dawladda norway.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

KAAFI

Tuesday, October 10, 2000 - 05:07 pm
Salam Aleikmu all,

1st waxaa mahad leh alahii ISLAM naga dhigay naguna hanuuniyay, 2nd Iam proud to call my self shaqsi somaliyeed. waxaan dhihi lahaaba waxaa i tiri walashay "concern sis" gudniinku saan ognahayba waa wax aan ISLAMIC ahayn oo fircaaniya ah, inksatoo dadka badankood is ka dayeen hadana still dada yar aa wali ku dhaqma. waxaa norway ka dhavayna waa wax lagu caaynayo ISLAMKA ee maha qaas ahan loola jeedo somalida. hade hadii aad tahay qof ka damqanayo ISLAMKA caydiisa uu kacoo oo orod afkaaga iyo adimahaga ku difaac, hadii aad leedihin Somali baan u dagalamayaana, hade waligey diinta ISLAMKA ku ma arag meel dhaheyso "hadii aad somalinimo u dagalanto janaa lagu galaa", lakiin waxa jirta hadii aad ku dhimato adoo xaqa iyo dinta ilahay difacayo ku dhimato in aad jano muteesatay ISHA ALAH.

Maskiintaas SOMALIYEED ee haweenka ee camerada kasoo dubbtay culumada, iska cafiya oo yaan la ceyn ama la nacladin, coz ILAAH waxuu jecelyahay ku wa wax cafiya.

Salam all.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Somaliland

Wednesday, October 11, 2000 - 06:18 am
Ummada Somaliyed waa in ay dhowrto sharafta diinta Islamka.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hello

Wednesday, October 11, 2000 - 06:22 am
Gudhniinka hgabdhaha waa qalad. laakinse islamka ha lagu dadaalo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xoogsade

Wednesday, October 11, 2000 - 12:53 pm
Somalia ha nolaato. Difaaca diintiina. Ka dacwooda xad-gudubka.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

saciid

Wednesday, October 11, 2000 - 12:54 pm
Gudhniinka hablaha waa qalad. Haddase ma aha in culummada la siro oo sharaftooda lagu cayaaro.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sahan

Wednesday, October 11, 2000 - 02:14 pm
TO: Dadka Dooddan soo bandhigay

Waar dhegaysta, horta marka hore anigu waxan taageero la bar-bar taaganahau walaalahayga reer NORWAY. Cadho daraadeed ayaanan E-maila ugu diray TV2 Norway. Hase yeeshee ilaa imika nooma aydin sooqorin waxa la qoray.
Fadlan bal soo qora, oo soo bal-balladhiya waxa TV-2 dadkeenna ka sheegeen.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jimale

Thursday, October 12, 2000 - 02:22 pm
Walaal Sahan si fiican ayaan uga haddal nay wixii ka dhacay norway. Haddii aan kuu soo gaabiyo:
1. Qadra waxey kamera Qarsoon ula tatgtey 4 imaam oo 3 Gambia ah midna Somali. Waxa ay afka u gelisay haddii ay tagersan yihiin gudniinka gabdhaha. Kuligood waxa ay kula taliyeen in ay walidkeed caasi ku noqon oo ay taladooda raacdo. Laakin arrinta waxaa loo bedelay in Somalida norway oo dhan in ay ku dhaqanto. Taasi waa been ileen maanta waa wax aad u yar kuwa guddo gabdho oo taasi waxaa u geysatey jaahilnimmo. Tan ugu xun ee jaaliyada somalia ee norway soo gaartey waa iyada oo loo fasirey in gudniinka aad loo fuliyo oo gabdhaheena aan ku cayaarno. Tan kale, arrinta waxa ay isu beddeshay diin oo islamka ayaa si dadban loola dirirayaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Montreal-sun

Thursday, October 12, 2000 - 02:37 pm
Gudniinka waa qalad. balse waxaa idin dhahay GO! Somalia GO!!!!

Montreal-sun

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abwaan

Friday, October 13, 2000 - 01:25 pm
Waa qalad gudniinka. Hase ahaatee waa in aanan la sirin cullumadda.


NY.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, October 14, 2000 - 04:29 am
walaalayaal bari aan hargeysa iyo xamar isu maray waxaan ku soo arkay laba wax oo kala duwan.
Qudbadaha ka socday masaajidada dadku say diinta u baranaayaan haweenkoo wada asturan iyo
caruurtoo diinta sida loo baraayo aad ka yaabaysid aan ugu tagay hargaysa.
Run ahaantii hargaysaa diinta saan loo heystaa isma leheyn. xamarna inkastoo dad badan oo
diinta u soo noqday aan ugu tagay waxaa hadana iga yaabisay filimadii xumxumaa oo shaneemooyinka
caadi loogu fiirsanaayo aan u tagay.
Markaa idinkoo raali ah waxaan idinku waaninaa inaydaan diinta islaamka ah meel uga dhicin
oo dad islaam ah gaalo ku sheegin sababtoo as idinka lee aakhiradiina ku luminaaya.
Haddii siyaasada aan la isku raacsanayn ma aha in diinta islaamka iyo dadka islaamka ah meel
lagaga dhaco.

sidaa iyo nabadgelyo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xoogsade

Saturday, October 14, 2000 - 04:31 am
Afkaaga caana lagu qabay. Keliya waxaan kuu sheegi lahaa in dadka meeshan wax ku qoraa wanaagga dhega u lahayn. Bal eeg doodaha buuxa ee ay ka qayb qaadanayaan..waa qabiil iyo qurun uun.

X. the non-real one.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

koofidhuub

Saturday, October 14, 2000 - 08:49 am
koofi-dhuub dagaalka diyaar ayeey u tahay haddii norwey la afuufayo.. nacas hoos u fooraraahi nagama dhasho ee ragga aan iska dhicinno..
horta annaga soomaaliyeey aan jacayl iyo isku kalsooni shaqsi muujinno....anigu hal cadow ayaan necbahay( ethiopian ass lickers.kuwaas cadawga noo jebiyey hala soo qabqabto ee hala bireeyo..
somaliya ha noolaato.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.