site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

SABABTA LOO MAGACAABI LA'YAHAY PRIME MINISTERKU MAXAY TAHAY

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before October 29, 2000 #2): SABABTA LOO MAGACAABI LA'YAHAY PRIME MINISTERKU MAXAY TAHAY
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MR.BEESAANI

Wednesday, October 04, 2000 - 05:57 pm
walaayaal,

waxaa layaab leh in dawladii ay in ku dhow labo bilood ay dhisan tahay oo la sugayo in la dhiso dawlad howgasha. hadaba dad badan baa Ali galayr u ololaynaya noqoshada PM qarrna Mr Kaluun iyo Baabuu isku soo wada duuboo maxay tahay sababta aysan ila iyo hada magacaabidaasi aysan u soo bixin?

please don't just say something uncivilized just be a constructive.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

elmi

Wednesday, October 04, 2000 - 06:26 pm
mr.beesaani sababta wey cadahay dowlad jirto ma leh, mar alaale markuu xamar ka soo dagey cabdi qasim ayuu sharciga wadanka jabiyey markuu general galaal magacaabey, ee somaliyeey hurda ha laga tooso.....meesha waxba ma jiraan ee yaan been isku sheegin...........prime minister-ku xaguu sexan ileen xamarna suudi yalaxow ayaa joogo. waxaad aqrisaan maqaalada new york times lagu qoray uu qoray "robert oakley".......safiirkii hore ee mareekanka ee somaliya......cabdiqasin xamar wuxuu tagaa kaliya meesha ceyr joogo meelaha kale waa ka xaaraan.... dowladase xaguu dajin haduu xamar keenu.....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wardhiiglay

Wednesday, October 04, 2000 - 10:52 pm
ku ciday khusayso
aduunyada ninkii noolow maxaa aragti kuu laaban dawlada aad sheegaysaa miyaanay ahayn tan cartaba soo dhaafi wayday ee hadana qasku kabilaabmay wiigii ugu danbeeyay ee laysku haysto anaa wasiira iyo anaa ah
waar runta aan isku sheegnee tani socon maysee meel kale aan kadayano waxa loo magacaabi waayayna waxa ay tahay reer waqooyi oo 10sano kahor tashaday oo dawlad iyo maamul samaystay ayay rajo kadoonayaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Waraabe

Thursday, October 05, 2000 - 11:28 am
Wax dowlad la yidhaa ma jirto kuwa is leh dowlad baa u dhalatey somalia waa qolyo hurda waxa loo magacaabi waayeyna wasiirka waa cabsi bur bur ku socota madax weynaha ku sheega

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.