site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Maxaad ka qabtaan baasa boorka cusub ee S/LAND

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before October 29, 2000 #2): Maxaad ka qabtaan baasa boorka cusub ee S/LAND
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

garyaqaan

Wednesday, October 04, 2000 - 11:25 pm
adigoo lakaashanaya caqligaaga maxaad kaqabtaa baasaboorka cusub ee s/land,si wacan oo aan cay iyo aflagaado kujirin uga hadal figradan
waanad mahadsan tihiin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, October 05, 2000 - 12:25 am
Leyskuma aamini karo waayo Cigaalba labo baasaboor ayuu sitaa hadii kan cusub loo diido wuxuu rabaa inuu kii hore lasoo boxo.

Horta yaa aqoonsan baasaboorka Somaliland!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jaamac

Thursday, October 05, 2000 - 12:41 am
Marka hore waxaa is weydiin leh so call somaliland
miyaa la aqoonsaday waa maya , marka sidee wadan aan dunida laga aqoonsan ay u lahaan karaan baasaboor,, qof kasta ayaa inay madbacad ama meelaha wax lagu daabaco tagto ayey sameeysan kartaa waxay doonayso ha ahaato buug ha ahaato warqad ay ku magaacabato baasaboor..

waa suaaaal? halkee lagu tagi karaa baasaboor kaas
dadka soomaliyeed waxay ugu safraan baasaboorada ugu badnaan wadamda imaaraadka carabta sacuudiga yemen wadanka kenya,, dhaamtood mid aqoonsaday ma jirto so call somaliland,,
aniga waxaan deganahay dubai maalin kasta ayaan la kulmaa dad ka yimid waqooyiga somalia oo ah qabiilka isaaqa kana soo dhoofay magaalooyinka berbera hargeysa, dhamaan inta aan arkay waxay sitaan baasaboorkii somaliya ee cagaarnaa,,
immagareeshinka wadanka imaaraadka carabta si toos ah ayuu ugu celin waqooyiga somaliya qofkii uu ku arko baasaboorkan cusub ee mr cigaal,.
marka dadk masaakiinta ahee ka yimaada hargeysa way la socdaan mana doonayaan inay lacagtii tikidhka ay ku soo goosteen ka soo qasaarto ama lagu qabsado airaboorka wadanka,,,..


wadan inta usan baasaboor sameysan waxaa ka horeeysa aqoonsi waayo baasaborka ma ahan wax wadanka gudihiisa lagu isticmaalo waa shay loo adeegsado wadanka dibadiisa ama lagu safro


bye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Rashiid

Thursday, October 05, 2000 - 03:46 am
Salaan,

Waxan aad ula yaabay umadan somaliland uun hadal haysa.Somaliland waa niman tashaday , oo goostay ictiraaf iyo ictiraaf la'aanba, waa history wax dib u soo laabanaya ayaa iska yar.

Somaliweyn inteeda kale waxan rajaynaya inay ayaguna meel ay ka soo jeestaan. Nimanka Dhulos waxan odhan lahaa ku waantoobi oo tubci nabada meesha waa lays yaqaan. oo Caynaba ayaaba daliil u ah..90 sanadood iyo Dawldii Afweyne Dhulos waxay siisaba Caynba ka quuste. Hadana habeen iyo maalin meel cidle ah ayuun maac iyo baac ka hayaan.

Arinta Passportka wax weyn oo sidaas ah ma aha, bari ayaa meela lagu tagi doonaa. US Somali Embasdor Robret Okaly, waad akhriseen articule ku ka soo qoray somliland. Waa dal datuur iyo nidaam le. ayaa laga hayaa Ina Cigaalna bari haduu ka tago waxba is badli maayaan, oo SNM ayuun baa la wareego donta, oo haba yaraatee naxariis u hayn faqashh iyo huush. Waxan hubaa maalintay SNM meehsa qabsato in aan Dhulos iyo Warsangali iyo Huush dambe la maqlayen. wali lasyma gaadhin ciyaarto waa galin dambe.

nabadeey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Reer-Xamar

Sunday, October 08, 2000 - 04:59 am
Salaam.
Aad iyo aad ayaan ugu farax sanahay in ay Somaliland meel uga soo wada jeesto aayaheeda. Passport wax weyn ma’ha, laakiin waa talaabo horumar leh. Brother Congradulation hadii aan ahay reer koonfur. Sidaad ula socotaan koonfur Passport iska dhaafee dowladba ma laha oo hadaan xoogaa rajo lee nahay.
Balse hadii aan doonaayo in aan tago Hargeysa, ma waxaad iga dooneysaan in aan idiin soo qaatoVisa. Sidoo kale ma waxaad u soo qaadaneysaan Visa markii aad imaaneysaan Afican-Village neighborhood-kii Xamar.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ISMAAILL

Monday, October 09, 2000 - 01:08 am
KU SOCOTO MIDKAN ISKU magacaabay reer xamar waxaa kuu wanaagsaneeyd inaad magacaga saxa ah ee reer wwaqooyi la baxado...

marka hore wadan aan dunida laga aqoonsan sidee ayuu baasaboor u sameysan karaa waa wax aan maxquuul aheyn..

marka hore raadsada aqoonsi, markaa ka dib ka hadla baasaboor,,..

hadii aad madbacada suuqa madoow ee ku yaala maleysia iyo india aad ku sameeysataan waraaqado yar yar ee aad ku magacaawdaan baasabooor, waxaad been u sheegteen oo kaliya waa idinka dhexdiina,
qof kale oo aad qayaamaysaan ma jirto oo aadan idinka ka ahayn,-..'

wadamda imaaraadka carabta kuwait qatar sacuudiga,
kenya dhamaan saaxiibada dadka somaliyeed waxay aqoonsan yihiiin united somalia, iyo baasaboorka cagaaran ee calanka buluuga ah uu ku sawiran yahay,
mana doonayaan baasaboor ku sheeg ay koox sameeysatay ,..

dawlda cusub ee dr cabdulkqaasim iyo raiisal wasaare cali qaliif galayr waxay soo saarayaan baasaboor cusub kaasoo lagu qaybin doonop saafaradaheena wadamdan carabaha iyo afrika eee hada shaqada bilaaway,, anigu waxaan deganahy kuweit, paasaboor been abuur ah ee so call somaliland kumaa ku imaan kara wadamadan qaliiijka waa qofna:::::

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

REALLY REER XAMAR

Monday, October 09, 2000 - 02:21 am
TO REER XAMAR


WANKU OGNAHAY IN ADAN AHAYN REER XAMAR OO IN AAD TAHAY QALDAN. HORTA HORE PASSPORT WAXA KAHOREYA
DOWLAD.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mOwLiD-mAcAaNe

Monday, October 09, 2000 - 08:53 pm
Anoo halkan socoto ku ah baan maqlay S-land and the new passport, odayaal ama ha la aqoonsado ama yaan la aqoonsan waa arin aniga ii taala, ka baxay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Monday, October 09, 2000 - 11:25 pm
baasaboorka cusub oo waqooyiga laga sameeynayo,
waxaan u arkaa inuu yahay mid lagu dhacaayo shacbiga waqooyi oo waxay la mid tahay lacagti horay loo sameeyay maantana shacbigu meel u la'yahay, doowlada waqooyiga isku sheegtay way ogtahay in waqtigeeda soo gaba gaboobay sidaas darteed shacbiga masaakiinta ah in lagu dhaco oo olaga fara qabsado inta aanan koonfurta la soo raacin ayaa lagu heshiiyay, ee bb wax uu u tarayo ama magac dheeraad ah oo uu siinaayo reer waqooyi ma jiro,waxa ay u baahan yihiin waa aqoonsi doowladeed taasina lama haayo.

nabad iyo caano

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdulah

Tuesday, October 10, 2000 - 02:14 am
marka hore lacag waa la sameysan karaa wax micno leh maahan waayo lacagta waxaa lagu isticmaalayaa,
wadanka gudihiisa laakiin baasaboor waxa loo isticmaalaa in lagu safro, maahan baasaboorka shey lagu isticmaalo wadanka gudihiisa, marka wadan aan dunida cid aqoonsatay aysan jirin, kumaa ogolaan, warqad ay soo daabacatay, waa qofna,..

dhamaan dadka ka yimaada hargeysa ama isaaaqa ah ee yimaada wadanmadan carabaha ee aniga aan joogo dhamaantood waxay wataan baasaboorkii xalaasha ahaa ee soomaliyeed uu midabkliisu ahaa cagaarka calanka buluuga ah uu ku dulsawirnaa,, xitaaa mr cigaaal isaga ayuu ku safraa...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

walaweyn

Thursday, October 12, 2000 - 07:59 am
somaliland wax la yiraahdo majiraan waa gobol gobollada somalia ka mid sidaas ayaana adduunyadu wada ogtahay marka la aqoonsado kadib baasaboor ha sameystaan. haantase waxaa la cushaa markaad heysid caano aad ku shubtid.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

REAL_SOMAL

Friday, October 13, 2000 - 07:16 am
BAASABOORKU WUXUU LA MIDYAHAY SOMALILAND BAAN AHAYDII ADUUNKU INTUU SAA UWADA FIIRIYEY KU QOSLAY.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

REAL S\LAND

Sunday, October 15, 2000 - 11:34 am
TO:REAL"SOMAALI;horta inaankuujawaabo mey aheyn waayo maskaxda digaaga ayaad sidataa.aduunkaa kuqosleybaad tidhi warkaa xageed kakeentey beenaalayaw beenaaluhudhaley ee meelbeenbadan lagusookoriyey waxaas ookale mardanbe hakusooqorin meeshan oodadbadn oo caqlilihi ay akhristaan saaqid walaweeyn.......baasaaboorkayagana wax adiga lagu weeydiisanaayo maaha no (any more)waxaan sameystey basaboorkayga oo cidkasta oo udhalata s\land cadeyna haysata dambina kagalin qaranka waalasiinayaa xamarna umadoonanayaan ,anigeygan kulahadlayaana waan dalbadey ,Kanax oo nafta waa horumarka S\land.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

soomaali

Sunday, October 15, 2000 - 11:39 pm
ku socoto real somland ama qaldaan!!

marka hore ma waxaan ku oran lahaa hurdada ka toos,, maabka aduunka miyaad ku aragtay wadan lagu magaaco somaliland waa maya,, warqadan cusub ee aad ku magaacday baasaboor,, halkeed ugu safreysaa, bal inoo sheeg, wxaad kaga safri kartaa berbera to hargeysa to burco, xitaa waa ka mamnuuuc qayb ka mid ah magaalada burco iska daa warkeeda dunida kale

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

REAL S\LANDER

Monday, October 16, 2000 - 06:21 am
ku;somaali Ama QADHMUUN;;marka hore taadleedahay maabka aduunka maykutaalaa taasi waxmacnabadan leh maaha laakiin sidaad ogteyba waxajirtey xad iyo maab udhaxeeyey somaliland iyo somalia dibna ugunoqo laybareeriga markaa isoojawaab ,taasaana maanta aanu lataaganey inuu maabkii hore hirgalaya,takale eed lee day baasaboorka ,malaa jaahilbaad tahaye macnihiisa soobaro,waayo waxaad tidhi hargeisa iyo barbara iyo badh burcakamid ah,,xageed aduunka ku aragtey wadan gudihiisa baasaaboorkiisa lagu kalsocda ????taad burco leeday badhbaan lagu isticmaali wax dacaayadeebaad isleeday laakiin taasi waa mid raqqi ah ,S\Land wey idn deeysay ama caytama ama ooya,wacad alana waxaan ku dhaartey cidii soofara galisa arimaheeda ugaarka ah inaan olaliyo sidaan AABAHAA AFWEYNE U OLOLINEY>>

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.