site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Dood hufan oo ka caaggan wax walba oo xun

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before October 29, 2000 #2): Dood hufan oo ka caaggan wax walba oo xun
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Somali

Thursday, October 05, 2000 - 05:58 am
Assalaamu Calaykum Dhammaan.

Waxaan jeclaan lahaa in boggani noqdo meel lagaga doodo Dowladda lagu dhisay Jabuuti..iyo sida ay uga socon karto Soomaaliya gaar ahaan Somaliland iyo Puntland. Fadlan Allaah ka baqa oo cayda iyo cay-qabiileedkaka naga ilaaliya. Miyeyan jiri karin dood hufan oon la isku xagxagan??

Qofna yuusan dhibsan inaan Somaliland ku soo daray Somalia..waayo mabda'ayga ayuun baan ka hadlay!

Mar kale ha la kala saaro fikradda iyo shaksiyadda qofka.

Aad baad u mahadsan tihiin

Walaalkiin Soomaaliyeed.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.