site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

AMXAARADA!!!!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before October 29, 2000 #2): AMXAARADA!!!!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SADIIQ

Thursday, October 05, 2000 - 11:16 am
soomaliyeey dhiigaa i dhaqaaqay illina waa iga imaatay markaan hadda akhriyey qoraalka somalinet bogeeda hore kuyaal ee ka hadlaya sida xabashidu noo maamusho anaguna war u ugeyn.

Dhibatada na heysata waa amxaaro. bal fiiriya inta mar ay xuduudka soo galeena ma ay jabhado somali isku direen. hada ina caydiid ayaantii hore wuu iska aamusnaa lakin labadan bari wuxuu la qaylinayaa waa asoo balan ka helay amxaarta.

soomaliyeey wa ainaan ku jihaadno cadowgeena koowaad intaan meshan isku jiijiidaneyno anaa reer hebela iyo reer hebel waa dad xun.

Waa in gloves-ka gacmaha lagala boxo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dagaal Ooge

Thursday, October 05, 2000 - 11:38 am
we dont want to become the slaves of poorest countery on the planet(Ethiopia). look what they are doing to our country, what? Arming new frontiers of somali?if this report is true Ethopia is our only enemy in the future and they gonna pay the prise.if they enjoy the ugly death of our children, we are going to plame the millen sahnaws government and they will take the responseplity of any dammage done to somalian people wether in Ethiopia or inside of somalia.we are telling Ethopia dont mess with the tail of a Lion. you know if the day comes you will run like gizzela.my Somali cauntrymen,regardless if you are from ups or downs from south or north East or West Somalia,in a matter of short time we will sing the wellknown brave song wich sings(SOOMAALIYEEY TOOSOO TOOSOO ISKU TIIRSADA EEY HADBA KIINNA TAAG DARANEEY TAAGEERA WELIGIINEEEEEEEEY.)somalia will move the earth to deffend its land and people.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MULKIA

Thursday, October 05, 2000 - 12:00 pm
Dear brothers and sisters:
After reading this report and following some of the links, I started to question about our intelligence. How on earth could this happen? We are our heroes? Don't we have national interests? What were our fathers doing when Somalia became totally part of Ethiopia?

I think Somalinet blew the first whistle on Ethopians and it is up to us to come up with a solution, otherwise our beloved Somalia will always be hostage for the Ethopians.

We can we go from here?

I am really disappointed with Somali men. They are the ones who let this happen. All you know is about tribe.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MIKE

Thursday, October 05, 2000 - 02:45 pm
SOMALIS SUCK AND THEY NEED TO BE ENSLAVED.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sleeping-lion

Thursday, October 05, 2000 - 02:49 pm
While I slept, a cows and goats were in my garden destroying my mango trees and eating my apples and bananas, Booooo! Boooooo! Heeeeeee!!!.
I am awake now and really hungry, it seems the cows from Addis-ababa invaded my beloved garden. it is time for me to get them and swallow them alive. it really seems that they forgot the lesson I taught them in 1977.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WADANI

Thursday, October 05, 2000 - 05:57 pm
going back to the history amxaaro has been our number one enemy, it was their long standing dream to take all somalia and make us their own slaves, they helped the white men to occupy somalia and divide it into five parts. Ethiopia worked hard tirelessly to keep somalis without a goverment, they invaded somalia several times they killed thousands and destroyed more towns, they raped hundreds of our beautiful girls and abducted a number of young males for imprisonments.
after when ethiopia lost last war to get back assab port against eritrea, Ethiopian leaders has said "Ethiopia's rights to access to international waters are not negotiable".
I think we are good enough to understand Ethiopia's shameless proposals. We all know Ethiopia has been using barbara port for free. Now Ethiopia is ready to use force again to stop us having a goverment so that they can use our ports freely.
Brothers and sisters, The time has came to reunite and stand up for our rights to protect our homeland from our true enemy (amxaaro).

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

XIDDIGLE

Thursday, October 05, 2000 - 06:29 pm
Somalis, shame on us! Can we put our differences a side for just a week and talk about the magnitude of Ethiopia's aggression against us. History is documents and we have all the facts about what they've done to us.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jaajuumow

Friday, October 06, 2000 - 04:33 am
saxiiboow aniga waxaa filaa axmaarada inay halkoo maalin oo usoojeesto lee kuxiran tahay, cuz axmaaro waa ogtahay sidii oo 1977ki oo u kalacayriyey waliba waqtigaa waxaa uhiilinaayey kuubo iyo ruush labadiina hada tabar ma'hayaan, sidaa darteed sidaan rabo aanka yeelaa dhawaan hadii oo buuqa joojin waayaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ahmed1

Friday, October 06, 2000 - 05:41 am
Amxaaradu waa cadowgeena doodi kama taagna taas. Waxaa kasii daran markii dad sheeganaaya Soomaali ay guryahaada dhacaan, xoolahaada bililiqeystaan, gabdhahaada kufsadaan, dadkaadana laayaan. Bal uffirso arinta ka dhacday beydhaba oo loo bixiyay magaaladii dhimashada, yaa dadka ku laayay Amxaaro mise kuwo soomaali sheeganaaya???!!!! dabcan wuxuu ahaa Jan. Ceydiid oo ka dhashay Habargidir iyo wiilkiisa damiinka ah oo xitaa koleejka ku baasi waayay. Dadkaasi dhibaatada ay noo geysteen ma aha mid la qiyaasi karo Soomaalina ay nagu fiirsatay!!!!!. Danta ayaa nagu qasabtay inaan adeegsano cid walba oo gacan nagu siineyso inaan iska qaadno heeryada ay na saareen.

Maanta dhulkeena waa xureynay-kama xureynin Amxaaro ama cadow kale laakiin waxaan ka xureynay kuwo nala sheegta Soomaali oo cadowgeena ah. Dib dambe u dhici meyso inay dhibaatadaasoo kale na gaarsiiyaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ka Tali Mustaqbal

Friday, October 06, 2000 - 05:46 am
Waxaa qof walba oo soomaali ah kula talin lahaa in Taariikhda geeska afrikada bari si fiican u diraaseeyo khaasatah isagoo taxadir xoogleh siinaya wadamada xuduudaha la leh soomaaliya.
Taariikhdan aad ayey isku bedbedashay khaasatan tobankii sano ii oo ay soomaalidu huruday sidii uu/ay u sheegay/sheegtay Sleeping Lion. Waxaad moodaa dadka badankii in ay u malaynayaan hagardaamada lagu wado umada soomaaliyeed in ay si toos ah uga imanayso amxaarada! lakiin arintu intaa waa ay ka qoto dheertahay!!! Haa itoobiyaanka si toos ah ayaa loogu jeedaa cadawtinimadeeda mutuxan! waligeedna wayqabtay arintan wayna qabi doontaa iyadoo marwalba hab siyaasadeed kala duwan isticmaalaysa, hadbawa sida siyaasadaha aduunka isku badalaan ayey ku cabirtaa habsocodka ladagaalanka umada, shalay waxaay caawimaad iyo taageero ka heshay Ruushka, Cuba,Jarmalka Bari, iyo Liibiya oo markaas ku bahaysnaa shuuciyadii lagu hagardaameeyey Maxamed Siyaad Bare!!!Taariikhdu waa Macalin!!!Waa Tiro Markhaati leh!!! Maantana waxa ay xulufo la tahay Wadamada hogaanka u haya The "New World Order", "Globlization" Marka wiilkan yar ee ka taliya Itoobiya haystana wali baasaboorkii casaa oo dublumaasiyiintii soomaaliya loogu talagalay, ayaa maanta waxa uu isticmaalayaa siyaasad 100% ka foolxun kana khatarsan tay Mingiste, Xayla Salaasa, iyo boqorkiiba isticmaalayeen; taas oo ah in umada soomaaliyeed laga soo daad gureeyo dhulkooda laguna badalo dad amxaaro ah si ay wadanka gabigiisaba ula wareegaan, qofkay ama kooxday u arkaana in fahansanyahay oo ka horyimaadana ay ku duulayaan meelkasta uu wadanka ka joogo isla markaana warar lagu kalsoon yahayna ay sheegayaan dadbadan oo la la'yahay intaana laga baafiyo idaacadaha, warqaysyada, iyo internetkaba ay ka buuxaan xabsiyada amxaarada, inbadana jirdil xun awgeed nafta kagabaxday,

HADABA SOOMAALIYEEY MAXAA NOO DAN AH!!!!!!!!!!!!!

Qofkii doonaya wixii faahfaahin intaa dheer wuxuu igala soo xiriiri karaa abdifatah30@hotmail.com

Necaybka dhexdeena aynu joojinoooooooooooooooooooo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Isticmaardiid

Friday, October 06, 2000 - 07:06 am
Maxay Amxaaradu naga rabtaa?

Amxaaradu in ey tahay codowgeena koowaad la iskuma hayo, waxaana dhaliyey dhowr arrimood:
(1) Ayadoo ka qeybgashey qabsashadii Soomaaliya ee gumeystaha, oo ku heshey qeyb ilaa iyo maanta ganta ugu jirta, taas oo ey dooneyso in ey dufaacato.
(2) Ayadoo aan marna halmaamin dagaaladii iyo colaadihii soo jireenka ahaa ee ey la laheyd dadka Soomaaliyeed iyo dowladihii soo marey.
(3) Amxaarada oo aad uga faa'ideysatey burburkii Soomaaliya, taas oo dhaqaalaheeda kor u qaadey.
(4) Maadama eysan Axmaaradu bad laheyn, waxey isticmaashaa Dakado ku yaal Soomaaliya, Ayadoo bixisa laaluush yar oo aan dhameyn 2% canshuurtii dowladi ka qaadi laheyd.
(5) Ayadoo la dagaalsan Dowladda ey dariska yihiin, Eritariya, ka cabsaneysana in ey uga dhawaato dowladii Soomali yeelato.
(6) Amxaaradu waxey dhaqaalo badan uga heshaa dowlado kale in ey la dagaalameyso Islaamka oo ku soo badanaya Soomaaliya oo ka dibna ey ka baqeyso in uu kusoo ballaarto, halkaas uga sii gudbo dowladaha kale ee aan muslimka aheyd.
(7) Iyo Soomaalidii oo maantey noqotey hilib bannaan yaal, taas oo sii kordhisey baahida cadowgeena.

Ugu danbeyn, la socda in cadowgeenu ka badan yahay intaas oo uusan aheyn Amxaaro kaliya, waase la badan yahay. Midda aan uga hortagi karnaa waa in aan horta ogaano ama aqoonsano cadowgeena, ee Soomaaliyey toosa oo toosa oo dhaafa "Maxaa la yiri", ee aan WAX AQRINO oo WAX AQRINO oo aan WAX QORNO, taas baanaa FURI KOOWAAD AH.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

FARDOWSA

Friday, October 06, 2000 - 12:47 pm
Soomaaliyeey hadal wax ma taro ee Amxaarada waa in la iska qabto. Akhri bal wararka somalinet soo aruurisay siday isugu keen dirayso amxaaradu mar walba.

Inta sheegata jabhadaha ogadenia waxaan kula talin lahaa hadaa waddankiina rajo ka qabtaan magacaas iska daaya lana baxa magac Soomaali ka dhexeeya. jabhad magac qabiil wadata waligay ma taageerayo laakiin hadaa la imaataan jabhad soomali u dhantahay waxaan ballanq aadaya ainaan bil walba bixiyo qaaraan joogta ah.

Hadal wax ma taro ee Soomaliyeey waddankii wuxuu u baahnyahay kacaan (revolution) cusub iyo inaan isku meel uga soo jeesano cadowgeena koowaad. Waa run dadka amxaarada u tagay jaceyl uma geyn ee waxaa u geysey dhibato aan isku samaynay ee walaalayaalow waxaan nolol maahane soomaaliya wax halaga badalo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, October 07, 2000 - 06:37 am
Dhammaan Soomaalida iyo dowlada cusubiba waa in ey tilaabo qaadaan sida Amxaarada la iskaga qaban lahaa, oo laga bilaabaa in si joogta ah looga hadlo howlaha ey dalka ka wado iyo dadka ey soo adeegsato si dadku u dareemaan xaaldaha jira mar kasta, kadibna loo diyaar garoobo.

"Ka kacey Soomaaliyey, ka kacey ..."

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.