site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

SOMALILAND AND RRA VS ETHIOPIA

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before October 29, 2000 #2): SOMALILAND AND RRA VS ETHIOPIA
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

COOFIYE

Thursday, October 05, 2000 - 04:49 pm
Saaxiibayaal salan dabadeed,

ka dib bur burkii waqooyi iyo dhimashadii baydhabo
waxay iila muuqataa in uu ka dhashay dhibaatooyin aad u waaweyn oo ay ka mid tahay in maanta qaranimadii soomaaliya ay meel adag marayso oo ay ethiopia ay advantage ka qaadanayso sababtoo ah ethiopia waa wadan land lock ah una baahan sea access soomaaliduna shacabkeediina ay ku koobnaatay HIWIYE,DARUUD,ISAK,R/WEYN midkood baa tuugo ah ama xukundoon. HADABA WAXAA JIRA IN MAANTA IN AY AMXAARADU SI TOOSAN IYO SIDADBANBA UGA TALIYAAN GABOLADA (WAQOOYI,BAKOOL,BAY,GEDO IYO HIIRAAN)sidaa darteed maxaa xal ah in soomaaliya ay pupet noqoto maanta iyo in cadaalad iyo xornimo buuxda lagu noolaado sabatu waxay tahay cadowga gudaha iyo dibeda kan gudaha ayaa daran sidaa darteed waan ugaraabayaa r/weyn iyo isak sabatoo ah waxaa amxaar hoos dhigay waa dhibkii ay walalhooda ugaysteen. hadaba sideen ku kasban karnaa kalsoonidooda wadankana isugu keeni karnaa xornimo buuxdana u helikarnaa? waa iga su'aalee jawaab macquul ah keena.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

daadiroow

Thursday, October 05, 2000 - 05:19 pm
waraa amxaaro socodkeeda ay ka dheerooneysaa waa tumeenaa nooh, dadka oo raacooyo waxaa u sheegaa xanuunkeeda markii ood aragtiin adinkaa dan usoonaqanaa nooh, saaxiib asxaan amxaaro cid ay usameenee aa iskayar nooh, soomaali waa u soomaali hadii halkoo kadilo kii udhaw lee dilee nooh, marka aniga waxaa dhahaa walaalayaal amxaarada iskaga soohera waa kasteen nooh, hadii kale adinka lee war idinka sugooyaa.
midnimo, soomaaliya ha'israacdo (greater somalia)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Die hard Somalilander

Thursday, October 05, 2000 - 07:23 pm
Marki lacagta aan dhididkayga ku keenay inta cashurta la iiga qaado hadana diyaradi iyo madfaci cashuurtayda lagu iibiyey inta aeriporka
magalada ka soo kacdo la igu dilayey ama ila itoobiya laygu eryanayey, amxaaro gacma furan ayey igu soo dhaweysay wey ikalmaysay idikuna dadkii shacbiga ahaa ayaa afwyneh lugta u qabateen
Ma aydin odhanin dawlad iyo jabhad ayaa is haye shacbiga hala ammaan geliyo. Anigu waxan ahay gabadh reer Somaliland ah. Somalinimado aad bay igu weyneed. Xabashi ma maqlikarijirin cadowgayga kowaad ayey ahayeen iminkana iyagaan dadka ugu jecelahay. Hadi Somaliland dib Soomali ugu noqoto
Bada ayaan isku ridaya. Amxaaro wey nookiin dhaantay ( imagine) Unbelivable.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ismail

Friday, October 06, 2000 - 01:35 am
qarnigii colaadda somalia iyo ethopia waa
dhammaaday sababtoo ah awelba waxaa isku
dirayey mingistu iyo siyaad, siyaad markuu
weerarayey ethopia 1977 kama ahayn dhul doon
ee waxay ka ahayd daaarood doon, wakhtigan la
joogo somalia iyo ethopia wax colaad oo ah ka
dhaxaysa ma jirto, doqonow adigoo somaali ila
sheeganaya haddaad dhulkaygii dumaysay, bili-
qaysatay, maxay tahay wada dhashada ama soma-
linimada inaga dhaxaysaa, ethopina waxaa naga
dhaxeeya xidhiidh wanaagsan gaar ahaan mid
bisnis.saaxiib bililiqa dambe oo aad qaadaa
somaliland ma taalo waxaan ka ahayn wiilal
dhaarsan oo ku dhaartay inay naftooda u huraan
dhulkooda mana jirto canshuur dambe oo aad qaadaa
ka dibna hub ku soo iibsataa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, October 06, 2000 - 02:33 am
Ismaaciil waa runtaa qarnigaas waa dhamaaday SABABTOO AH somaliya ayaa lose agreysey ogolaatayna in la guumeysto. Read the news archives and see hpw the ethiopians play with our minds day in and day out! Open your eyeys bro. It is true Soomaaliya waa la guumeystaa. Somaliland haday wax yar ka hor imaato waxaa maqlaysaa jabhad cusub oo C/Raxmaan Tuur oo waqooyi Galbeed qaar qabsatay. Sidoo kale they created a monster (Caydiid) and they put him back in his cage. Amhara is like that, they play with our minds and we seem not to see it.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Haber Awal

Saturday, October 07, 2000 - 07:06 pm
Amraaro iyo Isaak waa walaalo.Amxaaro iyaan dhulkayaga u dhiibaynaa.Hadhacdo soomaalida Koonfureed.Hanoolaato Soomaaliland!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DARUURAHA

Sunday, October 08, 2000 - 02:55 pm
ku ninka keeney doodan; horta doodo maxuma inla doodaan qofkastaana figradiisa dhiibtaa isagoon qabiil ,midb,diin,aan kucaayin qofna doodina waa taa ,hadaba adigu doodaadii waxaad danbisaartay adoo magacaabey qabiil ,hadaba aniga jawaabteeydu waxaay tahay anigoo ah nin somali lander ah,Eethopia waxaanu bilawney ganacsi nakala dhexmara anaga iyo iyagab oo udana labadaba, horana waxaa isku kaaya diray afweyne oo ujeedadiisu aheyn in magaalada hargeisa dadka dagan ku baaba aan waa caasimada somaliland not soomaaliya, sidaad ogteyna maalinkasta diyaaraduhu wey duqeeynjireen laakiin sidii diyaaradihii afweyne naguduqeeyey ayaan aad iyo aad aan wali uga cadheysanahay isagoowaliba soomaali oodhami nadaawaneyso,hadaba anigu waxaan ahay nin dhibtaa iyo sirtaa kasoodabaashey maantana ilaah baamahada leh iyo intii xoreysey wadanka iyo inta noo adkeysay dawladnimada,maantana warkii bbc ninka ufadhiya hargeisa waxuu soosheegey in 600 nin oosaraakiisha ciidamada qaranka somaalilan ahi ay dhameeysteen tababar usocdey 6 bilood markey dhameysteena dharkoodii iyo qalabkii ciidamadaba loodhiibey,markaa somaliland waa dawled hore usocota Ethopina waxaanu nahay walaalo wakuwii soodhaweeyey qaxootigii soomaali baday,LONG LIFE S\LAND ,DARUURAHA ,HARGEISA>>>>>>>>>>>..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SHILKE

Sunday, October 08, 2000 - 04:19 pm
aryaa igaarkaan caawa xaas kasoodhargay, daruuraha, xaad iisheegaa 500 oo nin bbc da sheegtay 100 dheeraad ahaad kudarsatay horta midakale xaan sugaa 500 oo nin mahey kudanbeeyaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

siciid

Sunday, October 08, 2000 - 05:57 pm
500 oo sarkaal weeyaan maahan askar,
waa officials,taasi aan kuugu darayaa bro.daruuraha,askarta s/land waa kumaankun.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.