site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Yaa yaqaan sababta loo bixiyey magaca daaarood

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before October 29, 2000 #2): Yaa yaqaan sababta loo bixiyey magaca daaarood
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dhulqas

Friday, October 06, 2000 - 01:48 am
waxaa jirta magaca daaarood inuu yahay magac
been ah oo aan waxba ka jirin, waxaan halkan ku
caddaynayaa sababta magacani ku baxay.
waxaa jirtay in ninka bixiyey magaca daaarood in
uu somalia yimid qarni aad u fog isagoo ka soo
baxsaday xabsi ku yaalay dalka iraq, ninkaasi
wuxuu soo dilay walaalkii sida la sheegay,
markii uu soomalia yimid ayaa waxaa xiray dadkii
markaa ka talin jiray iyagoo u arkayey in ninkani
nabadgelyada khatar ku yahay, markii la xiray
waxaa meesha lagu xiray ku xirnaa saddex nin
oo kale, waxaana uu waydiiyey nin walba sababta
lagu soo xiray, ka dibna wuxuu waydiiyey in la
jabin karo xabsiga, markaas ayaa nin ugu jawaabay
sidee baan u jebin karaynaa daartan ilayn ma
haysano qalab, ninkii magaca daaarood bixiyey
ayaa markaa soo booday oo yiri laga bilaabo
maanta waxaa la ina yiraahdaa daaarood markaa
sidaas ayaa magaca daaarood ku baxay.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.