site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

OGADENIA GOORMAY XOREEB DOONTAA MAXAASE HORTAAGAN?

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before October 29, 2000 #2): OGADENIA GOORMAY XOREEB DOONTAA MAXAASE HORTAAGAN?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gumaysi diide

Friday, October 06, 2000 - 06:11 am
Ogadenia goormay xoroobi doontaa maxaase hortaagan? Wixii caqligaa toosana kadhiibo adigoo firiniya xaqiiqda dhabta ah iyo waliba taariikhda soo jireenka ah ee gumaysiga iyo somali kala qaybintii yurubta.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

elmi

Friday, October 06, 2000 - 08:13 am
gumeysidiide,

dhulkaas inuu xoroobo somali ayaa hor taagan. sida aad la socoto somali badan oo qabiil walba leh ayaa dagan, ayagoo is raaco mooyaan si kale ku xoroobi meyso saaxib. jabhada OLF-na kaligeed oo qabiil kaliya ah ilama ah iney meel gaari doono marka waxaa haboon in somalida degen meesha oo dhan mideen-tooda la raadsho. nabadgelyo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

XAMDI

Friday, October 06, 2000 - 05:20 pm
Waxay xoroobi markuu Rabbi idmo waana in laraadiyaa xal u cuntama dhamaan dadka somaliyeed ee ku dhaqan ogadenia

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Galimeys

Tuesday, October 10, 2000 - 01:54 am
Hadii aay dhab idinka tahay oo aad dooneysan
in aay xurowdo gobalka Soomali galbeed
waa in loo furaa dadka siyaasiyiinta u ah
Gobalka.
Tan ogu horeysa oo ah in meel dhexe la isugu
imaado aadna ka deysaan magacaan aad dadka sanka
aad ka galineysaan.
ma umaleynayo qofka soomaliyeed ee ku dhaqan
gobolka soomali galbeed in uu donayo in
gobolka qolo magaceeda loogu yeer
waa la ogyahay in qolo qolo marka aay tahay
uu ogaadeen uu ogu badan yahay laakiin
micnaheeda maahan in aad wax walba aan isula
imaano.
waxaad tiraahdaan aduunyada ayaa u taqaano
Wali ma is weydisey yaa magaca u bixiyey
waa daba ku xaarle oo gaal ah ayaa u bixiyey
oo la oran jirey XAYLE SALAASE.
Wali ma is weydisey aawey Zair marka waala badali karaa magaca.....................
Marka hadaa rabtaan in uu xuroowo gobolka
1 badala magaca aad dadka sanka ka galineysan

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.