site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

BAL SOMALIYEEY XABASHI NALA ARKA WALIBA DA'YARTA SOMALIDA OON TAARIIKHDA WAX WAYN KA OGAYN!!!!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before October 29, 2000 #2): BAL SOMALIYEEY XABASHI NALA ARKA WALIBA DA'YARTA SOMALIDA OON TAARIIKHDA WAX WAYN KA OGAYN!!!!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CALASOOW

Friday, October 06, 2000 - 06:28 am
OGADENIA ama S/GALBEED waa dal iyo dad somaliyeed oo xabashi gumaysanaysay in ka badan 100kii sano ee lasoo dhaafay
Waxaa marka nasiib dara ah xataa somalidii kale ee xorta ahayd inaysan laba soconba waxa ka socda meeshaas oo laga yaabo waliba in qaar somalida ka tirsan wax yeelo u gaystaan kuwii dhibanaa ee xabashidu gumaysanaysay
kadibna hada xabashidii hunguri ka hayo dhulwaynihii kale ee somaliyeey marka inagaa meeshaa is dhignay soo ma aha

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SHILKE

Friday, October 06, 2000 - 07:51 am
aryaa hada anegaayba jiq nagu tahay!!!, xaa nadaba dhigey axmaaradaan, arsug hadaa qiiqiheynaa, nabee takaraacdo xataa yaduuda inee dabamaree.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SHILKE

Friday, October 06, 2000 - 07:53 am
correction-yahuuda inee dabamaree

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.