site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

THANKS TO SOMALINET

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before October 29, 2000 #2): THANKS TO SOMALINET
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

daadiroow

Friday, October 06, 2000 - 08:31 am
WAXAA HALKAAN OOGU MAHAD CELINAA SIDA FIICAN EE SOMALINET NOOGU SOO WARGELISAY QIYAAMOOYINKA IYO LUGOOYADA OO CADAWGEENA "AMXAARADA" NALA RAADINEESO OO NALA RABTO IN WALIGEENBO DHIB LEE KUJURNO IYO DOWLAD LA'AAN. WAA ARIN QAF KASTO OO DAMIIR IYO DHIIG SOOMAALINIMO LEH KADAN QADO.

ISKU DUUBNI AA LARABAA.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

FARDOWSA

Friday, October 06, 2000 - 12:42 pm
Somalinet: I really thank you very much for showing the world how manipulative and cruel Ethiopia is. We need people like you who always love Somalia's well being. Your site is home to thousands of Somalis, many of them very young, from all over the world any by showing us the true picture of Ethiopia, you proved to be real Somali entity.

luv FROM Mississauga, Canada.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

farxaan

Friday, October 06, 2000 - 07:00 pm
well done somalinet, we love you for your hard work, your information are really important to us. Ethiopia can not get away with these. somalinet, please continue for gathering these historical information, truely, you are "wadaniyaal".

somaliya ha'midowdo.
somaliya ha'israacdo.
somaliya ha'noolaato.
guuuuuuuuuuuuuuuuuul.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kalagooye

Friday, October 06, 2000 - 08:15 pm
Soomaalidu ha kala godo,waayo waa dantooda.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SOMALI

Friday, October 06, 2000 - 08:31 pm
kala gooye adoo raali ah ma noo sheegi kartaa waxaa ku takhasustay? Ma waxaa baratay cilmiga dhaqaalaha mise kan maamulka dadka?

Waa arin fiican in amxaarada xumaanteda dadka la tuso. THANX

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kaamil Geedi

Friday, October 06, 2000 - 09:37 pm
isumacalool fiyoobeeyn horay isumacalool fiyooba hada isumacalool fiyoobaanayaan mustaqbalka Xabashida iyo soomaalida waana waxxaqiiqa ah ee aniga waxaan qabaa hada aan ukaadino oona yaandabshidin maxaa yeelay waxaanahay maanta ilma caruu ah ookale xabashidana way naga muruqweeyntahay hada iyo maanta lakiin bari markaan dhidibadeena kuistaagno aan tusno muruqeena iyo xoogeena. taasi waa figradeeyda ee yaa iguraacsan? tankale aad beey umahadsanyihiin dadka aywadaninimada ay kujirto ee sidaa runta ah marwalba noogu soogudbiyo wararka soomaaliya waa (somalinet)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GUREY

Saturday, October 07, 2000 - 04:03 am
Soomaliyeey waxaan u baahanahay revolution iyo inan ka xorowno warlords iyo amxaaro. Qofkii aan daawanoow waxaa daawataa cajaklada "Somalia: Paradise Destroyed" oo la duubay 1994 waxaana u malaynayaa inay BBC ama ITN ay duubtay. Cajalkaas waxaa lloga hadlayaa Soomaaliya xaaladahay soo martay iyo sida naloo qaybsaday. Waxay kaloo ka hadlaysaa horumarka ay Soomaaliya gaartay iyo awoodeeda militery heerka uu gaarsiisna iyo sida looga baqi jirey. Waddan sumcad leh ayeynu ahayn laakiin waxaa noo danbeysey sida maanta daacada naga ah oo qof waliba qofka kale u eegeyn quiimihiisa qof nimo ee uu u eegaayo qabiilkuu ka dhashay.

Walaalayaal waa run aduunka media ayaa xukuma, qoladan somalinetna guryeheena ayey noogu keentay sida xun ee amxaaradu cadowgwwna u tahay wayna ku mahadsanyihiin laaakiin waxaynu u baahanahay inaan ka faa'iidaysano oo aynu waddankeena sida ka badalno.

GUREY

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AADAN

Saturday, October 07, 2000 - 06:14 am
KAAMIL GEEDI

FIGRADAADU MA XUMA, LAAKIIN CADOWGAAGU KUGU MA SIMO INTA AAD KA XOOGEYSANEYSID, EE QEYLADADUBA WAA WAX DHAN, WAAYO CADOWGA WADNIHIISA CABSIBEY GALISAA, NAFTAADANA XOOG BEY GALISAA.

WAA IN LA HADLAA OO RUNTA LA SHEEGAA, HADALKU WAA HUBKA UGU CUSUB ADDUUNKA.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.