site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

XAMAR (MUQDISHO) QABUURO AYEY NOQOTAY OO WAA U DHMAATAY, XAAR IYO MEYD - JUHALO BADAN BAA QOFKII KA DHINTABA KU DUUGA GURI DADOW OO AY KU XAARAAN, CARIISHNA KA HOR DHISTEEN...

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before October 29, 2000 #2): XAMAR (MUQDISHO) QABUURO AYEY NOQOTAY OO WAA U DHMAATAY, XAAR IYO MEYD - JUHALO BADAN BAA QOFKII KA DHINTABA KU DUUGA GURI DADOW OO AY KU XAARAAN, CARIISHNA KA HOR DHISTEEN...
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

C/Xamareey

Friday, October 06, 2000 - 06:29 pm
Waa wax xaqiiqo ah oo aan indhahayga ku soo arkay anigoo caasumadda joogey laba sano oo ka tirsan 10-kii sano ee fowdada iyo khasaaraha, maxaad wax badan oo la yaab ah arkeysaa? Waxaad arkeysaa waddooyin aasmay iyo nin cariish ka dhex dhistay oo leh meel aan degoi ma aqaan, waxaad kaloo arkeysaa baabuur jajabtay oo foolfoolxun oo intaa isku dhacdhacaysa oo dadkii watayba ay bahal isu beddeleen - bini'aadamba uma eka, qaad bay wada barteen - waa marqaamee, ayey dhahayaan, waa yaab! waa yaab! waa yaab! war meeshu ma aakhirraa/ aakhirana kaba daran? Allow dadkaan u gargaar, war illeyn dadku sharci iyo nadaam bay ku nool yihiin....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamarjooge

Friday, October 06, 2000 - 09:29 pm
C/xamareey,

inta aad sheegtayba way jirtaa, ileen waa meel la isku xasuuqaye,waxaadse iloowday in ay u diyaar sanyihiin ragii nadiifinteeda loogu talo galay,imisa ayaad umada soomaaliyeed rarka saareeyseen,maanta gacanka Khaliijka iyadaa idiin noqon ee ha u deeymo la'aanina, walle in la is rari.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, October 21, 2000 - 09:23 am
adiga sooma qirsanid in lagu rarin jiray, bal ka waran ninkii waaga ku raran jiray maanta halkee marayaa, adiguse waa nasiib xumo inaad waagaa dhaantay sidan, marka maad iska soo doonatid rarashada ayadaaba dad ku tahay, oo aad sharci iyo kala danbayn ku helaysaa, oo shilinka lagu siiyo amaan ku helaysaa.
ogow in hawiye loo abuuray in la rarto mar kasta maskaxda geli

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.