site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

SIDEE BUU GACAN-KU-DHIIGLE GALAAL CIIDAN U MAAMULI KARAA, MISE MAANTANA SHAAR KALE AYUU NOO SOO GASHTAY???

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before October 29, 2000 #2): SIDEE BUU GACAN-KU-DHIIGLE GALAAL CIIDAN U MAAMULI KARAA, MISE MAANTANA SHAAR KALE AYUU NOO SOO GASHTAY???
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MMJ

Friday, October 06, 2000 - 06:44 pm
Waxaannu ognahay gacn-ku-dhiiglehaas Galaal inuu dagaalkii Itoobiya, kii waqooyi iyo kii sokeeyeba dad badan gacantiisa iyo taladiisa ku diley - isagoo nacayb inuu dhammeeyo ah u qaba, Baraawe ayaa lagu qabtay isagoo ciidankiisii lagu leefay, waa is oohiyey oo wuxuu yiri, dad baan halkan ka kaxeynayey oo ilmeeyey, rag aan aqoon u lahayn baa rumeystay, kol labaad ayaa Afgooye lagu sheegay. Maanta waaba nin cusub oo ciidammo hoggaaminaaya, ha la isu soo noqdo - gacan rag baad ku baxaysaa, bal sidii mujrimkii bakhtiyey/ ceydiid maad iska bakhtidid! Intii dagaal dhacaysay danbiyo ayuu ku lahaa, Siyaad - kaba qaad buu u ahaa oo in la xiro ayuu ka baqayey, waa inoo iyo aragti/ ama orod oo ku dhuumo hobyo iyo cadaado (meelihii laguugu talinaaye) ama villo tookiyada xamar ee aad ku soo kortay...........

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WADANI

Friday, October 06, 2000 - 07:04 pm
waryaa Illaah intaad kacabsato meel fadgiiso.
soomaali dhib danbe madooneyso, waxa aad ku'adlina kafiirso, dhulkeeni amxaaro ayuu gacanta ugali rabaa hadaanan lagaarin maanta.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AHMED

Monday, October 09, 2000 - 01:16 am
ku socoto mmj waryaa inkaar qabe ma axmaar ayaad tahay ma dhiiga somalida inuu qubto ayaad doonaysaa,, ninkasta oo isku daya inuu dadkiisa soomalida ah wax u qabto soona celiyo kala danbeeytii iyo is maqalkii aadd halkan cay ama aflagaado u raadisaan,, jenral galaal ilaaheey qar ha siiyo waa nin soomali ah dagaalkii 1977kii ee axmaarada muujiyey geesinimo weyn...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdikarim hassan

Monday, October 09, 2000 - 02:06 am
haddii ay runt tahay in galaal loo magcaabay
taliyaha ciidamada waxay ila tahay in somalia
aanay dib isugu imaan doonin dawlad meesha ka
soo socotaana aanay jirin dadqaladii dadka hilib-
kooda cunay dhiigoodana cabbay ayaa dib u soo
laabtay waa yaab iyo yaabkiis.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.