site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Safiyo Abuukar waxay udhalatay Soomaaliya

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before October 29, 2000 #2): Safiyo Abuukar waxay udhalatay Soomaaliya
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kaamil Geedi

Friday, October 06, 2000 - 09:53 pm
Waxaan umahadcelinayaa dhamaan intii hadal iyo qoraalba aan kahelay aritii kusaabsaneeyd Safiyo Abuukar. Runtii waan garadsaday macnaha iyo gunta hadalkiina laakiin runtii arinta dhinacyada qaarkiin uukahadlay aniga ulamawadin ee haldhinac baanrabay in aad waxkatiraahdaan oo ahaa maanta sida qabiil noodhaxgalay oo uu noosaameeyay oo uu dhiigeena iyo hilibkeena udhaxgalay. Walaalayaal runtii waxaan aniga leeyahay dhinacyo badan ayaan idinkuraacsanahay laakiin halka dhinac ee aan rabay in aad kahadashaan wuxuu ahaa 1- maanta in soomaali qofkii kucusuba ooayna garaneeynin ay tiraahdo waryuu yahay? taas malaga wanaagsanyahay misa waa? gabagabadii waxaan rajeeynayaa arinta in aan sidaas ulajeeday ee idinkana aad sidaas moodeen ee makala aragti duwanahay? waa mahad santihiin. from: Kaamil Geedi

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.