site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

NIN walboo musli ohow ha isku iibsan xoola yahuud kasoo jeeda,, hadaba waa suaale yahuud maxeykarabtaa misaajidka al aqsaa???????????

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before October 29, 2000 #2): NIN walboo musli ohow ha isku iibsan xoola yahuud kasoo jeeda,, hadaba waa suaale yahuud maxeykarabtaa misaajidka al aqsaa???????????
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

awaale max.

Saturday, October 07, 2000 - 02:03 am
Nin walabow ha ibb sanin xoola kasoo jeeda yahuud maxaa yeelay yahuud waa cadawga islaamka oo ma unaxariistaan ee hadaba waxaan kuu sheegayaa qof walba oo muslin ah in uu iska iilaaliyo xoola yahuud kasoo jeeda uuna cunsirayeeyo xoolaha yahuuda iyo qofyahuud wax ugaleen...
Su aasha kale waxaa waaye maxey karab taa yhuud misaajidka al aqsaa ee qudus nin walbo oo somali ah ha ogaado in adoo meel cuqdad somaali lafadhiyo ey yahuud kuu imaan doonto kuna dili donta ee hadaba jihaad isku diyaar karee intaa iska dhaaftit qabiil iyo somaali cuqdadeeda meel ku gaarsini mee hadab saaxiib nakeen aan aadne jihaadka ilaah dardiiso aan u aadnee somaali 10sano ayaan soo daba joognee waxna kaqadimeynee ilaa cunigii somali ah oo xalay dhashay ayaa cuqdad ku dhalanayee!!!!!!!!!!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, October 07, 2000 - 06:27 am
UMMADDA SOOMAALIYEED WAA DAD MUSLIM AH, LAAKIIN SIDEE U FAHMAAN DIINTOODA? MAXAY KALA SOCDAAN XAALADA UMADAHA KALE MUSLIIMTA AH? MAXAY KALA SOCDAAN FALASTIIN? MAXEY KALA SOCDAAN DALKOODII IYO UMMADDOODII? MA LA SOCDAAN DOWLADAHA DALKOODA MAAMULAYEY SANNOOYINKII LA SOO DHAAFEY?
AMXAARO KA WARAMA? WAX WAR AH MA KA HAYAAN IN YAHUUDDU WAX RAAD AH KU LEEDAHEY DALKA SOOMAALIYEED IYO HOGAAMIYAASHA JABHADAHA QAARKOOD?

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.