yuu | Saturday, October 07, 2000 - 03:09 am to somalida dhamaan salaan iga gudooma waxaan idiin sheegayaa in maantey muran ka jira cida noqon kara wasiirka kowaad aan idiin cadeeyo cida noqoneysa sida ay tahey iyo sababta ay ku noqon karto, waa in uu ahaada nin daarood ah oo kalsooni ka heysta daaroodka dhamaan tooda ama inta badan, waxey ila tahey in uu noqon karo ali qaliif sababtoo ah wuxuu kalsooni ka heystaa daaroodka intiisa badan waayo waa nin reer waqooyi ah hadana daarood ah waxaan idiin sheegayaa in hadii hasabn abshir laga dhigo in daaroodka ay isku raacayaan ,waa hadii ay noqoto in mj ay kalsooni siiyaan ,beerloowe isaga waa in maxkamad la soo taagaa isaga iyo ina ceydiid ,caato qanyare ,egaal,yalaxoow ina jees iyo kuwa kale waayo waa dadkii ridey abuuraney na dagaalka sokeeye, somalia viva |
garoowe | Saturday, October 07, 2000 - 07:03 am waa saa shegtay anaga hadaa nahay reer garoowe nama xukumo cabdulahi yusuf waxaa na xukuma xasan abshir. |
MJlady | Saturday, October 07, 2000 - 09:18 am GAROOWE, MAGACA AaDAN LAHEEN HA QAADAN! MA WAXAAD IS LEEDAHAY HALYEEYAADDA MAJEERTEEN ISKU DIR?! WAXAAD CADEEYSE INAADAAN XOOGOGAAL AHEEN! MAJEERTEEN, MASTER NEGOTIATIORS, WAA MID. SIYAASAD WAA LAGU KALA DUWANAAN KARAA, LAKIIN MJ WAXAY KU DHAMEESTAAN ARRIMAHOODDA WADA HADAL! LONG LIVE ABDULLAHI YUSUF & XASSAN ABSHIR. |