site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Qabqable Dagaal wey U Dhamaatey (Yaa Maqlaayo, Waxay doonan Ha Ku halaan<10 Sanno )

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before October 29, 2000 #2): Qabqable Dagaal wey U Dhamaatey (Yaa Maqlaayo, Waxay doonan Ha Ku halaan<10 Sanno )
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MDEEQ

Saturday, October 07, 2000 - 07:17 am
Saxiibayaalka shrafta badan

Runtii maanta wey u dhamaatey,qabqable dagaal
umada wey lugooyeen,waxay u qabteen maba jirto
waxaan dhibaato iyo dagaal ka aheen,tariikhda
waxaa ku cad in cigaal uu ahaa ninkii dhulkii
soomaali siiyey(kenya),cabdulaahi yusuf wuxuu
ahaa ninkii ,calan (ithoopia)ka taagey intii hartey xiligii siyaad, haddii ay yihiin dad wanaagsan maxay u qabteen soomaali oo lagu amaanaa
Tusaale =cigaal (8Years) ayuu hayaa somaliland,muxuu u qabtey,xaga nolosha dadweynaha
Rug caafimaad,dugsi , wado warshado shaqo, maxaa
iska badaley noloshii reer somaliland, jawaabta
waa maya< Runtii cigaal hore aa loo ogaa in uu
dan iyo faiido u keeneynin dad aaminey.
Tusaale=C/yusuf,wuxuu burburiyo maaheen wax uu qabtey ma jirto, waxaan gaajo iyo cudur ka aheen,
C/y ,waxaa soo dhaw xiligii aad dhiman laheed marka waxaa ku lee yhay ka gaar albaabka towbada inta aan lagaa xerin, Waqooyi iyo koonfur, waddaada waxay ahaayeen kuwii gaarsiiyey,Sharafta
shacabka soomaliyeed hesto,Taariikhdaa ka marqaati ah,Ma waxaad Rabtaa in aad ku sasabato xabashida, taas wey dhamaatey,cid ku maqleyso ma jirto, waxaan ku lee yhay ka qeyb qaado dhismaha
nolosha taakuleynta masaakiinta iyo sharafta wadankaada,dagaal danbe umada ka daaa,,
caasimad meeshii doonto ha laga dhigo, moqdisho waa caasimada Ganacsiga iyo horumarka, caasimad siyaasad kolba meeshii umada u doorato halaga dhigo, haddii Baydhabo ku haboon tahay ha laga dhigo, Soomaaliyeey iska ilaaliya shirqoolka cadowga...(ninkii aan rabin horumarka dadka)

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.