site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

SU'AAL RAGA ISSAAQA .MORGAN QURUXDA DUMARKA UU HARGEISA KA QABTEY SIDEE U ARAGTEEN?

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before October 29, 2000 #2): SU'AAL RAGA ISSAAQA .MORGAN QURUXDA DUMARKA UU HARGEISA KA QABTEY SIDEE U ARAGTEEN?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dhurwaa

Saturday, October 07, 2000 - 09:26 am
Salaamu Alykum dhalinyaro
marka hore waxaan idinka codsanayaa in aan topic laga boodin oo dumarka ama Qabiil la caayin.

Laakiin su'aashaydu waxa weeye waxaa dhacdey in hargeisa laga sameeyey Quruxda dumarka ,Arinkaasna wax diinta islaamku ogoshahay ma aha dhaqanka soomalidana arin aynu hore u maqalay ma aha markaa su'aashaydu waxa weeye dhalinyarada Issaaqa aan weydiinayo ama raga kale sidee u aragteen dumarka banaaka la keenay oo jidhkooda la daawadey ma wax loo baanhaa bey ahayd mise waa gaf lagula kacay dumarka iyo dadka diinta iyo dhaqanka sida fiican u heysta
nabadey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Laaleys

Sunday, October 08, 2000 - 05:45 pm
Ha ixasuusin nin yahow ninkaasi waxuu Dumarkayaga ku sameeyey iyo sharafta duriyada meesha xun uu gaadhsiiyey maxkamad baa sugaysa Tuuga Morgan faruur

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DARUURAHA

Sunday, October 08, 2000 - 06:22 pm
WAXAAD ISLEEDAHAY MACNA SAMEEYA YAA MAANTA hargeysa iyo burco haystta taa ka hadal doqanyaw DAralaad uhurudaa waxaba dunida kama ogid(heestaa waxtaa qaadey mahamad mooge ilaah ha unaxariistee)hadaba su ashaad na sooweeydiisey ,waxaaku habooney inaad ninkii qabiilnimo iyo soomaalinimo watey muxuu hayaa maanta????:?????ee waliba magaalada hargeysa iyo waqooyiga looga yaqaano, cabdi bile,Hoo ahaa raga ugudheereeya soomaalidii hore ,hadaba markey snm soogashey oradkuu ka qaaday hargeysa dhexdeeda waxuu kaga dhoofey garoonka diyaaradaha (HRGEYSA()LONG LIFE SOMALILAND. DARUURAHA<HARGEYESA>....>......

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gabyow

Sunday, October 08, 2000 - 06:52 pm
mooge yaa dilay?
ninkii dilay waxuu dhex mushaxayaa qabridahare ee maxaad idoorow qadaysaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SOOL

Sunday, October 08, 2000 - 09:06 pm
ninka isku sheegay daruurahoow ma u maleeynaayo in aad fahantay su ashii lagu weeydiiyay , sidaa daraadeed waxa lagu weey diiyay dib u fiiri ee ka hadal ha isku qaadin < CABDI BILE IYO QOF AADAN GAARI KARIN IN TAAD DUNIDA JOOGTO DABAALYAHOW DACAYDA DHEER LEH..........>

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Gen:Morgan

Monday, October 09, 2000 - 11:25 am
Gen Morgan Geesi naagaha IIdoorka iyo ragoodaba si fiican u yaqaan sida loo gumaysto

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

arab

Tuesday, October 10, 2000 - 11:11 am
gabyow dhulbaad somaliya ku lahaan laheed maanta hadaana aniga nooleen........xasuuso sidii doolo la idinka qaadey ayaa dhulka somaliya dhan la idinka duruqsadey...maxamed mogge dilistiisa iska daa ee adiga raga beerta ku geliyeey ma ilowdeen.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Col:Omar jees

Tuesday, October 10, 2000 - 11:32 am
Doolo hahahaha

Wasaq ma gabayga AHMED CUMAR DAGE Baan kuu Aqriyaa gaalyahow ma Doolo baa ka soo ag dhawaan kartaa

IIdoor waxaan la taba heetinaa........
waan dhamayndoonaa hadaan mar kale kaa maqlo Doolo baan haystaa Awoowgaa la gubye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

nuur

Tuesday, October 10, 2000 - 11:53 am
Horta aan u jawaabo ninka dhurwaa, saaxiib hadii suaashaadu daacad kaa tahay iyo hadii kaleba aan ku siiyo warkan ee dhegayso.
Runtii lama jecleysan wuxu sameeyey Morgan markii uu joogay hargaysa, dadkuna dhamaantood aad ayay uga xumaadeen waanad ogayd wixi ka dhacay dabadeed (1988) kii.
Daaroodku ama Siyaad Barre laf ahaan tiisu waxay doonayeen inay adoonsadaan dadka reer sh. Isaxaaq oo ay u arkayeen in ay yihiin dadka kaliya ee iska dhicinkara, fikradan hablaha quruxda ee aad sheegeysona waxay ahayd bah dilaad lagu sameynaayo isl dadkaas. Tuugii arinkaas wadayna wuxu ahaa AFAY, la wadda garanaayo wuxu ku samayn jiray dadka isaga madaxdiisa ah xitaa. Ragg badan oo u shaqayn jiray ayuu xitaa naagaha ka wassi jiray !(sorry about the language).
Haddaba saaxiib Dhurwaa, waxa uu hadalkaygu yahay aniga oo aad uga xun in aan idhaahdo qabiilka daaroodku waa wada sidaa, arintani waa arinta sababtay in aanu ka goosano dhulkayga dadka reer koonfureedka ah ee sidaa u dhaqanka xun.
(dad badan oo reer koonfur ah oo wanaagsanina wayjiraan saxiib).
Ugu danbayntii, u malaymaayo in arintan oo kale dib ugu dhacdo gabdhaha sharafta leh ee reer somaliland .
Sidaa iyo nabad-galyo

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.