site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

BAYDHABO IS FOR SALE

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before October 29, 2000 #2): BAYDHABO IS FOR SALE
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WADDANI

Saturday, October 07, 2000 - 11:23 am
MUDANE SHAATIGADUUD OO SHEEGAY IN UU BAYDHABO OO AH MAGAALOOYINKA UGU SHARAFTA BADAN SO0O MAALIYA UU KA IIBIN DOONO WADDANKA ETHIOPIA,
HADABA MAXAA NALA HABBOON SOOMAALI WEEYNEEY?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

D&M.

Saturday, October 07, 2000 - 01:19 pm
Waa in aan adduunkoo dhan la ogaysiiyaa.Auctionnada iyo meelaha wixii xaraashka ah lagu iibiyo.RRAda waa laga wanaagsa yahay baayacmushtarka.Cusmaan Caato ha u suuq galo .Dawladda Kuwayt ayaa dhulku ku yaryahay .Kana maal iyo lacag badan Ethiopia.Yaa meel ka beec wanaagsan ama dalaal ka wanaagsan haya????Waxaa yaab leh Cigaal siday dalaalnimadani u dhaaftay.Ha la ogaado faa'iidadii USA ay ka heshay iibsashadii Alaska.Horta RRAda 50kii barlamaanka iyo ra'iisul barlamaanku ma ku yaraaday? Miyaan 150 uga dhigno??Seddex sano kadibna Shaati GUduud Madaxweyna halaga dhigo.Caasimadana si rasmiah Baydhabo,Afaka ama luqadda rasmiga ee dawladana Eelay ama Maay ha laga dhigo.SIDAAN-DOONA-MOOYEE SI-KALI-NOQON-MAYSO.AMMAA SOOMAALIYA AYAA BURBURI.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, October 07, 2000 - 01:30 pm
Shaat Gaduud waa loo dhaartey

Amxaaradu Madax badan oo Soomaali ah bey u dhaaratey, sidaas owgeed wey ku qasban yihiin in ey dhageystaan oo waxwalba u yeelaan intey ka helayaa cid ey ka hoos galaan.

Laakiin qaar badan baa isbedeli doona, haddii dowlad ka celin karta timaado, taasna adinkaaba arki doona wiigaga soo socda, haddii Allah yiraado.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

somali-man

Saturday, October 07, 2000 - 01:51 pm
soomaali waxey ku maah maahdaa waxaan wax ahayn hadaad wax kadhigto waxey naqdaan. war shaatigudud iyo kuwuu wato yaa yaqaanay, hadeer sidoodi halagu celiyo, waryaab cidi looroonaada aabo oogudaran, hadii amxaaro wax utaree looba jooge.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ali

Saturday, October 07, 2000 - 04:29 pm
wadani waxaan moodey iney jabuuti habergedir ka iibiyeen.......ma xabashadii baa deal weyn keentey? war beydhabo waa la iibsadey abdi qaasim salaad ayaana iibsadey oo ay jeebka ugu jirtaa ala raga dhulkaa u dhashey maxey naqasn yihiin. waa liska lisanayaa sida xoolaha!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

soomaali

Sunday, October 08, 2000 - 04:14 am
waan idin salaamey wixii soomaali sheegto.waxaa aniga la yaab ilala leh arinka ka soo yeeray ninka shaatiga guduudan.miyuusan dareensaneyn in ragii hogaaminayay landiyaasha iney meel cidla soo istaageen?.ragii hogaaminayay jabhada sidoo kale meel cidla ayey soo istaageen.hadaba qabiilka hadii uu ka maarmin sida raga qaarkiis oo uu asaga kamid yahay waxaan leeyahay shicibkaada ayaa arki doono hungurigaaga intuu la'eg yahay sida raga qaarkiis ay shicibkooda isku cuneen ama ayagaba loo cunay hadaba niney masiiba u soo socoto illaaheybaa ka celin karin .dowladaan ku meelgaarka illaahey haduu la jiro way guuleysaneysaa oo wixii laqdaba wadana isma qarinkaro oo illaahey baa ummada ucadeyndoona sidey usoo ifbaxeyso hadeerba.marka walaalayaal 40sano ayaan beec aheyn walina beeciyaan ku jirnaa inuu illahey naga qabto mooyee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sh.cabdul raxman.

Sunday, October 08, 2000 - 08:37 am
Walaalahayga soomaliya aniga waxaan ahay dadka aslka baydhabo iska leh, mana ogolin in shaqsi uu iibsado ama uu ku gorgortomo dhul ummadweeynta ka dhexeyo,bay Soomaaliyaa iska leh,laakiin waxaa ku dhaqmo,ama degen, reerka raxanweeynta, raxanweyna weey ka weeyntahay dad la iibsado ee soomaliyeey taas la soco.soomaaliya ha noolaato.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gerbida bay

Sunday, October 08, 2000 - 11:02 am
waxaa la yiri shinbir marbay dab qaday markiina buulkii hooyadeed ayey ku gubtey. hadda eelaay mar ayaa la yiri hoggaanka qabta, wey rumaysan waayeen, amxaarta ayaan rabnaa ee soomali weyn ma rabno, tolow arrintaa ma wada qabaan mise in yar oo amxaarada u adeegta ayaa meelaha warka la wareeggaya???
xumaan igama aha ee waa iga wano,iyo tusaale taariikhdana raxanweeyn in aysan buug xun ka gelin. digle iyo mirifle ha noolaado.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

tiirshe

Monday, October 09, 2000 - 09:37 am
waxaan aad ula yaabay arrintan, in ay baydhabo for sale tahay oo amxaaradu gadanayso shaati gaduudna beeca uu u doioon doonayo, laakiin arrintani waa been waayo,amxaaradu deeyn ayeey ku rabaan baydhabo oo lacag ku filan xageebeey ka keenayaan/ ethopia qoryaha iyo dhagxaanta ayaa laga cunaa. markaa waa in suuq kale loo raadiyaa, magaalo dhan oo deeyn lagu qadanayo is not possible.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

real Gerbida

Tuesday, October 10, 2000 - 06:22 am
Waryaada kala taga beenta aad meesha la fadhisaan,hadii RRA ay baydhabo idinka soo burisay miyaad bilaabdeeb dacayad raqiis ah.
BAYDHABO JANAAY WAXAA LEH DIGIL IYO MIRIFLE CID LAGA GADAYONA MA JIRTO EE MEESHA NACNACDA ISKA AMUSA.
shaati gaduudna waa HALYEEY ay ka naxaan H/gidita iyo inta kale ee maan gaab ka ah.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.