site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

"Filim Dhalin Yaro"

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before October 29, 2000 #2): "Filim Dhalin Yaro"
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, October 07, 2000 - 11:51 am
"Filim Dhalin Yaro"

Aad iyo aad baan u calool xumaadey markaan Warwarka Somalinet-ka ka aqriyey, in goobihii filimada ee Muqdisho loo badaley meel lagu daawado filimo la isku galmoonayo(sex), nin iyo naag, nin iyo nin kale, naag iyo naag kale. Halkaas oo si aan kala xishood laheyn loogu wada daawado, ragga, dumarka iyo carruurtaba. Filimadan oo dadku ugu yeeraan "Filim Dhalin Yaro", waa wax la caadeystey.


Haddaba, haddii dadkii sidaas u baaba'ey, maxaa yaala meesha, oo aan isku heysanaa maamul iyo Soomaali ha isku timaado.
Soo sidaas kama fiicnaan laheyn haddii Illaahey u keeno ciqaab oo tirtiro dhammaan inteysan adduunka fasahaadin.
Waryaaya! gaaladu intaas waa dhaantaa, oo waxey leeyihiin kooxo iyo waarid ka hortaga wixii halis u keenaya noloshooda iyo kontaroolka carruurtooda.

AAAAAH! XANNUUN WEYNAA!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, October 07, 2000 - 12:39 pm
somalidii dhibkii markuu batay ayey addicted k unoqdeen XXX movies..LOL

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.