ABDIKARIM HASSAN | Sunday, October 08, 2000 - 05:08 am WAXAAN XASUUSINAYAA DADKA HALKAN WAX KU QORA GAAR AHAAN RAGGA IN AANAY KA TEGIN ANSHAHA & ASLUUBTA, ISLA MARKAANA AANAY MEEL UGA DHICIN HABLAHA SOOMAALIYEED EE ILAAHAY QURUXDA KU MANAYSTAY, WAXAANA IDIN LEEYAHAY RAGGAW GABDHI WAY INA DHASHAY, INALA DHASHEEN WAY INOO DHAXEEN GABADHI WAA HOOYADAA FADLAN KA HADAL WANAAGA IYO QURUXDA GABDHAHA SOOMAALIYEED, GABADHI CAY MA LEH DOQON IYO DAMEER BAA CAY LEH AAN CAQLIGIISU KA WEYNNAAN QABIIL, CADDAABTA KU URA EE ISKA DHAAFA HABLAHA HADDII AYDAAN WAX FIICAN KA SHEEGAYN DUF KU BAXA, WAA KUMA NINKA AANAY GABADHI DHALIN AMA LA DHALAN, DUUFLAYAAL NAACDA KALA TAGA HABLAHA AMA DUMARKA, AFQUDHUNLAYAAL WAXAYDAAN SAMEYN KAMA DHICIN SOOMAALIYA.NINKII DOODAN SU,AAL KA QABAA WAA ANIGA IYO ISAGA. |