site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Gadabursi People Congratulate Mr. Galeyr

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before October 29, 2000 #2): Gadabursi People Congratulate Mr. Galeyr
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SAM

Sunday, October 08, 2000 - 07:56 am
Go USP. USP is back on top

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, October 08, 2000 - 09:31 am
ma intaas baad meesha la timi lol lol

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sakhraan

Sunday, October 08, 2000 - 09:38 am
wax kalena waan kaa sugayaa faqasheey afqashuush

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

lii

Sunday, October 08, 2000 - 09:57 am
saqraan baa tahay ee xishood. idoor dhoqosh

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Idoor dile

Sunday, October 08, 2000 - 09:58 am
Wixi afxumaa ma Idoor yuhuudi aa.Go USP!!!!
Go USP!!!.Idoor xaasidnimo kama dhamaato.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DHUFAYS KU CELIN IDOOR

Sunday, October 08, 2000 - 10:10 am
Kanaxoow nafta waa,saxiib ninkii ka nixi lahaa iyo ninkii ku farxi lahaaba waxaa usoo baxay dayax cusub oo meel mariya somali.
Mudane,PHD holder, pr ALI KHALIF GALAY,

MAR LABAAD U JEDADA LOO DORTAY OO AY KA MID TAHAY IN UU NOQDO MUDANAHA LAGA SOO DORTO GOBOLADA WAQOYI,WAA NINKA KELIYA EE IDOOR AF DHOGORE XARKODA CUNSIIN KARA,

mUDANE CALI KHALIF GALAYR WAXAA DHAMAAN MANTA KOR LOO RIDAY RASAASTII TALAY SOMALI MARKA LAGA REBO TA WAQOOYI GALBEED TALA.

wASIRKA AY ISAQU YELAN DONAAN AYAA NOQON DONA WIIL HABARJECLA AH HALKAANA WAXAA KU FOGAAN DONA GAR XEJIS OO IYAGU KU NOQONAY GELODII AWALBA WAXAY KA FAIDEEN DAWLAD LA AANTEEEEEEEEEEEEEEEE

CALI KHALIF GALAYR

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Araabi

Sunday, October 08, 2000 - 10:21 am
Aniga oo ka hadalaya magaca indheed garadka Awdal ee digan diasporada waxan tahniyad udiraynaa mudane Cali Galayr oo loo doortay inu nuqdo wasiirka kawaad ee Soomaaliya.
Go Galayr waa inad u soo celisaa sharaftii ay lahaayeen USP!!!.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dhulos

Sunday, October 08, 2000 - 10:36 am
Somaali ha noolaato
Gadabursi ha noolaado
Dhulos ha noolaado
Somaliwayn ha noolaato
USP ha noolato

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ALIF

Sunday, October 08, 2000 - 10:48 am
TO: MUDANE CALI KHALIF GALAYR

FROM: "ALIF" AWDAL LIBERATION FRONT

MUDANE GALAYR,

Waxa farxad iyo sharaf noo ah inaan kuusoo gudbinno taageero iyo hambalyo kal iyo laab ah.
Si aad iyo aad ah ayaan ugu riyaaqnay inaad ku guulaysato tartanka doorashada, wasiirka koowaad.

Waxan adiga iyo madaxda kale ee soomaaliyeed, ee uu ugu horreeyo madaxweyne C/QAASIM u rajaynaynaa horumar iyo guul, ilaahayna waxan idiinka baryaynaa inuu idinku asturo xilka ad gudanaysiin.

Mudane Galayr, waxan nahay urur dhalinyaro soomaaliyeed ah oo u halgamaya xuquuqda iyo xorriyadda gobolka AWDAL, oo u gacan galay mucaaradka, isku sheegay SOMALILAND. Gobolkayaga AWDAL iyo dhammaan gobolada kale ee dalisku sheegan hoos yimaadi, waxay halis ugu jiraan inuu cadaw shisheeye la wareego. Sidaa daraadeed, xisbigayagu kaliya uma halgamayo Awdal ee dhammaan ummaada soomaaliyeed ee dhulkan ku nool ayuu taabanayaa.
Himiladayada iyo Hiwaayadayadu waa Soomaalinnimmo lagu bahoobo, oo lagu dhaqo sinnaan iyo caddaalad. Waxan hor Ilaahay u aamminsannahay, una Immaansannahay, ciiddayada, calankayaga, iyo caqiidada Islaamka ah.

Mudane GALAYR, waxan mar labaad kuusoo gudbinaynaa taageeradayada, waxanan kaa sugaynaa inaad xoojiso xidhiidhka USP.

ALLAHA XAQA INNA WAAFAJIYO


Waa Sayid ALIF

"waa innoo sahandabe iyo guul"

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xoogsade

Sunday, October 08, 2000 - 12:48 pm
Phd in what? Phd in "How to steal a Jowhar factory". That is what. Dhulmahante.Stupid.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Islam

Sunday, October 08, 2000 - 12:59 pm
To:Xoogsade \ reerka aad ceyday run ahaantii ma ihi .laakiin su'al baan ku weydiiyey hadalka internetka ad ka dhahdo Ragooda aad is le'eg tihiin ma ula hortagtaa. mise halkan baad geesi ka tahay Forum...lol

Ilaahay dowlada somaliya u dhalatey xaqa ha waa fajiyo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Real Xoogsade

Sunday, October 08, 2000 - 01:38 pm
Islam:

Adba su'aashaada jawaabteeda waad garanaysaa. Haddaan kan magaalada ku arko muuqayguuba marada qudhmin lahaa iskadaa inuu reerkayga caayee. Markaa computerka ha ku ciil baxee iska daa gabanka.


Aarkuba wuxuu caynta iyo calaha meeraaba
Habeenkaa wuxuu cuno waa kaga cabaadshaaye
Cariishka markaan kugu dunshaad calaladii tuuri
Cabaadka iyo taftaad qudhmisaa ciduu ku maadeysan
Markaan kugu cantaraad caga-bidhlayn doontaaye
Cuucleyohow naftaada la carar ceebi kuu badane

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SUUBAN

Sunday, October 08, 2000 - 03:47 pm
SOOMAALI XOOGSADE DHAGHOW DHIGINA EE INOO WADA DABAALDAGA MAANTA.

SOOMAALI HANOOLATO HANA IS RAACDO ILAAHAN HANALA GARABGALO NABADAA HANA GARGAARO DAYAXA INOO DHASHAY.

QABIILA DAAYA QUDHINYOW KA DHARGAY CAYDA LACAGTEEDII OO KAFAKARA KUWA GAAJAYSAN EE JOOGA WADANKA EE CARUURTOODU SCHOOL IYO DHAKHTARTOONA LAHAYN.

WAAR HOW XAASIDINA DADKA RAJADA QUDHA AY QABAAN

ALLAH HANA TUSO DARIIQA TOOSAN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SAGAL

Sunday, October 08, 2000 - 04:12 pm
dufays iyo dile

Waxaanu idiinkaga ciil la'nahay in Somaliland ay tahay
dawlad hore u martay oo aan dib soo eegayn, somaliweyn
dambe wax la yidhaahdana dib loogu dagayn. Markaas
labayow nacas ama faqash kaba weyn ahaada ama kaba
shaagle ahaado wax aad naga qaadi kartaan ma jirto
horeba reer ISAAQ idinka oo isugu wada tegay waxba ka
qaadiweyde waabse maanta oo aanu nahay dawlad dhisan.
Markaas waxaad doontaan kaga hadla meeshan (CAGTAYADA
HOOSTEEDA AYAAD KU JIRTAAN OO KU JIRAYSAAN WELIGIIN).
Markaas Ali Khalif kaad sheegaysaan ma dayuurado iyo
maraakiib Somaliland idinka qaada ayuu idiin soo diri?
Jawaabtu waa maya maya maya ee halkaas ayaanu idinku
odoonsanaynaa weligiin.
Walaaladayda reer Isaaqna waxaan u sheegaya yaaney
isku keen dirin faqash kabaweyn iyo gadabuursi kaba_
shaagle ee halkaas ka sii wada horeumarka wadankeena
iyo dawladeenaba.
HANOOLAATO SOMALILAND.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

TOGDHEER

Sunday, October 08, 2000 - 05:45 pm
lol SAGAL,
inaadeer afnooli wuu hadlaa EEYna wuu ciyaa,
nin daad qaaday xumbo cuskay,
dameer aan fuushanay maxay dhuusadiisu iga qaadi,
ama xaar ama dhuus wallee waanan kaa kicin,
haddaba ilmaadeerayal soomaaliyi way istaqaan
dhulmahante waxaa idinkaga filayn oo ay hadhkooda
ka cararaan waa libaaxyada REER DAAHIR,iyaga ayaa
inakaga filan middaasi anaa idiin hubo,
xadhkaanu ku haynaa REER DAAHIR oonu niraahnaa
war maskiiniinta inaga dhaafa ha iska noolaadeene
haddii taasi ay garan waayiin,waankusii deyn
ha cunaane.
waar nimankii BICIIDE iyo REER YOONIS iyo GADHWEYN sanaag iyo sool bay mindiyaa lisanayaan
haddii dadkale meel kale kasoo duulaan ayay ayagu sugayaaniin,dhulmahante ayagu xabbadooda uma
quuraan oo waxaa dhulmahante iska leh REER DAAHIR
xagga koonfurta S/land ayada ha ubiqin ragga
ragga jooga ayaan kuu aqaan shaydaa soo agmari maayo,waa raggii REER CAYNAANSHE,XIRSI CISMAANKA KALE waa reserve oo haddii loo baahdo weeye,
looma baahnoo CAYNAANSHAAN kuu aqaan inaan jinka
isha la'i soo hawaysaneen nimankii ogaadeen
hilfaa uqaaday.
xagga galbeedka jabuuti iyo dabadhilifkaba waxaan
ku daayay JIBRIIL ABOKOR oo baryahaba marmarsiiyo
uraadinayay sidii ay cagta umarin lahaayeen galbeed,juuq haddaan galbeed kamaqlo oodaan ka
qaadi yuug iyo yamaayuuga jibriil abokor,
ARAB iyagu waa komaandoostii marka khatar weyni
timaado ayaa loo yeedhaa waxan hub uma qaataan.
haddaba
nin la legday luguu ka firig firig siiyaaye
dhulmahante dhuunta la hayaa dhareerkuu la raftaaye,

s/land noolow.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ifraah

Sunday, October 08, 2000 - 06:04 pm
Burcaawi futadaada dalooshe u sheeg abahaa kuwas marna sagal iska soo dhig marna nin waryaa ma saas baa kuu danbaysay ala faan badanaa idoor af ku dhogar le waryaa goormaad somalidawlad ay leedahay idoor iska celiyaya sow idinkii sida daanyerka buuraha injirtu idinku gashay sidaas baad waligiin danyeer duurka ku nool u ahaan lahaydeen hadayna Hawiye dawladii siyad ka ridin nacnacda iska dayoo ragiina iyagoo Qamuun yasan ciil naftu uga dhacday maad u aartid hadaa rag tihiin waa adiga marna nin iska soo nigaya marna naag labeeb yohow idoor meel walba ka dhaha darooda baa na dilay oo na gumaysan jiray shalay somaliyan u talinaynay mantana rasalwasare baan leenahay adigoo aan ku soo dabar jarnay oo dadkagii xabaalaha boqoqol boqoql ugu aasnay markanu gawracnay baa hadana aan xoog kugu talianynaa>War hadaad istidhi hub baad haysataan waxuu cigaal harab dibada ka soo baryaya been baad shegtay maalin galin keed baa niligu cuni reer af ku xoog hadaad naf leedahay ragiina raxan raxanta loo aasad u aari lahayd ee maad faanten.Waa idinkii meel walba aduunka maray lidin aqoonsan waa somaliya dhexdeeda baa xitaa aydan waxba ka ahayn 22 kursi baa la idinka siiyay mesha darood laga siiyay konton iyo wax ka badan afartinii tuug ee tagayna jabuuti waxba yahay baa laga soo qatay intaa maad ku cimro qadataan geesigii GAANI waxuu ku jiraa barlamanka markaa yaa qasaray.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BAKI/BORAMA/DJIBOUTI/ZEILA

Sunday, October 08, 2000 - 06:42 pm
Gadabursi=MAHAH ASSE people congratulate
"Dr ALI KHALIF GALAY
ALIF

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MEDIVAL WARIER

Sunday, October 08, 2000 - 07:10 pm
RE: IFRAAH.

You go girl go!. Ina adeer IFRAAH, waxan ku talo jiray in aan "LABEEBKAAS IIDOOR" iyo "GABADHAAS REER FACKING STREET". Afka qadhmuun jifi kala dhaco, oo aan taariikho badan oo uu been aan raad lahayn ka sheegay dib u xususiyo ileen waa inan gumeed inan gumeed dhalaye.

Hase yeeshee, IFRAAH adigaaba ku filan jawaabta "LABEEBKA IYO BUQDA HARGEISA" ee SAGAL la baxday. Laakiin waxan kaliya u sheegi lahaa "ALAH" dooriga "IIDOOR DABO CAYUUN". Inaanay marnaba iloobin in "DAAROOD" waligood u talin jiray, una talin doono inta ka haday jiri taanka "ADUUNKA".

According to the natures fact "ALAAH" created "MASTER TO COMMAND AND A SLAVE TO OBEY AND FULLFILL THE WISHES OF HIS OWNER OR THE MASTER".

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MEDIVAL WARIER

Sunday, October 08, 2000 - 07:26 pm
XAAL IGA GUDOOMA INTIINA KALEE JECL SOOMAALI ISKU DUUBAN.

Mahad wax mudan reeraha ama beelaha "SOOMAALIYEED" ee ay ka mid yihiin reerka sharafta badan leh ee beesha "SAMAROON SICIID" amaba looyaqaan "GUDAYBIIRSE", Beesha "HAWIYE" dhamaan, Beesha "DIGIL/MIDHIFLE" dhamaan iyo dhamaan "SOOMAALI" inteedii kale ee aanan halkan ka magcaabin dhamaan.

Ha noolaato "SOMALIA" cadawgeeduna ha jabo "INSHA-ALAAH".

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SAGAL

Sunday, October 08, 2000 - 09:02 pm
To:ifraah & her dog Medival

Horta waxa laydunku garanayaa in aad naf la caari
tihiin sida aad u hadlaysaan ee aad u caytamaysaan
waayo waxa aad ogsoontihiin in aan xamar waxba idiin
ool, waayo hawiyaha aad xinka somaliland kabaha ugu
qaaday waa kuwii shalay xamar faqash ku yaryareeyey
ee dhegta dhiiga idiin daray ee wixii aad somali ka
xadeen oo dhan idinka soo matajiyey.Horta maanta
hadii aad dhulbahante tahay ama kabashaagle ku
mahadiya noloshiina aad maantaba nooshihiin SNM
waayo sharaftooda iyo indheergaradnimadooda ayey
idinku cafiyeen ee maantaba halkan qof dhulbahante
ama kabashaagle ahi somaliland kuma noolaadeen ee
waa laydin madhin lahaa, imikana labdiinaas reer
ku sheeg waxaan idin odhan lahaa SOMALILAND AYAA
ISKA KIIN LEH OO AAD ADOON U TIHIIN ee afkiina
xun hagaajista xamarna hawiye ayaa kaaga horeeya
halkana ISAAQ ayaad cagtiisa ku hoosjirtaan.
Togdheer inadeer tuugtii way jaahwareereen ee
ha la yaabin naf ayaa haysa eh waxay doonayaan
ha yidhaahaan VIVA SOMALILAND!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

TOGDHEER

Monday, October 09, 2000 - 02:49 am
sagal inaadeer,waan ku ammaanantahay sida
sharafta badan ee aad uhadashay iyada oo ay
qolyahaasi kuwada caayeen nin iyo naagba,
inaadeer qofku marka uu cuqdadaysanyay ee uu
cagta hoostiisa ku jiro wuu caytamaa hala yaabin
ciilbaa kuraagoo meel ay ubaxaan bay la'yihiin
waa sidaas oo abadaa,xaggaana ma qaban karaan
oo c/laahi yusuf baa laynaya,xaggana dib danbe
ugu naxariisan mayno oo markii hore waxaynu
u daynay inay sacabka tumaan hadday diidaan
igu daa aniga dhulkaynu la simi,waxaa jira niman
layiraa reer DAAHIR oo h/j ah kuwaasaa ku filan
taariikhdii horena sagaleey jilib yar oo
h/jeclo ah ayaa dhulbahante iska lahaa oo tumi
jiray,waxaan halkan kuugu qori gabayadii
uu tiriyay gabyaagii caanka ahaa ee
MAXAMUUD DAALIN,markii dhulmahante ay tumi jireen
taariikhdu waa wax qoran waa kan;
1)goortii cabbaar laysla dhacay cadawgii maadhiinka
saanweynaha casuusta leh markii cidhifka loo saaray
cabaadkii afdiinlaha miyay cidina hayn weyday
sidii caamo diday bay dhirtii caasha mariyeene
casarkiyo salaadii baqaa cawdhis maw erinay
careey wira mar soo roga celiya malagala caal waayay
caday iyo gurracan meydka yaala cuud ma huudhi waayay
cagaarkulule,yeyliyo dulgaal cagaha ma usaarnay
war ma cadaab aduunbaa labaday camalku yeelkiise
ma calaacal iyo hoognaybaa laysu celinaayay
calaf goayda naagaha miyaad ciyawga hawd mooday
cirka da'ay miyaan geelayga cidina la daaqaynin
caqliyaysay reer HAGAR markuu cunay waraabuuye
WAXAY NOOLA CAYTAMAYAAN WAA CILMI LA'AANE
cibaarooyin kale ayaa uumiyuu nagu canaantaaye
markay laba cadaawe is heshooy caawin ololayso
wallee dirir nin nagu caajiyaan caalamka jirine.
kaasi waxa uu ahaa geesigii h/jeclo ee maxamuud daalin,oo ka hadlay sidii jilib yar oo h/jeclo ahi dhulbahante u cayrsaday,dabad ooga dhaceen.
hadday mardanbe soo qoraan waxkale sagaleey
waxaan halkan kusoo qori boqolaal gabay oo laga
tiriyay fulaynimada daarood rag iskama dhacshaane,
inaaadeer adigoo keliyaa kufilan waxaani dad
wax iska cesha maaha midaan ku caayaysa ifraax
waan aqaan TORONTO ayay ila joogtaa marabo in
aan halkaani ku kashifo aqoon ayaan uleeyahay
adigu hala caytamin,
SAGAL halagaa war helo.
byeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BURCAWI

Monday, October 09, 2000 - 03:10 am
TOGDHEER?

Horta yaa iska leh togdheer?
Waa lawada ogyahay in habarjeclo leedahay
Ku wiinan Gadhxajis ee meesha ka buuqaya(togdheer iyo Sagal)
aamusa waad ogtihiin in aad ka daran tihiin Dawaladii Faqashta ee Afweyne u talin jiray
ina Cigaalna waa hore ayuu Yidhi gabaygan hoos ku xusan bal ila maqla.

1.Car idhe oo car idhe oo ina cigaal ma ihi

2.Cabdiyada Majeerteen Hadayan Ciil la dhuga toobin

3.Soobaha Curyaan ka ahi haduusan Caga cadaan dhooofin

4.CIISE MUUSE MOOYEE HADII CIDIBA NOOLAATO

5.CARA DUBA HA OLO SHEE HADAANAN CALI GARAAD TOOGAN

mar kaa garxajisow anaga waxba noo ma haysaan
ee dantaa nagu kiin kaliftay laakiiin hadii ay dawladi dhalato
dhala tayba e waad ogtihiin in aan togdheer Somaali weyn ka hadhayn

wait and see.

peace and Congrads to the FAQASH PRIME MINSTER

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gaalkacayo

Monday, October 09, 2000 - 03:12 am
hambalyo hambalyo

cali khalif galaydh
the man who will guide our nation to better tomorrow and bright future


we love ya man

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ascad

Monday, October 09, 2000 - 04:56 am
horta gudbariisay marba ninka ay u saaran tahay
durbaano haw tuminee maxaad uga qaybgeli waydeen
dawladda dadqalatada ah oo aad usoo sharaxi wayden
xabbad afqashuusha.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ifraah

Monday, October 09, 2000 - 05:37 am
togdheer labeed marna dhoqosh idoor iska soo dhig marna nin labeeb waaxid kaligay baa adag xiniyaha baan ka saari awalba darood ka saray abahaa la kudye.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Laasa_daar

Monday, October 09, 2000 - 11:03 am
Ilaahay ka baqa dhalinyaro oo xoogan baas aad iskugu faanaysaan wax wanaagsan ku sameeya markaan arkaba waad isku dhaaranaysaan.....lol

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

omar

Monday, October 09, 2000 - 11:38 am
To: Ifraax.

Inabti, marka magacaaga aan arko ayuunbaan kacsadaayee ma ogtahay?
Maxaa gabadh soo galinkara siyaasada, sariir baa lagu ogaaye?
Anigu qoladaada garanmaayo lakiin faqash wayn uun baan kugu tirinayaa.
Naayaa aamuus oo ragga geed hala soo fadhiisan dhilo yahay yari.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

LIBAAXHAWD

Monday, October 09, 2000 - 11:59 am
TOGDHEER IYO SAGAL

MARKA HORE WAAD SALAAMANTIIN.SALAAN KA BACDI HAADBA
HAAD KICI OO HAWEEYE YAA YIMI.ALLOW YAA DARWIISHKII
"AFWEYNE" SALAAN DABACSAN GAADHSIIYA OO UGU BUSHAAR_
REEYA IN TUUGTII FAQASH INTII KA SOO HADHAY AY HADANA
U HANQAL TAAGAYAAN IN AY SOMALI HADANA XUKUMAAN,BAL
WAXA LALA YAABANAA INA SALAAD BOY OO YIDHI MADAXWEYNE
AYAAN AHAY OO SOMALI OO DHAMINA WADA TAQAANO MARKAAS
DHALINYARADA REER SHEIKH ISAAXAAQ WAXAAN U SHEEGAYAA
NINKII AAN OGEYN INUU YAHAY SALAAD BOY KII KA DAMBEEYEY
SHIRQOOLKII LAGU DILAY MUJAAHID ABDIQADIIR KOOSAAR ALA
HA U NAXARIISTEE MADAXWEYNIHII LABAAD EE SNM, HADABA
WAXAY NOQOTAY KA DAR OO DIBI DHAL MARKII UU HADANA
MAGACAABAY GALYDH OO AH TUUGII UGU WEYNA EE SOMALIYI
TAQAANAY EE MASHRUUCII MADHEEDHLEY CUNAY MAANTANA
KU HAYSTA SHIRIKAD MADAX BANAAN DUBAI FREE PORT
"JABEL CALI'.HADABA HADAANU NAHAY REER SOMALILAND
ANAGU TASHANAY TOBAN SANO KA HOR EE SOMALIDA KALAY
XAALKIINU MA AFWEYNE TUUR OO CARUURTIISA KEENBA.
HADABA TOGDHEER IYO SAGAL WAXAAN IDIIN LEEYAHAY
DHEG HA U DHIGINA XAALKOODU WAA BARIGA DHEXE EH.
NINKAN BURCAAWI ISKU SHEEGAYNA HA NOO DAAYO MAGACAYAGA
WAAYO WAA LA ARKAYAA IN AANU AHAYN DURIYADA EE UU
ISLEEYAHAY ISKU DIR.
WA SALAAMU CALAYKUM

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

TOGDHEER

Monday, October 09, 2000 - 12:58 pm
BURCAAWI:
waad iska hadashay,h/jeclo waakuwa idin tumi yaqaan,ha sheegan h/jeclo doqonyohow dhulmahante.
anigaa H/jeclo ah ninka aan gabaygiisa kuu qorayna waxa uu ahaa geesi h/jeclo ah.
wallee waanaan idinka debcin bal car xaggee aydun ubixi,intaad degtaan ee hadhayna waan idinka qaadi sidii aan caynaba kaaga qaaday
miyaad ilawday geesigii SALAAN CARRABAY:
gabaygiisii waan soo qori isagoo dhan haddaad markale afka kala furtaan annaguunbaa weligiinba
idin tumi jirnee.
libaaxhawd sxb haw bixin,waxay la balambalayaan
waa baqdin ay ka qabaan REER DAAHIR.
ninkale oo isaaq ahi u taki maayo reer DAAHIR
ayaa inagaga filan dhulmahantoo dhan.

sagal,libaaxhawd,ascadi iyo dhallinta kale
salaan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ifraah

Monday, October 09, 2000 - 01:17 pm
togdheer

Hoyadaa dhalfada ka was yaa ii kaa kena anoo naaga ku ulayn lahaa war yaaaf ku xoogle maanta waad cabsan tahaan umalaynayaa waxaad ku waalatay net orod seexo mise waxaad ka naxday darooda wadanka hadan xukumi yibir marba cid sheego mar hawiye mar dir maanta, hawiyana ku siin waa rasalwasare ee mesha ka seexo jaadwala yahow marqaansan idoorna waad ceebaysan sida aad wax u qorto waan ka aqaan meshan ilaa manta ilaa 30 magac ka badan baad ku soo gashay duf ku bax wax dardaran oo sharmuuto soo ababisay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SAGAL

Monday, October 09, 2000 - 03:00 pm
Togdheer,Libaaxhawd iyo dhalinyarada kale ee reer
Somaliland waad salaamantiin.Inadeer Togdheer waad
sidaad sheegtaye inaga xageena cayi ka reeban waayo
waxa ay la gubanayaan ee ay la caytamayaan waa reality
aynu u sheegayno oo waadigaas taariikhdoodii indhaha
ka saaraya waana runtaaye reer Dahir ayeynu iyaga horta
dhulbahante dhoylaawe u daynay, kuwa kale ee huushtana
ama kabashaaglena waxaynu ku soo rogaynaa cunaqabatayn
xaga dawarsiga ah oo waxynu ka mamnuucaynaa in ay
dawarsadaan magaalooyinkeena.Libaaxhawd inadeer waa
runtaa oo dawlad ku sheegtani waa faqashtii oo aan biyo
ismarin laakiin inaga waxba inagama khuseeyaan dawladeeni
way meel martay oo dhisantay cidna u joojin mayno.

To:ifraah faqash
Waadigan ku waashay Togdheer eh waxaan filayaa mid reer
Togdheer ah ayaa afka kaa laaday.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dilla man

Monday, October 09, 2000 - 04:21 pm
Strange, amazing what a typical Idoor stories.First of all what are they doing here.Hallo Idoor=Amxaaro=Yuhuud why are you coming to our forumss, you denied that you are somalis long time ago. Idoors i know you are depressed because the walls keep tumbling dowm on your dream neverland.Stop the denials whining, crocodile tears and act like men.Do you ask yourselves that you can get away with the genocide of Midgo, Yibro, Tumaal and many other somali civilians in the name of your organized crime family group the so-called SNM.
You frantically tried to shove your cheap justification for secession down our throats, but nobody bought your cheap, unsubstantive one line stories.

Have you noticed ladies and gentlemen that Idoors run out of Issues, the only thing they talk about is their gheto-Fakan street term coined by Idoor harlots-Faqash.that vulgar word have never been heard any where in somalia.Idoors i am advising you if there is any thoughful people among your ranks anymore, Leave other Somalis alone and establish what ever you want in Hargeisa and Berbera.Call it Idoorland, Bucurbacayrland, Amxaaroland, Qurayshland.But, i am warning you to keep your dirty hands from the land of the measured, god-fearing and dignified people of Sool, Sanaag and Awdal.These above mentioned people were so patient despite all your blunders and chidish behavior.But, it seems in the dawn of the 21st century their patience are running out.I envision the day great the warrior horsemen from the east(veterans Of Mahamed Abdulla Hassan nationalist wars) and the indigenous warriors from the old Awdal(veteran of Imaam Ahmed gurey nationalist wars) will unleash their rage on you and march on you from the west and the east.You know you are numberically, educationally and economically at a disadvantage despite the fact you keep printing false money.Last but not least send your children to school, you have been wasting your time and money with unatainable and unrealistic dreams.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Gadaboursi Students Association nts Association

Monday, October 09, 2000 - 04:29 pm
Aniga uu ku hadlaaya magaca dhalinyarada Gadaboursiga ee wax kubarata north America waxan u hambalyay naynaa doorashada Dr. Ali Khaliif Galaydh loo doortay wasiirka kawaad ee dalka Soomaaliya.

Kanaxaw nafta waa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

XARAGO

Monday, October 09, 2000 - 04:48 pm
salaan dhamaan
marka xigta waxaan jeclaaan lahaa in hadii wax lays waydaarsanayo si asluubi ku dheehantahy laysu dhaafsado oo wliba taariikhaha soomali intii isku deegaan ah ay soo martay la soo bandhigo si markaa looga wada faaiidaysto ,waayo waxani waa internet ma ogtahay qorow in aduunkoo idil laga aqrisanayo waxa aad halkan ku qortay mid cad iyo mid madowba isla mar ahaantaan ninka cad baritoole marka uu wax ka qoro waxa ad meeshan ku soo bandhigteen waxa uu ciwan uga dhigi doona waa dhaqanka soomalida oo library -da ayaa la dhigi doono oo mustaqbalka nin alaal ninkii doona in wax ka ogaado soomali iyo asalkeeda buugaa laga qoray wax adiga maanta aadan ka fiirsanayn ee adiga beri meel kadhaca ku gu noqonaya ee waliba taariikhiga ah ayuu shaqsigaa kalena daalacanayaa oo masawirkaaws frame ka lagaliyay ayay ahaanayasaa waxa lagaa aaminsanyahy frame=buuga la qoray ee library-ga yal waad i fahamtay hadaba walakayga sharafta lahaw waxa aan maanta halkan ku qornay yaanay beri taariikh soomali u noqon ee aflagaadada , cayda ,is yaraysiga,xaasidnimada iska daaya .
TALO.
Wanaagu waxuu ku jira inad sharaftaada dhowrato mid aduun iyo mid aqiraba adigoo ogsoon waliba inad tahy shaqsi muslim ah ,wax alaal waxu ku hadlayo ama qorayana malaa'igu xisaabinayso.Waxaa wax kloo laga naxo ahna in aad ku faanto inad wax dishay ama aad ku faraxdo inaa lilaahi wa inaa ilahi raajicuun OGSOONOW bari qabiilka aad sheeganayso iyo xooga aad maanta leedahay ma lihid markaa wlaalkaaga somaliga ah haka nabad galo afkaga iyo adinkaaga hadii aadan wax wanagsan u sheegayn midow iyo walaaltinimo waa mida horumarka keenta taas ayaan inoo dardaaran ah iyo wanaaga oon is farno ,waxa laga yaba in ay is waydiiyaan yuu u dhashay kan wlaaal aqristow hadaandan igu nacayn waxaan ahay qabiilka isaaqa balse waan jeclahay somali oo dhan kan leexday xaasidka ka buuxan ilaah ayaan uga baryayaa inuu wanaaga garadsiiyo .
Iga raali ahada waan idinku dheeraaday wlaalayaal dhamaan .
TAKE CARE AND GOD BLESS U ALL..
UR LOVELY BRO XARAGO SALAMUCALYKUM.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdikarim hassan

Monday, October 09, 2000 - 05:09 pm
suuban waxay meel kasta la taagan tahay hadaladii
siyaad barre eeday, soomaalida haddii la doonayo
inay noolatoo wax ka haraan haloo raadiyo qof
ilaahay yaqaan oo daacadnimo ku hogaamiya intaad
dadqalkii hilibkooda cuni lahaa u durbaana ------
tumaysaan, ma waxaad i leedihiin xukunka halagu
soo celiyo kuwii aabbahay dilay, abtigay dilay,
seedigay inaabtigay dilay anigana dilay hantidina
naga dhacay dhulkana nala simay, taas macnaheedu
waxaa weeye yaan cidi soomaaliya ka harin.
markaan leeyahay inaabti, abti iyo seedi.aniga
abdikarim ahaan soomalida qabiil kasta oo ay
meel ayaan iska soo galaa, daaarood, hawiye and
isak, waxaana qabaa inay sidaas wada tahay ------
soomaalidu isu seedi abti inaabti hooyo wadaag
wax kasta ay soomaalida ka dhaxeeya, ilaahaw
soomaalida caqliga wax garashada noogu soo celi
ilaahaw soomaalida duliga qabiilka ka madoobee
ilaahaw soomalida xaqa ku toosi, ilaahaw aamin
daacad baan u hadlayaa weligana xaaraan ma cunin
dhiig muslina ma gelina ilaahaw ducadaas iga
aqbal addoonkaagii oo kuu cawdaan ahaye.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

suuban

Monday, October 09, 2000 - 05:23 pm
TO:cabdikariin

ilaahay kama aqbalo ilaa dawlada yeeshid.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

XARAGO

Monday, October 09, 2000 - 05:45 pm
to SUBAN
WLAAL Salaan marka mid wlaltinimo
wlaal waxa iga talo in hadaan aragto qof muslin oo ilaah gacmaha hoorsanaya inaadan ka dhex galin caro ilah ayay leedahay [markaan sidaa ku leeyahyna waan ku jeclahay wanagaga ayaa doonayaa,maxaa yeelay carada ilaah wlaal qaadi kari maysid ilaah ha kaa hayee KA DIGTOONOW HADABA
adoonka iyo ilaahayna u kala bax hadaad ilaah taqaanid .Teeda kale qofkasta fikradiisa haduu cabiro isagoon qofna ku xadgudbayn waa la ogolyahay freedom of speach ,wax ku qasabkana iska dhaaf maanta wax ayaa laysu sheega si dagan oo caqli ku dhisan xoog hora wax loogu xalin waayay kuwii inaga horeeyay waa iga talo taana .
iga raali ahaw wlaal hadaad i dhibsatay waa walaalkaa xarago .
take care god bless U SIS.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xoogsade

Tuesday, October 10, 2000 - 01:24 pm
Ha noolaado Galeyr.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mariixmaan

Thursday, November 02, 2000 - 02:35 pm
Guul guul ayaanu leenahay hadaanu nahay reer Galgaduud,Gado,Kismaayo. Doorashaduu ku guulaystay dr: Galayr....... Sida walaalahayo reer Borame ayaanu ugu hambalyeenaynaa.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.