site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

HAMBALYO PM-KA SOOMAAALIYA GALAYDH FROM LAASCANOOD TO MOGADISHIU.

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before October 29, 2000 #2): HAMBALYO PM-KA SOOMAAALIYA GALAYDH FROM LAASCANOOD TO MOGADISHIU.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xassan n.

Sunday, October 08, 2000 - 08:19 am
Waxaa dhacaya rasaas dabaaldeg ah, waxaa yeeraya, guux, waxaa kacsan dareenka shaqsi kasta oo dareen soomaaliyeed ku jiro.guud ahaan dalka qaasatan magaalo madaxda muqdisho ayaa aad looga soo dhaweeyey doorashadda prime ministerka soomaaliya CALI KHALIF GALAYDH. waxaad maqlaysaa mashxaradda dumarka,hambalyooyinka laysu dirayo,casuumado la sameeyey,galabta markii salaada maqribka la tukadey,ayaa inta badan masjidyada magaaladda muqdisho laga aqrinayey faataxooyin in illaahey u fududeeyo xilkaas loo magacaabay mudane galaydh iyo dhammaan doowladdatadan soomaaliyeed. waxaan leenahay hambalyo soomaaliyeey, this is new era of somalian people, waxaa goobjog ka ahaa magacaabistan,doowladaha, maraykanka,yurub,africa,dunida carabta iyo far eastiga.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cashrafi

Sunday, October 08, 2000 - 08:21 am
soomaaliya ha noolaato,soomaaliya ha midoowdo, soomaliya ha is raacdo, allaa weyn ninkii aaminaa awood leh.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

burco.

Sunday, October 08, 2000 - 08:26 am
Oo haddii la magacaabay raysul wasaare,muxuu8 soo kordhinayaa, waryaan xabaduhu idinka dhammaan, doowladdan ragbaa buur ugu dhakane.
middeeda kale galaydh hadaad doorateen oo daarood ahaan loo doortay, maxay ka yeelayaan daarood, macabdullaahi yusufbeey raacaan mise galaydh?.laba weji waqtigeedii waa dhamaaday laakiin daarood weli waa laba wejiile.laftana wey rabaan ludana wey jecelyihiin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hugun

Sunday, October 08, 2000 - 08:51 am
maanta waa maalin,soomali dawlad- beey dhisteen,daacad iyo qalbi wanaag ayaa loo baahanyahay in ay ku hana qaado,doowladdu sedexda bil ee hore way seex seexan, sedexda kalana weey soo fariisan sedexda xigtana, waxay qarin doontaa ama ku fatahaysaa waddanka oo dhan sidii webi fatahay.ninkii dabaal yaqaana ayaa ka bixi, hadaba qolooyinkan land-landku dabaal ma yaqaanaan? anigu kolleey u malayn maayo. laakiin biyaha looga dhex tegimaayo ee waa la dabaalsiin markii jenbiga la keeno ayaa la leeyahay dadkiina dhinac ka raaca yaah. waxayna wax ka qaadi doonaan heestii caanka ahayd (hugunku waa hugunku waa hayaankii bulshada cusub).

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DARUURAHA

Sunday, October 08, 2000 - 03:31 pm
KU ;isku sheege hugun ,hugun waydhacday oo waxey raacday aabahaa afweyne siduu xabaasha ugaley ayey udhimatey ,takale markaad leediin dawladbaadhalatey????????bal simaskax gala ileeyn weynu noolnee caruur uma sheekaynaysaane meeday dawladaad sheegeysaan?malaa macnaha dawladnimada mataqaanine ana majecli inaa wakhti badan iskagakiin lumiyee hadaad dawlad dooneyso waxaad eegtaa adoon fogaan DAWLADA JAMHUURIYADA SOMALILAN ,ee dalkeedii xoreysey,ee ladoortey,wadankoodii gudihiisii taas ayaa dawlada ,maaha tuugta japuuti fadhida ee kasookicike waayo waa dabiilayaal ,markaa ragaas adigu sacabatun iley ilaah baa taa kubadee maxaan kuuqabtaa , (LONG LIFE SOMALILAND)>>>>>.,,,,, /

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SUUBAN

Sunday, October 08, 2000 - 04:00 pm
Raali halaga noqdo Daruuraha caro badan baa haysee, Soomaliland andba kamidbaan ahay saaxib waxana aan leeyahay HANBALYO, HANBALYO, Soomaali waa u baahantahay dawlad iyo hogaamiyaba, maantana hadday dhalatay Towrad tallinaysaan, una talinaysa dadka baahan ee Dagan wadanka gudihiisa, soona xero galinaysa qaxootiga kala quban ee Soomaliyeed meelkastaba hajoogeena, Illaah ha la garabgalo.

Daruuruhu waa caraysan yahay waayo waa nin reer Hargasa ah oo doonayay in Soomaaliland hor marto marka lawaayo dawlad Soomaaliyeed. Waanka xumahay saaxiib anba taa waa rabay laakiin maanto talo inaga ayaynoo taalaa waayo Awdal iyo Sool iyo Sanaagba waxa ay raacayan Soomaliwayn Togdheerana badh ayaa raacay markaa inaga inoo taliyoo inoo gooya Hargasa iyo Barbara kuna soo xareeya dadkeena wali reyoonaya ee rumaysan Soomaliland.

Illaah ha na tuso dariiqa toosan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SHILKE

Sunday, October 08, 2000 - 04:09 pm
aryaa xoow yahay halkaan riyoonaa ee labaxay daruuraha, aryaa barga xaarkiinaa kufadhisiin ee ciyoon dadka sooraac.
soomaaliweyn hanoolato.
guuuuuuuuuuul dowlada cusub.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

TOGDHEER

Sunday, October 08, 2000 - 05:16 pm
ha bakhlaysee haw bixin.
cabaadka iska daayaa soomaaliyeey,haddaanu nahay
s/land cid aanu wax iskaga tirinaynaa majirto
waad ogtihiin SNM oo ahayd urur aan awood sii badan lahayn ayaa soomaali oodhan oo wada socota
oo aduunku ku caawinaayey hub iyo lacag,qabiil
kastoo soomaaliyina udagaalamaysay,waanad ogaydeen wixii geesiyadii SNM ay kusameeyeen
ciidamadii soomaaliyeed waa kuwii kabaha ka cararay,miyaad ilawdeen in geesiyadii SNM ay wadooyinka burco jiideen colloneyladiin katalinayay burco kii haysta policeka(CAPTAIN FAALSO),kii haystay ciidamada togdheer iyo nawaaxigooda(colloneyl CADCEED)iyo saraakiil kale oo waaweyn.
haddaba maanta oo aanu nahay DAWLAD ciidan xoogleh leh,cid aanu wax iskaga tirinaynaa baa yar
dhulbahante haddaydaan edeb yeelan waxaanu idinku sii dayn waraabayaashii reer DAAHIR ha idin liqaane.
cafis dambe ma jiro haddaad maanta diidaan s/land badda ayaanu idinku guri waad lasocotaan
ciidanka fadhiya QORULUGUD iyo OOG,
yaanay idin cunin cali khaliif wax idinka cilin
maayee.
SOOMAALILAND HA NOOLAATO HA ISRAACO!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abgal

Sunday, October 08, 2000 - 05:21 pm
areey darood xamaraan ku suguu habergedir gadaashooda anigaa fadhiyo xaad la qayleysaa... aniga intee iga galee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

rujnta-sheege

Sunday, October 08, 2000 - 06:10 pm
timie siib tiin abuur talo xumo abgaal utaallo waaye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SOOL

Sunday, October 08, 2000 - 09:33 pm
HORTA AAD IYO AAD BAAN UGU FARAXSANAHAY IN SOOMAALIWEYN AAY MAANTA DOWLAD YEELATA ADUUNKANA DHINAC KA RAACDO, WAAYO DADKA SOOMAALIYEED WAA UBAAHAN YIHIIN IN AAY IS QABTAAN OO IKU JECLAADAAN SOOMAALI AHAAN, GALAYDH NA WAXAAN U RAJEEYNAAYAA GUUL CIMRI DHEER IYO CAAFIMAAD QAB. WAXAAN SE KA XUMAHAY DARUURAHA ,BURCO IYO DADKAN KALIGOOD ISMAGACAABAY EE DAWLADA AAN LA GARANEEYN ISA SIIYEY EE SOOMALILAND ISKU SHEEGAAYA RIYADEEY KU JIRAAN, WARHOOY SOOMALI WEYN DHINAC MAAD KARAACDAAN WAA IDIIN DANE????????? WAX IDIIN AQOONSAN SOOMALILAND MA JIRTEE INTEEYDAAN CIDLO KU LUMIN OON BALAAYO IDIN KA RAACIN. MAAH MAAH WEEYN BAA WAXAY TIRI QOOYSATAYE YAA KUU XIIRI DOONA? MARKA IIDOOROOW ISDABA QABTA OO NACAAYBKA ISKA DAAYA WAX IDIIN KA FUTO XUN MALAHA E. QABIILADA AAYDAN GAARI KARIN OO AAD CAAYNAYSAANA ISKA DAAYA QARAARKII BAA IDINKA BATAYE.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Reer-koonfur-yaaban

Monday, October 09, 2000 - 02:23 am
Waar hooy Isaaqaw baadidaada cisho. Waar waa
maxay dhulbahantahan durbadiiba jawaajiista
noqday waar beer madoobe anigaa iska dhicinayee
baadidiina naga ceshada

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Somali

Monday, October 09, 2000 - 03:04 am
Maxaa hadalo kala miisaan weeyn isugu yimi meeshan! Xorriyaddu waxay keentaa in nin walbaa garaadkiisa hadlo, dadka akhriyayaana waxaa loo baahan yahay inay nuxurka kala baxaan. Dad baa ka hadlayaa dawlad Somaliyeed iyo mutaqbalka ummadda, dadna waa caytamayaa, qabiil ayeeyna ka hadalayaan. Waxaa haboon in lakala shaandheeyo farriimaha, oo aan la siideeyn hadalka sida qofka la baxay 'Reer koonfur yaaban' oo ah nin qudhunle ah oo caqli gaaban.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xassan n.

Monday, October 09, 2000 - 09:27 am
waxaan tegey, hargeysa...waxaa layweeydiiyey, waar yaad tahay?.waan ka soo tegey waxaan immi garoowe ,waxaa lay waydiiyey (war qolomaad ahayd),..waan ka soo cararay, beledweeyne ayaan tegey,(ar kumaad aheed?) ayaa lay weeydiiyey,waa ka soo tegey, muqdisho ayaan is iri ku qaboowso, (arreey yaad ahed hee)? ayaan ka war helay, waa ka soo cabdi bileeyey, baydhabo ayaan anoo caga jiid ah is iri iyada ayaa dalkaagii u fiyoow , markaasaan isku soo dhex tuuray markaasbaa ley weeydiiyey (arirow ay tahay hii)? cagteeyda ayaan soo maalay,waxaan haystey oo guntiga iigu xirnayd ayaan ku soo dhoofay. markaan yurub imid cidna qabiillkeeyga ima weeydiin, markaasbaan farxay oo kor u bood boo0dey...waxaan hoos ka iri Allaah qabiil kuma dhaqmaan.. waxaan ka war helay (hey negger..) dad kii dalka iiga soo horreeyey ayaan weeydiiyey micnaha ereygan igu cusub, markii la ii sheegay ayaan iri Allaah illeeyn waxay gaaladu qabiilkeeyga ii weeydiin waayeen, wey i garanayeen!!. soomaaliyeey sidaasi ma inoo danbaa?. hadaba anigu dowladdan 100% ayaan ku raacsanahay dawladdan soomaaliweeyn.. ha noqoto.. tii dadka ka tir tirta su aashi aan necbaystay..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xassan n.

Monday, October 09, 2000 - 09:29 am

hassan n.

Monday, October 09, 2000 - 09:48 am
waad ku mahadsantihiin in aad ikhyaarkiina u hadasheen.aflagaado qabiil iyo mid degaanba waaka caagantahay maqaalkeygan. mahad allaaleh.
waxaa inoo ballan ah home sweet home iyo summerka soo socda insha allah..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

former somali

Monday, October 09, 2000 - 10:50 am
Soomaaliyeey intaa qabiil isku haysataan xalay night club aan hor marayey waxaa hortiisa lagu haystey gabdhihii soomali ugu quruxda badnaa oo da'ddodu ayan ka weyneen 17 waxaana haytay dad lagu magacaabo kameekaan oo mad madoow marka idinkuna meeshan isaaq/darowd iyo hawiye isku caaya gabdhihiinana dariiqyada jirkooda ha ku gadeen wiilasha yaryana haka buuxeen xabsiyada magaalooyinka waaween ee maraykanka iyo canada.

Nacalaa idiku yaal idinka iyo wixii wax idila wadaaga.

From now on, I am not somali because you are nothing but retarted camel herders, uncivilized, morons, arrogant, ignorant good for nothing skinny legs, big belly, cowards, smelly mouth, cheap and caln minded losers.

Oh God, I am no more Somali and I am going to marry Muslim Philipino.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hawd

Monday, October 09, 2000 - 11:07 am
saaxiib faanka iska daa kuwa mashxarada ama
rasaasta cirka u ridayaa hadday run tahay
waa dad aan garanayn meel u roon iyo meel
u daran, waana kuwa aan caqli iyo dameertoona
lahay, horaa loo yiri dhuloos caga uu kugu
raacuu leeyahee malaha caqli uu kaaga haro.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xiis

Monday, October 09, 2000 - 01:06 pm
thats good one ;
dhulmahante cago uu kugu raaco ayuu leeyahay caqli uu kaaga harose malaha.
waxaa yiri abwaan hore.
macnaheedu waa dameeri dhaaan raacday .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Col:Beydan

Monday, October 09, 2000 - 04:25 pm
Nimankiinan Issaaq malaa cay wax aan ahayn ma heysaan oo ma halkaas baa Itaal idin dhigey? sida dumarkii cajiib nin Liita walgii looma jawaabo oo Faan Uhaysta INgiriisbaa u gumeysan jirey meel kasta la Taagan war isla yaaba rag baa Ilaah idinka dhigee Walgiiin Gaal kaad aragtaan Kabaha U qaada Awoowe yaashiina British ay COOK WATCHAN AND DRIVERS U AHAAYEN idina hadaad Diyaar ugu tihiin waxii xilka la haa ee Aabayaashiin yaqaanen in aad Xabashida u samaysaan ileyn soomali baa tidhi NINA CAARADII MA BAAJO BAHAL CAYDHIINKA MA DAAYO CAARE WAA DHALANKII Iidoor meel u joogaba waa Nijaas gaal ah oo sharaf islaan iyo mid somalinimo la hayn karbaashka ayey yaqaanaan Gabaygan dhagaysta ninkii kaliya ahaa ee Issaaq sharafta ka lahaa BARKHAD CAS aad BALAAYO CAS UGU YEEDHEEN ilayn waxaad diideen wanaaga iyo xoriyada uu idinla rabay "AAN OOYEE ALBAABKA II XIDHA" Hadalkaa macno weyn baa ku jira sabata uu u tiriyeyna waxay ahayd markuu arkay IIdoorka oo Adoon ah dhaqo xun xuna gaaladu baray shaqooyinka ay Britishu siin jireyna ey ahayd COOK.WATCHMAN AND DRIVERS taana waxaa xaqiijinaya gabaygii C/laahi suldaan timacade ee ahaa kana siib kana saar ayuu ku sheegay sadexdaa shaqo aan sheegay markaa idinkoo taariikh diinu sidaa u madow dahay inaad isku taagtaan ragii kaniisadaha Berbera Gumeysiga ka burburiyey inaad af qadhmuun ku soo taagto edeb daro ayey kuu tahay Run Ahaantii Qabiil somaliya idinka Liita ma jiro xag dhaqan xag diin iyo xag Taariikh

nabadey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Buuhoodle

Monday, October 09, 2000 - 05:04 pm
Ingiriis ama eey waday ama Iidoor waday

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

somali

Monday, October 09, 2000 - 05:49 pm
jagada harti baa leh laakiin tuuga galeydh oo xaaramika ah wax dhaama miyaa laga waayay harti.
waxaan ka jeclaan laha iyadoo idoor la siiyo si ay isu dilaan ,daaroodna fahmo shirqool ga loo dhigay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SOOL

Monday, October 09, 2000 - 05:59 pm
horta waxaan rajeeynaayaa in soomaali xoroowdo meelkasta oo aay joogto ilaaheeyna ka saaro dhibaatada,qabiilka, qaxootiga iyo ceebta aay ku jirto AAMIIN,<SOOMAALIYEEY TOOSOO ,TOOSOO ISKU TIIRSADA EE, HADBA KIINA TAAG DARANEE, TAAGEERA WALIGIINEE> <QOLOBAA CALANKEEDU WAA CAAYNOO, INAGAA KEENU WAA CIRKOO KALE EE, AAN CAADNA LAHAAYN, EE CAASHAQNAYEE,> INTAA WAA IGA HEESIHII WADANIGA WAXAAN KU XEJINAAYAA QOLADAAN WAALAN EE ISKU SHEEGEEYSA SOOMAALILAND SU,AAL AYAAN WEEYDIINAAYAA DOWLADAN AAD SAMEEYSATEEN YAA IDIIN AQOONSAN?? SOOMAALI WEYNSE MAAD DHINAC KA RAACDAAN,OOD WAX LA QEEYBSATAAN YEYDIN CIDLO KU QADIN OO EEYDII INGIRISKU IDIN CUNINE?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, October 09, 2000 - 06:06 pm
Nimankaan durbaanka tumaayaa, War maxaa indhaha iyo maskaxda idiinka qaadey?
-Ma hilmaamteen waxey mooryantu shaley idiinku sameesay.
-Ma waxaad dhafsateen Prime minister ku sheeg uu ku adeeganaayo A. Salaat.
-Mawaxaad la idiinka celin la'yahay Xamar oo aad ka sugeesaan iney idiin ilaaliyaan mooryantii shaley waddanka idiin ka saartay, dadkiinanah ku laayey, hooyooyinkiin iyo gabdhihiini ku soo fuuleen oo maanta uu General galaal idiinka dhigay Police iyo Military.
-Qarna ay shaarka badasheen maantanah la baxeen wadaada oo aynah berito maxkamadaha loo dhiibi doono!
-Kuwii waddanka oo dhannah iib gestay, guryahiina iyo dhulkiina xoog maanta ku heysta lana baxeen baayac mushtariinta.
Hadaad ogsoonaan laheedeen qorshaha la idiin la maagan yahay maanta ma ayduun durbaan tunteen.
Dad iska dhiga kelligood taagnaan karta iskunah filaan karta wax faiido leh oo ay A. Salad iyo reer Xamar idiin heeso ma jirto!!!!
Waxaad mooda dadka durbaan u tumaaya dawladaan hadii laga reebo mooryanta ay faiidada ugu jirto ay yahiin dadkaan isku kalsooneen iney kaligood tagnaan karto!
Intaas waa iga talo!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

filsan

Monday, October 09, 2000 - 06:28 pm
TO:somali ku sheeg waryaa ninkagan warsangali ee nacaska maxaad ku caayi galaydh maba taqaanide mise aqoontisad ka hinaastay war awalba warsangali dad mahayn nin dhulos ah buu ahaa ninkii u bixiyay DAWLADAHA MAQAN nacasnimo dartood meelna kuma filnidin ee meel fadhiisto dadka daaya mise ina hoyahaa abshir baad jagada la rabtay .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BURCO

Monday, October 09, 2000 - 07:38 pm
BURCO.
UGU HORAYN WAXAAN TAAGEERAYA RAIISAL WASAARAHA CUSUB EE SOOMAALIYA MR GALAYDH.SIDA LAGA DHEREGSANYAHAY SOMALILAND INTA BADAN CAALAMKU WUXUU U SHEEGAY INAAN WAX AQOONSI AH LASIIN DONIN INKASTOO WAXKASTA OO CAALAMKU USHEEGO CIGAAL IYO DIRKIISU AANAY SHACABKA SOO GAADHSIIN,IYAGOO RIYO BEEN AH DADKA KU MAAWEELINJIRAY.WAXAY ILA TAHAY MAR HADII GALAYDH YAHAY NIN REER WAQOOYI AH ,AQOONFIICANAU LEEYAHAY SIDA ARIMUHU YIHIIN ISAGA AYAAN U DAYNAYAA SIDUU U QANCIN LAHAA BEESHA ISAAQA OO HAGARDAAMO AAD UTIRABADAN KA TIRSANAYSA WALAALAHOODAA KOONFUREED
MIDA KALE WAXAN WALAAHA SOOMALIYEED XUSUSINAYAA IN LAYSA SAAMAXO WIXII HORE U DHACAY.HADALADA AAD QORAYSAANA KA YAREEYA WIXII CAY AMA AFLAGAADO AH.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wiil Hayaag,Toronto

Monday, October 09, 2000 - 08:35 pm
Hambalyo,Hambalyo,Hambalyo
Waxaan aad iyo aad ugu hambalyeynayaa rasalwasaare Cali Khalif Galeydh. (Ka naxow nafta waa,Nacabkow ku samee gacalkow ku naax.) Waa soomaali buuxa,waa wadani reer darwiish ah, waana mutacalim karti badan oo awood u leh inuu wax badan u qabto dalka iyo dadkaba laga soo bilabo Kismaayo ilaa Saylac haduu helo dad daacad ah oo la shaqeeyo,waa nin saaxiibo badan ku leh mareykanka oo ah xarunta laga maamulo aduunka,markaa somaaliyeey hala caawiyo.
Hambalyo rasalware cali khalif.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qaran

Tuesday, October 10, 2000 - 01:15 pm
warku waa cad yahay waagiina wuu baryey, hadaba doorashada khaliif waxaan u arkaa inay tahay mid loo baahanyahay waayo? aqoon baa lagu doortay ee qabiil laguma dooran. BULSHO- BILE
waxaan dhaar kumarayaa in somaliland go'ideeda ka xigo geeri, sababtoo ah inyar mooyee inta kale way gaaloobeen sidaa darteed hadeysan somali weyn aysan sooraacin waxaa lagu qaadayaa dagaal aan loo kala harin si loo soo qabto dabadhilifyada xabashida.
PS! hayga raali ahaadeen walaalehey reer somaliland ah ee wax bartay fahmayana waxa aan ka hadlayo oo ah in soomali oo idil isku meel kasoo jeestaan ee aan loo yeelin riyada AMXAARADA.oo ah in soomaaliya kala qeybiyaan oo anaan xoogii soomaliya ee hore dib dambe usoo noqon ileyn waxaan ahayn dowlada afrika ugu xooga badan,xabashiduna waxay noo arkeysay cadawga keliya ay leedahay islamarkaana ka quwad weyn.
sidaa darteed riyada xabashida diidey in ay hirgasho. somali ha noolaato.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kebed

Wednesday, October 11, 2000 - 09:26 am
ALLAHU akbar ,..ma moodaa in ra`yigan aad loogu dooday oo intii wax garanaysey iyo cawaantii isku heleen,???. waa wareey waabaa beryey. dadbaa weli doomnaya in ay mugdiga iskaga jiraan oo ay amxaaro iskaga dhigto (top guys) iyaguna dhuuni baryaan. goorma ayeey ahayd markii aan lahayn...(innagu quursi diidney) hadaba inta ina qoob sacleey daba socota ha dhacdo,waana in maalin la soo hortaagaa maxkamad, laguna eedeeyaa sabbotage.
soomaaliya ha midowdo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, October 11, 2000 - 06:19 pm
Waa iney dhawaan Somaliland iyo Puntland mushaarada ka jaran nimankaan dabaal dagaaya.
Sidee ayagoo labada dhinac ku jira mushaarna ka qaata ay mid saddexaad ugu boodi karaan?
Ma lacag ka badan baa loo sheegay?
Mise lacagtii beenta aheed oo Xamar ka buuxdeed bay ruun moodeen?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, October 11, 2000 - 07:00 pm
haddaad dhimanayso dhareerkaa layska duwaa.
dhulmahante cidii tiraah waxbaanu dhisaynaaba ha daba ordaan maxaa yeelay ayagu keligood meel ma istaagi karaan waxaana baqdin badan ay ka qabaan h/jeclo oo ay kabaqayaan in ay dhulka ka qaadaan sidii horeyba ay uga qaadeen CAYNABA,OOG,CIID,iwm.
waxaan haddii aan nahay S/LAND aan marnaba laga noqonayn goosashada ama ooy ama xaar anaad ii xirantay dhulmahantoow,cali khaliifkaad sheegteena xamar baa lagu rasaaseeyey oo hotel ayuu ku xiranyay,marka intee buu xukumi..lol
waad isku kaaya dirteen naxariis iyo kolkoolin dambe majirto feedh iyo laag ayaa laydinku wadi
baarlamankaad sheegaysaana madax furashaa loo heestaa.
midda ETHIOPIA,anagu waxa aanu xiriir fiican la leenay ethiopia waa jaar ayagaana nooga dhow
soomaalida koonfur.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

faysal

Wednesday, October 11, 2000 - 07:03 pm
ninka BURCO sheegtay waa beenaale ah dhulmahante, anigoo ah h/yoonis burco anaga iyo h/jeclo ma maqli karo koonfur iyo wixii u kaba qaada soomaaliweyn ma rabno.

S/LAND nooolooooow

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gabyow

Thursday, October 12, 2000 - 05:10 am
Faanka ma dhaftanoo idoor salaad amar waxuu ku siiyay dawlada ithopia hada wixii ka dambeeya inay jirin dawlad gobleed oo lala soo xiriiro madax waynaha mardanbana somaliya la iska soo galin badeedana la isticmaalin markaa idoor see yelaysaan mahad lee ku jiraysaan waridkiin wasee ey yahay.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.