site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

HA ISKU CANAANANINA WAXA AYDAN OGAYN OO ILLAAH OGYAHAY

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before October 29, 2000 #2): HA ISKU CANAANANINA WAXA AYDAN OGAYN OO ILLAAH OGYAHAY
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, October 08, 2000 - 11:56 pm
ASALAMU CALAYKUM
BACDA SALAAN WALAALAYAA ILAAHAY KA BAQA UNA SOO NOQDA ISAGA ISAGA AYAA INA KU FILANE OO INA GAADHSIIN WAXA AN DOONAYNO .
WALAALAYA WAXAAAD MOODA IN AAN WELI LAGARAN WAXA INA HAYSTA, WAXA AYNA U BAAHANTAHAY FEKER DHEER OO UU QOFKA CAQLIGA LIHI KU EEGO WAX SIDAA DARTEED WIXII ILLAAH QORO UN BAA QORAN EE HAYSKU CAAYINA WAX AYDIN GARANAYN JOOJIYANA QABIIL CAYGA IYO QABIIL WAX KA SHEEGA WAA WAXA HALKAA INA DHIGAYE , DAWLADIHII HORE WAXA AAN KA FAAIIDNAY QAYBI OO XUKUN,TANA WAXA AY NOQON RABAA OG LAAKIIN IIMAANSADA IYODA O WAX WEYN LOO DHIIBAY HADANA WAXA AY QAADANAYSAA IN WAX LA SAXO WAQTI DHEER.
MARKA ANIGU WAXA AAN TAAGEERAY INSOMALIYA DAWLAD YEELATO OO AY DHAMAATO XABADA DADKA LAYSKALA DHACAYAA,RAGA QABTAYNA WAA UGU DUCAYNAYAA EE MASKAXDA KA SHAQAYSIIYA DADYAHOW
ASALAAMU CALAYKUM ILLAAHAY KA BAQA

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.