site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Dowlada cusub ma waxaa loo dhisay Habargidir oo kaliya?

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before October 29, 2000 #2): Dowlada cusub ma waxaa loo dhisay Habargidir oo kaliya?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xaq-u-dirir

Monday, October 09, 2000 - 12:13 am
Soomaaliyey waxaan ka mid ahaa dadka u ooman in la helo Dowlad Soomaaliyeed. Dowladii lagu dhisay Carta aad ayaan usoo dhaweeyay anigoo is lahaa waxay noqon doontaa mid caadil ah. Waxaa soo ifbaxaya maalinba maalinta ka dambeysa iney usii jan-jeerto dhinac qabiil kaliya (Habargidir). Tusaale ahaan:

Jan. Maxamed Nuur Galaal: Gudoomiyaha Gudiga Nabadgelyada Qaranka (Ceyr)

Xasan Daahir Aweys: Gudoomiyaha Maxkamadaha (Ceyr)

C/aahi Cadow: Gudoomiyaha Gudiga loo diray lasoo xaajoodka Itoobiya (Sacad)

Socdkiisii dibada waxaa ku wehliyey laba nin oo Habargidir ah, halka qabaa'isha qaarkood cidna kaga jirin.
Hadaba Soomalliyey Saan cadaalad miyaa. Almiino Afweyne aa la qaatay oo qabiileysiga bilaabay goor dhexe, laakiin kan waa ka daranyahay macallinkiisa!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

soomaali

Monday, October 09, 2000 - 12:33 am
warninyahoo waxaad sheegto miyaad waysay.anigu ma'ahi qabiilka aad soo sheegtay ee waxaan ahay nin islam ah oo soomaaliyeed.dadkuna wixay leeyihiin qof wanaagsan iyo qof xun.marka walaal wanaagey wadaan ka raac xumaantey wadaan ka tag oo ha ku aakhiro seeginee.raalina iga noqo hadii aad xumaan u aragtey hadelkayga.ninkaad sheegayso oo itoobiya loo diray hadaad la socoto doorashadii qabiilada aad xiiseynayso ayuu kaalinta labaad ayuu ka kale xaga madaxweynimada .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sahra

Monday, October 09, 2000 - 06:24 am
waa saxe waa wax laga yaabey taas


ma runbaa saxiib anugu sidaas uma kal aqaan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

j.haji

Monday, October 09, 2000 - 08:35 am
hadii ina salaad salaad booy qabiil wado iyo hadii
kaleba way soo bixi. waxaan filayaa in casharo fiican lagu qaatey burburkii dagaalkii sokeeye
marka ninkii isku daya musuqmaasuq, qabiil ,eexdaro ,soomaali kala qaybin iyo wixii la hal maala i swear to gud there will be another
fucking bloodshed in region.

we will not accept no more corrupted people
in the top positions.

marka ha layska daayo cuqdada qabiil walaahi inaanan habargidir iyo hawiye midna ahayn un dhowayn but i am saying please give that man a chanceand see what he can achieveor accomplish.

peace and love to those who consider unity.

by j. haji

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Nasiib_fiican

Monday, October 09, 2000 - 10:33 am
Asalaama caleykum Dhamaan.
Anoon asalkeygu aheyn Habar Gedir ayaan jecelahay in aan ra'yi kuugu darsado. Waxaan kaloo jecelahay in aan kuu sheego sababta aan ugu bilaabay in aan cadeeyo in aanan aheyn Habar Gedir. Madaama JIRADA QABIIL ay aad Soomaalida ugu badan tahay, hadii qof naga mid ah fiicnaan tiisa laga hadlo, kuwo kale ayaa kuugu eedeynaayo in aad u qabiil tahay oo sidaa darteed uga sheegtey wax fiican.
Maanta rag faro badan iyo dumar ayaa ugu jiro dadaal faro badan oo waqtigooda iyo xoogooda iyo maskaxdooda geliyey sidii aan dowlad u yeelan laheen. Waxaanse kuu sheegaa in ay ragaan isugu jiraan, mutacalim, tuug, mujrim, dhiigyo cab iyo wax lamid ah.
Maanta waa in aan ula hiilo tagnaa waxa fiican ay wadaan oo xumaantooda dib u dhiganaa. Waxaa jireyso maalin maxkamad cadaalad ah ay jirto in aan soo saari doono kuligood C/Qaasinba ha ugu horeeyee hadii uu dambiyo galay markii uu u shaqeynaayey dowladii Siyaad Bare. Kuwo badan oo sidaas oo kalena waa ku jiraan laakiin maanta waxay dadaal ugu jiraan wax noo wada fiican ee aan fiicnaanta ku raacno.

Mana ka aqbaleyno in ay ku bilaabato xumaan iyo musuq maasum oo asaas xun ku bilaato.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wiil-abgaal

Monday, October 09, 2000 - 10:52 am
ar ma iljeexaad wax ka sugaysaa, ar nimankaan wax madaxa ka kubiyay yaqaaniin, haddii kale saa aragtid waaye. abdulqaasim madexweyne, guduga nabadgelyada galaal, maxkamada iljeex qamiis diin gashtay waaye, guddiga wada xaajoodka dibadaha, iljeex kale waaye.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Somali

Monday, October 09, 2000 - 01:09 pm
Sorry to look ignorant but what's iljeex?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

huda

Monday, October 09, 2000 - 01:30 pm
maad beenta iska daysaan rasalwasaraha soo nin darooda ismacil ah amaha iska aamusa ilaahay dawlad buu nasiiye.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdikarim hassan

Monday, October 09, 2000 - 01:54 pm
weligaa haka sugin somaliya inay ka dhalato
dawlad cadaalad ama daacad ah dadqaladii oo
sidoodii ah dhaarbeenlayaashii ayaa dib inoogu
soo noqday habargidirna eeda dusha ha kaa saarin
waa dadqaladii oo qabiilkasta leh uunbaa soo
noqday.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.