site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

HARGAYSA USING TRAFFIC-LIGHTS

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before October 29, 2000 #2): HARGAYSA USING TRAFFIC-LIGHTS
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

REPUBLIC OF SOMALILAND

Monday, October 09, 2000 - 03:42 am
HARGAYSA: MARKII U HORRAYSAY IYO LAYDHADHKA GAADIIDKA KALA HAGA.

Hargaysa(Jamhuriya). Nidaamka nalalka kala haga gaadiidka ayaa markii u horraysay ka hirgalay shalay magaalada Hargaysa. Mashruucaas waxa hirgalisay dawladda hoose ee hargaysa.

Habkan cusub ee traffic lights-ka oo markii u horraysay ka hirgalay waligeed magaalada Hargaysa ayaa waxay dawladda hoose bilawday in ay baahiso ogaysiisyo laga sii daynayay codbaahiyayaal dadweynaha loogu sheegayo qaabka uu u shaqaynayo nidaamkani.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ascad

Monday, October 09, 2000 - 04:16 am
taasi waxay dan u tahay dadweynaha reer
hargeisa, waxayna ila tahay inay dadaalayaan
markaa talo waxay taagan tahay somaliyi ma
jirtee yaan laga badin ruux walooba.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.