site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

TO BEESHA MUDULOOD

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before October 29, 2000 #2): TO BEESHA MUDULOOD
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WARMOOGE

Monday, October 09, 2000 - 07:08 am
Akhyaareey dowladdan qabiil walba meeshuu ka joogo waa cadesytey ee reer mudulood warka cadeeya xaalkiina waa la fahmi la'yahaye.

Isaaq: Mucaarad
Daarood:
Mareexaan/Dhulbahante way raacsanyihiin.
Majeerteen 80% way raacsanyihiin C/Yusuf xulafadiisa lee ka hartay.
Ogaadeen/ No idea.

Habargedir/Wary raacday dowladda marka laga reebo qqar sacad ah oo wali aaminsan inay somaliya qabsadaan beeraha koofurna xalaalaystaan.

Digil/Mirif/ 90% way raacsanyihiin marka laga reebo shatigud iyo xulafadiisa.

Mudulood warka kena gaar ahaan Abgaal ow cusman. Will you trust dowladaan ay madaxda ka tahay Habargedir oo aad taqaanaan inay Xamar dhinac yar idinka siisay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wadane

Monday, October 09, 2000 - 09:36 am
AAAAAAAAAmus AAAAAAAAAAAAAmus neeeefyahow

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

adan a. ali

Monday, October 09, 2000 - 09:55 am
haa kuma garanin ninka soo waydiiyey su aasha beesha mudulood ama ilmo cismaan waxa ay ka qabaan baarlamaan cusub haa waan ku faraxsanahay in ay soomali nabad wadahesho marhadii mar hadii aad ka dhamaan wayseen abgaal iyo habar gidir ooay soomaali u xayirneyd ama aad ku kala safneydeen abgaal iyo habargidir hadii aad waxgarad tahayna waad garan kartaa in ay ayaga ay soomali uxayirneyd mudo dhan 10 sano (ilmo hiraab)
mid kale ku xasuusiyo abgaal meel yar ma qaado waa soomali qabiilka ugu dhulwayn hadan hotelada dajisey soomaali oodhan inta aan ka ahayn abgaal
iyo habargir waxaana u filaayaa in aan is wada og nahay hadii aan nahay dadka aad taqaan (hiraab)
soomaali kama maraaranto hadana ayaga ayaa howsha idiin wadee ka warsuga meesha aan idindhigno mar hadii ay soomali ka dhamaanweysay
(hiraab iyo ilmo mudulood ) waxaan filaayaa in aad garataan in aan meel aan ahayn tan hada dhala
tey in ay dan ugu wada jirto soomali oodhan eela safo mudulood ama hiraab hurimeysaan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Aw_Mudulood

Monday, October 09, 2000 - 10:08 am
Hadii aan ahay Mudulood, waan raacsanahay maanta. Kana fiirso hadalmkeyga waa MAANTA. Hadii ALLE yiraahdo beri waa mid kale. Ninkasta oo Soomaali ah MUJRIM, MUNAAFUQ, TUUG, DHIIGYOCAB iyo wixii la mid ah oo maanta dadaal ugu jira in Soomaali dowlad ka dhalato waa in la taageeraa. Maadaama waxa uu u dadaalaayo ay tahay wax noo wada fiican.

Waxaad tiri - Will you trust dowladaan ay madaxda ka tahay Habargedir oo aad taqaanaan inay Xamar dhinac yar idinka siisay. Waxaad ku cadeysey in aadan raali ka aheyn. Marka waxaan ku weydiiyey ma waxaad ku talo gashey kuwa kuugu ra'yiga ah in aad meeshaan ka aragto. Inkasta oo ra'yi kala duwanaanta aan u baahan nahay. Laakiin ma diidan tahay in aan helno Dowlad iyo nidaam iyo nolol aan AK-47 iyo xabad ku dhisneyn.

Badankeed hadii aan nahay MUDULOOD waa kuugu raacaayaan maadaama jirada XUKUN JACEEL aad noogu badan yahay. May be that is why an Abgaal member failed to win election. Brother look for the positice side, NOT the negative side because can lead your mental state ??

Thanks for the oportunity.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jiheeye

Monday, October 09, 2000 - 10:27 am
Neefoow: Adigoo Mudolood ah sidaad u neefsataa.
Mudulood soo nigii mooday maaha meel loo saxara tago. Waa kala fadhiistada qufac dhuuska dadka.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ruun

Monday, October 09, 2000 - 10:55 am
Warmooge halkee ka soo xigatay tirradda ah 80% MJ waa ii raacsanyihhin "dawlada" ku sheegta?

JOOGI BROBOGANDDADA IYO ISTAATISTIKADDA BEENTA AAD LA WAREEGEEYSO.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.