site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

REER BOOSAASO KALIYA

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before October 29, 2000 #2): REER BOOSAASO KALIYA
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BOOSAASO MAN

Monday, October 09, 2000 - 12:44 pm
WARKA NAGA SOO GARAY BARI WAXUU SHEGAYAA INUU CABDULAHI YUSUF SI DAYAY 80 MAGAALDA OO XIRNAYD HADAN AY WAX YEELO WAA WAYN MAGAALADA UGAYSTEEN DHAC IYO DIL AH MUXUU ARINTAAS UGA DANLEEYAHAY CABDULAHI YUSUF HADAAN FIIRINO?MA XUMAAN QADAC AH MIS WAX KALE?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Somali

Monday, October 09, 2000 - 01:04 pm
boosaaso - wac c/lahi asagana waydii..LOL

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

TIINLE

Monday, October 09, 2000 - 02:41 pm
Waa tuugo ilma adeeradiis ah reer Mudug ah oo uu doonayo in inta aan dawladdu cusubi soo gaadhin in ay wax bililiqaystaan. oo dhacaan bakhaaradiina iyo dukaamadiina.
haddaba idinka ayey idin jirtaa la haystayaal yohow sidaad isaga celin lahaydeen.

haddii aad reer bosaso run ah tahay igala soo xidhiidh saaxiib addreska
dalamr123@yahoo.com

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.