SOOMALIYEY MAXAA KA QABTAAN IN QABQABLAYAASHA DAGAALKA LAGU SOO DARO DAWLADA AMA WASIIRO LOO MAGACABO SIDA ,CIGAAL, CABDULAHI YUSUD,CAYDIID, YALAXOW QANYARE,CAATO IWM
Monday, October 09, 2000 - 01:35 pm somaliyey hada waxaa lagaaray xiligii la soo magacabi lahaa wasiiro maxay idinla tahay in rgaas qabqablayasha lagu soo daro dawlada.
Monday, October 09, 2000 - 01:44 pm dadqaladii hore ayaan ka qaylinaynaa adna kuwa kale ayaa nagu soo wadaa taas macnaheedu somali yaan waxba ka harin miyaa kuwaas inaga daayo ma haysaa dad xalaal ah, kana madax banaan dilkii, dhici iyo dhibaatadii soomaaliya ka dhacday, in kastoo ay jiraan dad badan oo kugu raaci doona taladaada.