site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

CABDIQAASIM: WAA GACAN-KU-DHIIGLE

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before October 29, 2000 #2): CABDIQAASIM: WAA GACAN-KU-DHIIGLE
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CAAQIL

Monday, October 09, 2000 - 03:20 pm
CABDIQAASIM SALAAD wuxuu 10kii sano
ee dagaalka socday waday qorshe uu ugu
yeeray IRIR,isagoo la kaashanaya Iidoor
iyo Hawie in la baabbi'iyo Darodka.

Marar badan ayuu u tagay Cigaalka fadhiya
Hargeysa, ujeedadiisuna ahayd inay
Iidoor iyo Hawie iskaashadaan.

Maanta madaxweyne?, waa yaab. waxba
kama duwana gacan-ku-dhiiglayaasha kale

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdikarimmhassan

Monday, October 09, 2000 - 03:28 pm
saaxiib ninkaan caaqilka sheeganayaa adigoon
qabiilna caayin marka hore qabiilkiinu imisa
tuug ama dhiigyacab bay leeyihiin.maxaad u
qarinaysaa, ina salaad boy inuu dhiigyacab yahay
kuguma diidani ee waxaan ugu diidanahay ----
qabiilkaygu waa ceeb ka saliin dadka kalena
waa wada dhiigyacab, taas weligeed soomaliyi
ku heshiin mayso.saaxiib aan ka xorawno
duliga qabiilka ee maskaxda inaga haysta ilaahay
aan u noqono sidaas baan aakhiyo iyo adduunba
guul ku gaari doonaa isha-allah,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CAAQIL

Monday, October 09, 2000 - 03:32 pm
TO: CABDIHAKIMXASAN

Walaal kuuma diidani in qabiilkaygu
leeyahay gacan-ku-dhiiglayaal badan

waxaanse halkan ku soo bandhigyaa
inuusan Cabdiqaasim ahayn nin ka
fiyow dhibaatada Somaliya

Guud ahaan soomaalida waxay u haysataa
nin aan waxba ku lahayn dhibaatada
Soomaaliya,laakiin sidaas ma aha

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

TIINLE

Monday, October 09, 2000 - 04:00 pm
Waar heedhe innagu dad yar yar baynu nahay
ninkaanna aqoon umal lihin. aabayaasheen ayaa shirka tegey isaga ayeyna doorteen, ilaa hadda intaan ka aragnayna waa nin si fiican oo islaanimo ka muuqato u hadlaya. markaa cammii haddaad qabiil necebtahay waa mid ee aflagaadada jooji.Runta ha qarin baslse si asluub leh ....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SUUBAN

Monday, October 09, 2000 - 04:17 pm
Waar heedhaha dadyow "DHARGEY" ee ay caydhu masruufto, iska daaya xaasid nimada oo dadka masaakiinta ah ee Soomalia ku gaajoonaya ha u qoonsanina Rajada qudh ah ee ay qabaan.

Haddii la raadiyo Gacan ku dhiiglayaal waa badan yihiin ee waa in hore loo maraa oola gudbaa wixii dhacay lana siiyaa chance dadka dhibtaysan ee Schoolada iyo dhakhtrada la haddaad idinku ku nooshiin Cayda Qurbaha.

Ninkan maanta la doortayna kama duwana ragii soomaaliyeed ee aabayaasheen ka midka ahaayeen ee u shaqeeyay Qaranimamii Soomaaliyeed. After all 80% of the population was employed my the government so who is free from Siyaad's legecy?

Allah ha na tuso dariiqa toosan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdikarim hassan

Monday, October 09, 2000 - 04:35 pm
suuban haddaad adigu cayr qaadato ma waxaad
mooday in dadka oo dhami qaato, waxaan qurbaha
ku noolahay in ka badan 10 sanno weligayna cayr
uma xaadirin, markaa saaxiib ma waxaad na leeda-
hay runta ha sheegina, taasi waa waxaan ku diiday
dawlad african ah, suubaneey na dadka aay u
sheegaynaa sidii ay isaga celin lahayeen dadqalada
cusub ee hadda soo baxay.rajada aad doonaysaa
maxay tahay suuban haddii ay dib ugu soo noqdeen
xukunka kuwii hore soomaaliya u burburiyey mise
suuban lama socotid wixii soomaaliya ka dhacayba
oo waa horaad seexatay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdikarim hassan

Monday, October 09, 2000 - 04:41 pm
caaqil hadda ayaan wada hadli karaa waxaan ku
leeyahay caaqil sidee baan soomaliya ku badbaadina
haddaan adiga talo ku waydiiyo, ma culimadaan u
dhiibnaa ma aqoonyahan ka madax bannaan qabiil
baan raadinaa mise qabiilooyinka yaryar baan u
dhiibnaa talada intaan ka taqalusno daaarod, isak
iyo hawiyaaba.kuwaas oo aan qabo inay soomaaliya
burburiyeen qabiil kastaana wuxuu haystaa boqolaal
gacan ku dhiigle.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

suuban

Monday, October 09, 2000 - 05:13 pm
TO:abdikarim hasan

haa cayr baad qadataa bal wax qaad nacas yohow qooqan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdikarim hassan

Monday, October 09, 2000 - 05:28 pm
suubanay maxaad ku ogaatay in aan cayr qaato
adigaan i caayin ilayn kumaan caayine miyaadse
ogtahay meesha aan joogo, haddaan runta kuu
sheego waxaan shaqo soo galay saaka saacadu
markay ahayd north america 06.00subaxnimo
ilaa haddana waan shaqeysanayaa doodaha somalidana
waan ka qaygelyaa markaa sory sister ka fiirso
haddaan caytamin, mise waxaad ka mid tahay inta
qabiilku dishooday ee maskaxda ka galay oo aan
qabiil mooyee iimaan kale lahayn, maxaadse la
gubanaysaa ma waxaad ka mid tahay intii somaliya
soo burburisay soona xaday, maxaadse uga xuntahay
haddaan dadka soomaalida uga degay kuwii hore u
soo burburiyey hilibkoodana haadda cunsiiyey.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CAAQIL

Monday, October 09, 2000 - 05:37 pm
TO:CABDIKARIM XASAN

Walaal, waxba kama Somalia haday maamulaan
dad ka dhashay qabiilada yaryar, dad waxbartay

Laakiin mid ayaan ka degayaa:

1) Somaliya ma in diin lagu maamulo
2)ma aha milateri inuu maamulo wadanka
3) mana, sida ay tahay, in qabiil wax lagu
qaybsado

Dad waxbartay ama waaya-arag ah, qabiilka
uu doono ha ka dhasho

CABDIQAASIM, waa nin gacan-ku-dhiigle
ah, mana waxaan halkan ku soo qoray,
xataa waan u gudbiyey shirkii Carte, ama
ha la dhageysto ama yaan la dhagsyan,
ujeedayduna waxay tahay in dadka ay
ogaadaan ninkani inuusan ka fiyoobeen
dhibaatada Somaliya

nabadeey

NINKA LEH JAANIS SIIYA SOMALI, waxba
qabo walaal, ee laakiin i faham

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdikarim hassan

Monday, October 09, 2000 - 05:48 pm
caaqil waan ku fahmay, waxaana filayaa in aynu
isku aragti ka nahay dadqaladan soo baxay iyagoo
doonaya inay soomaalia isa sii raaciyaan wixii ka
haray, laakiin saaxiib iyaga lama yaabani waxaan
la yaabanahay kuwan daba socda dadkana afka goos-
anaya haddii la soo hadal qaado sida suuban oo
kale oo aannan garanayn meesha ay ka kulushahay,
suubaneey waxaad doonto dheh anigu kama daalayo in
dadka soomaalida ah u sheego inay iska difaacaan
dadqaladan dawladda sheeganaya doonayana inay
soomaalia mar kale dagaal ka oogaan wixii ka
harayna isa siiraaciyaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

LOL

Monday, October 09, 2000 - 05:50 pm
WOULD SOMALIS GO DOWN THEIR HUSBAND OR THEIR MAN?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

suuban

Monday, October 09, 2000 - 05:53 pm
TO:abdikariim

Hada ma waxaad ku doodi dawlad ma rabo ama diid ama yeel waad ku qasban tahay hadii kale waa lagu edab bari ee dadkaga dhinac karaac yaanad lumine dhinac ka raac heestaas ma xusuusataa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdikarimhassan

Monday, October 09, 2000 - 05:55 pm
suubaney see you tomorrow iam going home insha
allah, doqona ma ahi waxaa doqon ah kuwa qabiilku
maskaxda ka galay sida adiga oo kale.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdikarim hassan

Monday, October 09, 2000 - 06:00 pm
dadka lunsan sida adiga ookale aniga iyo inta
waxgaradka waxba nooma sheegi karaan dood baana
inaga dhaxaysa dawladdan weligay taageeri maayo
adiguna iguma khasbi kartid wax aannan doonayn
waad lunsantahaye la tali naftaadan habawsan ee
qabiilku dishooday dhuuxana la galay.habeen
wanaagsana haddaan kugu kululaaday aan is cafino
ilayn adiguba intaas waad i caayaysaaye.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

suuban

Monday, October 09, 2000 - 06:07 pm
TO:cabdikariim

Dawlada qasab baad ku ogolaan marka labo wiil kalyaha qoryo kaa gashaan ee ha sugu waayin cayrtadan iska guro.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MAHAMED

Tuesday, October 10, 2000 - 02:24 am
caaqil

ceyr yaa qaatay oo qaad meelaha ku cunay
yaa maqayadaha fadhiisatay yaa qabiil ka sheekeystay...

dawldan dhalatay waxay u dhalatay dadka masaakiinta ah ee degan somalia..

dadkeena dhargay ee qurbaha jooga iska aamusa, inkaar ha idinku dhacdee, kuligiin baasbooro ajnabi ah inta aad wada qaadateen mid qaatay canedian mid qaatay swedhish mid norwejian ah waxaan idin dhihi lahaa aamusa, hadii dadka masaakiinta ahh ee degan somalia ay helaan rajo jar waa dawldan cusubee maxaad u qaylisaan,,.

inkaar idinku dhacdee...
dr cabdulqaasim waa nin waa nin xalaaal ah waana u duceeynay ilaaheey ha la gacanqamto xilkaaas..
dadkan jiran ee qurbaha joogana naarta alaha idinku aruuuriyo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdikarimhassan

Wednesday, October 11, 2000 - 01:13 am
haddaad nin aan weligiiba xalaal arag aad u
ducaynayso kuna sheegayso xalaal allaylehe
adigaan xalaal ahayn ahna kuwii xaaraanta
iyo bililiqada lagu soo koriyey.

hargeysa

Wednesday, October 11, 2000 - 01:37 am
waar iskuma jirnee waxan aheey somaliland
waxan somalia leeyahay
good luck

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shilke..

Wednesday, October 11, 2000 - 10:44 am
Abdikarimhasan,.
meesha dhuusada iyo qabiilka kala bax, midda kale habar fadhida legdin wax kala fudud..
north america ayaad xulus weeyntahay tolkaana kutaan ayaa dhammeeysay,. war doowladdani waa tii carruurtii iskoolaadka geyn laghayd,ammaanka sugi lahayd,waddooyinka dhisi lahayd,waddankii qalibmey kuwii toosin lahaa weeye. hadaba adigu caydhaadaas ka feker meeshaasna xulus iyo dhuuso badnaw.. taada ka hadal mida kale dowladdani ummada xalaasha ah ayeey iu dhalatay ee adoo kale uma dhalan, ee orod amxaarada kadaba naagee..midda kale jirrada qabiil ee aad qabto ummaddii oo dhan daawooyin ayeey ka cuneen wana ka raysteen adiga bes ayaa hadda jiran,haddii aad dad la sheekaysan lahay waxaan kula jeedaa dad.. sidan waad dhaami lahayd. dadkaaga dhinac ka raac intii aan jeego dhirbaax kugu dhicin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ABDIKARIM HASSAN

Wednesday, October 11, 2000 - 10:56 am
TO SHILKE
ALAYLEH HADDII QOF DHUUSO MEEL LA FADHIYO ADIGAA
DHUUSO LA FADHIYA, KAMA FILAYO INAY WAX DHISAAN
INAY WAX DUMIYAAN MOOYAANE DAWLADDA AAD SHEEGAYSO
KUWAA HOGGAAMINAYAA WAA KUWII HORE SOMALIYA U
BURBURIYEY DHABARKANA UGA JEBIYEY, WAXAYNA KA
KOOBAN YIHIIN MID BILILIQAYSTAY, MID LAAYEY SIDA
ADIGA OO KALE, MARKAA WAXAY HORE U DHISI WAAYEEN
HADDANA MA DHISAYAAN KANA FILIMAAYO, INAY SII
DUMIYAAN MOOYAANE.SOMALIDUNA WAXAY U BADAN TAHAY
GAME CIYAARAYSA IYO IN WAXBA OGAYN OO ISKA DABA
SOCOTA AMA LAGU SHAQEYSTO SIDA ADIGA OO KALE
TOLKAY HADDII KUTAANI CUNTO IYAGAA HALKAAS IS
DHIGAY EE ANIGA MAAHA.SORRY MAN.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ladan

Wednesday, October 11, 2000 - 11:17 am
ma fahmeysaan miyaa ABDIKARIIN waa majeerteen ka xun booska uu AliQALIIF helay

MJ furuqyaal
meel cidlo ah eey ku soo dhaceen
sheekadi ButaanoLAND waa u socon weyday
wax garoortiin meeqo waaye dhaho eey waayeen maanta waala wada bartey ineey furuq yihiin
Gaalkacyo SACAD aa ku baacsado
Kismaanyo MAREEXAAN IYO OGAADEEN AA KU GUMEYSTO
dhulbahante wey ku fahmeen harti beenta eey mj ku qaraabanayeen

odey badow ah oo biijo weyn beerkana l'a baa iska cam camiya
BUTAANOLAND=MajeerteenLAND=DHULKI SHARMUUTOOYINKA MJ

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xoogsade

Wednesday, October 11, 2000 - 01:08 pm
Majerteen waa xoolaha Darood. Anagu weynu taagersannahay Abdiqassin iyo Galeyr. Waqooyi Galbeed ayeynu soo hanuunin mar dhow.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gabyow

Wednesday, October 11, 2000 - 02:26 pm
ladan waad ku sugtay walashiis.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, October 16, 2000 - 06:31 am
Oo yaa la socon inuu gacanku dhiigle yahay????????
Makasta iyo mitidyada.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, October 16, 2000 - 11:17 am
hush baa lagu yidhi

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hassan aflow

Wednesday, October 18, 2000 - 12:22 pm
hassan
ninkaagaan caaqilka isku sheegayoow marka hore arinka laba dhinac ka fiiri kaagaan cabdikarim la yiraahdoow naacda somalinet kala tag
cabdiqaasim gacan ku dhiigle ma ha mana u dhowa
waxaana dooratay soomaali oo dhan wax aad ka qaban karto ma leh.
midda kale intii qabqablayaashu dadka laynayeen kuma arag adoo wax qoraya ma hadaan soo baraarugtay.
cabdiqaasim waa nin ilaah yaqaana qof uu dilayna lama hayo hadii uu irirnimo sameeyana dhulbahante ma doorteen.
marbaad ismoodaa in aad caaqil tahay laakiin waa kaa xumaatay sxb.
qaxooti dowlad diidaye adaa iigu horeeya.
sorry

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Runta

Saturday, October 21, 2000 - 10:10 am
waryaada maxaad la ciyaysaan, zuuluu fowqal zuuluu
mooryaan fowqal mooryaan, adoon fowqal adoon, wax kale ma taqaaniin in la iska kiin rarto mooyee
waryaada ma xasuusataan waagaan ku raran jiray sidaan dad u ahayd oo aad isku amaan gelin jidheen, oo aad shilinka aan ku siiyana aad ciyaalka muufada uga gedi jirtay, oo aadan ka baqi jirin mooryaan ku dhacda, maanta ku lama aan joogi maxaad uga wanaagsanaan weyday intaas?, mise ilaah wuxuu kuu abuuray oo kaliya inaad dameer ii ahaato waligaa, ogow haddii aad dhaqanka bedeli weydaan inay igu waajib tahay inaan kugu cesho sidaad ii ahayd, oo aan waligay danbe ku xorayn.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdikarim hassan

Saturday, October 21, 2000 - 03:46 pm
sida la sheegayo waxaa dawladda cusub ciidamadedu
ku dileen magaalada muqdisho 5 ruux oo aan waxba
galabsan taasina waxay caddaynaysaa inay nimankani
doonayaan inay isa siiraaciyaan soomaalia wixii ka
haray mar labaad ayna dilaan wixii xukunkooda ka
horyimaada.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.