site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

CABDIQAASIM MUXUU U DOORAN WAAYEY XASAN ABSHIR?

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before October 29, 2000 #2): CABDIQAASIM MUXUU U DOORAN WAAYEY XASAN ABSHIR?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CAADIL

Monday, October 09, 2000 - 03:25 pm
Cabdiqaasim sababta oo u dooran waayey
Xasan Abshir waxa weeye in Hawiyaha
iyo Iidoorka ku jira Baarlamaanka
ay dhaheen: MA RABNO NIN MAJERTEN AH

Hadaa nin Xasan Abshir keento waan
diidaynaa markaad baarlamaanka hor keento
taasna Cabdiqaasim adiga ayaa ku ceeboobaya
ka dibna wuxuu doortay Cali Khalif

Waayo baarlamaanka waxaa u badan Hawie
iyo Iidoor
nasiib daro soomaali u taalo, nin
leh karti iyo waaya-aragnimo in lagu
cayriyo qabiil

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jubaland

Tuesday, October 10, 2000 - 02:04 am
War bal ninkaan ila fiiriya
war xasan abshir muxuu yahay?????????
Cali Qaliif waxaa watey Daroodka
Side iyo Kumade iyo Kombe oo laga reebey
majeerten

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.