site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

SUNTA .(HUBKA HALISTA ) IYO GEESKA AFRIKA...

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before October 29, 2000 #2): SUNTA .(HUBKA HALISTA ) IYO GEESKA AFRIKA...
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MDEEQ

Tuesday, October 10, 2000 - 05:26 am
Saxiibayaal

Haddii aan bilaha soo socda wax aan laga qaban
sunta hubka halista oo aan laga fogeyn geeska afrika waxay halis ugu jirtaa masiibo iyo cuduro
aan weli lagu arag dunida,waa in ay wadama dariska iska kaalmeytaan sidey ugu hortiga lahaa,siloo badbaadiyo dad iyo xooloba.
waxaa ku waajib ah dowladaha ku xeeran soomaliya
in sii deg deg ay ugu qeyb qataan dhismaha dowlada soomaliyeed iyagoo eegaya badbaadinta shacab geeska afrika,shacab soomaaliyeed ayagaa og
Qofkii u wanaagsan ,Xabashida, waxay ka baqeysaa
dowlada cusub sababtoo ah waxay qalad ka fahmeen
rabitaanka shacabka soomaliyeed, si kastoo ay isgu dayaan nabadgalyo la,aan ka abuuran somaaliya
kuma guuleysan doonaan,Munaafaqiinta diidan danta
shacabkooda, waxaa u danbeyndoonata halaag aduun iyo aakhiro.waxaa si weydiin mudan maxay rabaan
hadii la yirey aan wada dadalno,
Qofkii ilaah talo saarta, ilaah wuu u gargaarayaa
ilaali sharafta shacabka iyo taakuleynta masaakiinta,Talada haloo daayo inta loo dhiibey
iska ilaaliya shirqoolka cadowga masaakiinta
(Al Itixaad )iyo inta wanaaga rabta ay joojiyaan
wararka ay ka soo saarayaan mogdisho, cadowga waxay raadinayaan mar marsiiyo sababtoo ah waxay la,yihiin meel ay aadan meel walbo waa laga nacay
sharaf laabe yaa rabo...Cadow waa ninka diidan danta umada, wadada hadal ayaa guul leh

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.