site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Warla Sheego Walaxaa ka Runa

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before October 29, 2000 #2): Warla Sheego Walaxaa ka Runa
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdille Barrow

Tuesday, October 10, 2000 - 02:59 pm
Waxaa Maanta yaab igu noqday markaan akhriyay warka Soamalinet ay ka so gudbisay Magalada muqdishu, waxaana u garabay in Somaliland ay ku fakaratay inay goosato, sabaabta aan l ayabay waa:
Ninkii Tarniigyada fuqfuqsaday, Jamacadii Umadda ka dhigtay musqasha, Wsaaradi Waxbarasha ku dhagsaday Tabele ay ku qorantahay "Taliska Cayrka" ayaa iyadoo loo haysto in Somali isku khasban tahay la yiri "aynu madaxweyne ka dhigano Mid dugaaga ka mid ah, bal in Dadka,Dugaaga iyo Dunyaduba ay si nabad ah isula daaqaan" Waa dameer hilbo ku raro wax is yiraahdeen "madaama Madaxweyne la'idin siyay Ra'isulwasarena meel idin kama jiro" Sudi Yalaxow oo Gaari Dibele ah o caro Kaawada lagu guro wadi jiray, Ina Caydiid o Saqid ah, Cisman Caato oo ku caan baxay qodashada iyo tarniiga fuqsashada iyo kuwo kale oo meesha ku qoran ayaa Ra;isul Wasaraha la magacaabay ku eedeeyay Djabuti aya ka danbaysay! Wa runtiin lakiin kabaqaadkii Siyad Bare yaa Madaxweynaha ka dhigay so Djabuti maahan? Mase dadka kale kaliya ayad aragtan? Waxaa rabtaan in qof Hadalkiisa Xaa Iyo Xuu ku jirin inaan wax loo dhiibin? War dib isugu noqda awalna Tariikh fican ma aydnan lahayn oo waxad meel kasta la taagan tihin "wa nala gumaysan jiray" hadana Tarrikh biliqo ayaad ku caan baxdeen. Marki xooga sharaf ah sida Madxaweyne aad hesheen ayaa sidi wax kale la'idin ka sugay tirahdeen "Beesha Caalamku ha isugu yeerto Somali" Beesha caalamku meel dowlad ka jirto sida Djabuti so isugu yeeri mayso ! waa haday yeesho. Soamliland ilahay ha la garab galo goosashada kuwaas wax wax lagu darsado ma istaahilane. Wax ii so baxay in wax kast o laydin ku shegay run yihiin aan k ahaayn.........(haday jiran dad raba waxaas inay ogadan waa diyar)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ifraah

Tuesday, October 10, 2000 - 04:25 pm
Jaale is qabooje meshaad ka hadlaysid waa la kasay nimankaa sheagysidna saa shegtay waye dawladena dhalatana la xisabtamysa ee haku fakarin in somalilaan goosato dheh ahabarlaan hadalkaga waxaan ka kasay inaa iska dhigaysid in hawiye caynaya lakiin beentaa waye somalo hal lee waye aduunka dhan waxaas dhahay somali makala go,ayso markaa u hadal idoorland not reer waqooyi oo dhan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mumin

Saturday, October 14, 2000 - 05:46 pm
Cabdile Barrow, marka kowaad af caytama ninkiisuu ku yaal, marka labaad hadaad aaminsantahay inay Hawiyihu ayan rajo lahayn waa arin aan hada netka lagu sixi karin. Waxaa aniga aad ii khuseeya waa mida goosashada oo aan u fahmay inaad leedahay Somalilan ha goosato madaama aan koofur wax lagu darsan karin, hadaba taasi ma ahan saan anigu u arko sabaab macquul ah waayo Somaliland waa isu bahanahay oo haddii Kofur aan caqli jirin iyaga laftigoodu waxay u bahanyihiin walaalo aan marqaansanayn oo u caqli celiya, marka nin yohow Somali waa isku khasban tahay ee waxba h au arag inaad inta kale ka fiican tihiin, waayo taasi waa tii horay inookharibtay "Nin Qabwen iyo Ninaan uba qabin........".
Intaas iyo Nabadgelyo
Mumin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CAMBE

Saturday, October 14, 2000 - 08:50 pm
BAROOW,


jug iyo jacda iska ilaali,

hirkana yuusan ku qaadin,

hoobaalna ha ku miiqan,

yaxaas webiyeedkana iska ilaali,

malaha yaxaas noolba weligaa ma aadan arag?


yaxaasku marna waa la leeyahay,

oo dusha ayuu ku qaadaa cidii leh,

marna , xaga dambe iyo xaga hore ayuu ku


dagaalamaa, oo meel looga fakadaa ma jirto.


huuno intaa iska yara ilaali.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Lii

Saturday, October 14, 2000 - 09:02 pm
don't forget Hawiyye rules

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DEEROOW

Sunday, October 15, 2000 - 09:19 am
ABDILA BAROOW

WIDAAYOOW ANIGA SHEEKADAN WAA KULA QABAA SABABTOO AH SOOMAALI WAA DESPERATE WIXII XUMAATO AH IYO QAYAANO AH AAN MIYIR U HAYNIN. SABABTOO AH WAXAA UNITY LA RAADIYAA MARKAAD CADAALAD KU DHAQMAYSID
SIDAAN JABUUTI KA ARKAYNA WAA KAAF IYO KALA DHEERI
SIDAAS DARTEED SOMALILEEN 1960 IYAGA OO ORDAAYO AY NOO IMAADEEN OO SANKA GAANJO MAKA GELIN. WAX LOO QABTAYNA WAA ISKA YARAAYEEN 30KII SANO EE WADANKA
XOR UU AHAAY MARKA WAA QALAD IN AF XUMO LOOLA TAGO SABABTOO AH AAYAHOODA AYEY KA TASHADEEN OO HORUMARKAAD ARAGTEEN AYEY GAAREEN. RUN AHAANTIINA REER WAQOOYI WAX KA SOOMALISAN WAA ISKA YAR YAHAY EE YAAN BEEN LA SIKU SHEEGIN.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.