site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

EEDAYN SOMALINET (eex iyo caddaalad darro ayaan la idinka tirsanayaa!!!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before October 29, 2000 #2): EEDAYN SOMALINET (eex iyo caddaalad darro ayaan la idinka tirsanayaa!!!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

XAQAANI

Tuesday, October 10, 2000 - 11:06 pm
Sida aan lawada socono waxay somalinet ka midtahay ilaha sida bilaashka ah ugu adeega umada somaliyeed gaar ahaan dadka ku nool qurbaha oo ah kuwa ka faa'iidaysta adeega wacan ee somalinet,
Iyada ooy sidaad jirto hadana dad badan oon anigu ka mid ahay kuma faraxsana sida ay somalinet ugu adeegto umada somaliyeed.
Sababtuna waxay tahay: Somalnet waxay sheegata inay tahay laan madax banaan oon cidna u xaglin cidnana ka xaglin (eexasho), balse arintu sidaa kabadal kana wayan waxaa jirta in inta badan waraka markii la eego ay kaga hadlaan oo kaliya Jamhuuriyadii Somaliya ladhihi jiray eesha aysan wax wara kaga soo qaadin dhulalka kale ee somalida sida S/Galbeed, NFD iwm. Midkale hadii bog kamida bogaga somalinet lagu qoro wax lidi ku ah beelaha somali qaar katirsan markiiba way ka tiraan, meesha qabiillada qaar kood hadii sikasta wax xun looga sheego aysan uga halin. Taasna waa wax iska caddaan ah oo qof walbo arki karo, intaas waxaa dheer somalinet waxay leedahay links badan oo somalidu leedahay sikastaba ha u kala muhiimsanaadaane waxaad arkasaaa in qaar gobolada qaar laga leeyahay oon aad muhiim u ahayn boga hore aad ka heli karto meesha kuwo aad muhiim u ah ay ku yaalaan dabada ugu danbaysa. Kasootag waxaa dhan fiiri meesha chatkka waxaad arkaysaa arrin aad u arki karto inat tahay xayeysiis laxayeysiinayo gobolada qaar kamida, mesha kuwo u baahan in hadaan adin waxloogu qaban karin afka wax loogu qabto aadan ka helaynin. marka waxaas oo dhan waxay muujinayaan in wali sheekadu tagan tahay somalida iyo qabyaaladeedi qabiilka ku salaysnayd ee foosha xumad waxayna ku tusaysaa in aysan jirin wax sinaana oo u dhaxaysa dhammaan somalida iyo somalinet adeegeeda
Arintan ma aha wax igu kalifay caadifad ama cid nacayb ama cid jeclaysi ee waa wax baaritaan dheer lagu sameeyey.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, October 10, 2000 - 11:17 pm
Well said!!! Arintaada inay run tahay waxaad ku arkaysaa maalin dhawayd waxaa socday mawduuc la magacbaxay "What's abgaal" runtii abgaal ayaa aad loo xifaaleeyey. Isla markiiba mawduucii oo meesha ka maqan ayaan arkay. Qabiilooyinka qaarna waxaa loo caayaa si aan bin'aadanba ahayn. So what is going on here?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AFRAX

Wednesday, October 11, 2000 - 02:47 am
Soomaliyeey mid waan idinku diidanahay taasoo ah somalinet ayaa qabiilo u kala eexata. Sababtu waxay tahay aniga e-mails badan ayaa mar hore na dhex maray waxaana ogaaday dadka meeshan mamula inay yihiin kuwo qurbaha ku dhashay ama ku koray oo qabiil qabiilkaba sheeko u arka. Qoraal qabiilka isaaqa fidrad khalad oo ay wataan aan dadka ku tusayey ayey iga titireen. Wuxuu ahaa qoraal aad u sheer oo waqti iga galay baaritaan iyo qorid labadaba. Anoo xanaaqsan ayaan e-mail u diray waxayna ii sheegeen inayan raali ka aheyn in qoraalada waxay ku magacaabeen "human sexual organs" markaan qoraalkayga fiiriyeyna hal meel ayaan ku sheegay in naagaha isaaq ee qurbaha jooga ay la seexdaan niman si xaaraan ah. Markii hore waan xanaaqsanaa laakiin waqti kadib waxaan ogaday hadaan naag somali dhilo ku sheego inay mar walba tahay walaashay iyo inay kumanaan kun oo Soomaali ay dhaleen hooyooyin isaaq. Arinka qoraalka abgaal oo lala kacay waxaa laga yaaba ainay wasmo iyo wax lamida lagu caayey.

Dhinaca wararka waxaan kugula talin lahaa inaad ayaga e-mail u dirto una sheegto wararka aad jeceshahay inaad maqasho. somalinet waxba kama aqaan laakiin media-ha dhan wuxuu target gareeyaa audience ku meeshuu ku badanyahay lagana yaabee (somalinet raali noqda hadaan been idinka sheegay, runtii waxaa tihiin halka meel oo Soomali isugu imaato) inay target gareeyeen meesha soomalida badani kasoo jeedo oo ah intii waddanka ahaan jirtay.

Linkska waxaan filayaa inuu yahqy alphapetical order oo meel kula fiican haday ka bilowmato "T" waxaa kasoo hormaraya tan ka bilowmata "D".

Soomalida sayidkii ayaa isu keeni waayey, siyaad ayaa isku hayn waayey, kuwa ka danbeeyey ayaa sii kala turay laakiin somalinet waxay isu kentay soomaali oo dhan aad ayaana ugu mahadinayayaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MANSUUR

Wednesday, October 11, 2000 - 02:59 am
XAQAANI sxb waad mahadsan tahay arrintana anayba igu dhacday cidkale iskadaaye

Maalin laga joogo dhowr beri ayaan hadal iska caadi ah ka qoray reer hargaisa iyo reer berbera, hadaan sikale u dhoho (Isaaq). Wuxuuna ku saabsanaa qolyahan reer waqooyiga ee goosashada raba waxayna ahayd wax iska caadi ah, ma ahayn xataa wax ku tusaya nac ama gobalaysi ee wuxuu ahaa fikirkayga ku wajahan sida ay somalilida u wareerinayaan reer hargaisa iyo reer berbera, markiibana waa latiray. Waa wax layaab leh meesha marka Hawiyaha guud ahaan ama Daaroodka guud ahaan lacaayi karo, siiba horta kuwa Ogaadeenka ladhoho sidii larabaaba loogu xadgudbaa, meesha hadaad Isaqa ka hadasho markiiba latiri waxaad meesha ku qortay xataa haduu yahay wax iska caadi ah, waxaa kaloon ka war qabaa in meesha chatka loo diiday somali/galbeed in qol lagu magacaabo meesha loo ogolaaday magacyada somaliland iyo Puntland. Taasi maxay kusin kartaa inay tahay wax jirta in meesha dad gooni ah sigooni ah xayeysiis iyo advertisement loogu sameeyo sida S/Land. Puntlan maalin dhow ayaa lagu soo daray lol markay diiday shirkii careta "rageedi wallaahi waa la isu qayilayaa sifiican" maryooleey waa uun maryooley xataa haday dadaalaan!!! I love u all

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Daarood

Wednesday, October 11, 2000 - 03:13 am
Somalinet Waa warbaahin hawiye waxaana Tusaale
Kuugu filan Dadka wararka ku soo Qora yeyihiin
Tusaale ahaan Siciid Axmed waaxid
waan nin Hawiye/Murursade
Maalin kastana wuxuu Wararbeen ah Kasheegaa
Puntland Mida kale waxey Tahay sida ay links
usiiyaan Jaraaidada Hawiyaha Sida Panorama/Qaran

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

REAL DAAROOD

Wednesday, October 11, 2000 - 03:18 am
Daarood: Then why are u here if Somalinet works for hawiye? I am Darood and I know what's bugging u is that your uncle abdulahi yusuf's era is about to finish. Unlike BBC and Sahan, he cannot ban somalinet coz it is out of reach.

That darood card is not working anymore bro. Try something else. Don't mix Darood with Abdulahi Yusuf.
You wanna know my tribe? I am proud Majerteen from Galkacyo but I say no to adeerkey Abdulahi af guduud.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MANSUUR

Wednesday, October 11, 2000 - 03:26 am
To: IFRAAX Hadaad kamid tahay bahda somalinet iyo hadii kalaba waa wax iska caadi ah qof walbana ogyahay in somalinet ay tahay meel wax wayn ka qabatay isukeenida iyo u fududayn howlaha netka somalida guud ahaanteed wayna ku mahadsanyihiin.
Laakiin xaqiiqada ayaa ah in hadaad maanta bog furto ood caydo reeraha qaar aan laga hadlaynin lana tiraynin meesha kuwa qaar hadaad wax yar ka sheegto markiiba hor laga dafi tirideeda.
Mida xaga kala hormarinta xarfaha ah waan kaa diiady walaal oradaoo hada fiiri inay sidaa tahay iyo inkale, maya! ma aha. Waxaad meelaha qaar arkaysaa in lasoo hormariyey kuwa eray ahaan danbayn lahaa.

Tusaale yar aan kusiiyo hadii somalinimo jirto iyo wadaniyad waxaad front page-ka somalinet markaad soo gasho ka arkaysaa idaacado badan sida BBC Dahabshiil, Radio Sweden, Codka besha Tronto, iwm. mana diidani waa sax laakiin waxaa jirta idaacad in badan oo kuwaas kamida ka muhiimsan, marka la'eego baahida jirta ee maanta somalida qaar qabto, waa RADIO XORIYO ooy leeyihiin walaalaheena xabashidu gumaysato lanadagaalama kaalmo ayey u noqnaysaa haddii somalinimo jirto. Mana aha inaan laqabiil ahay laakiin waa sida ku haboonaan lahayd. Mar aan waydiiyey nin aan sxbo nahay maxaad somalinet front page-ka loogu dari waayey wuxuu igu yidhi waan ka codsnay wax jawaaba oo fiicana nalagama siinin. Marka xaaladu waxay u egtahay lajiifiyaana banaan lajoojiyaana banaan. waana run inaan Isaaqa oo kale waxba lagaga sheegi karin netka markii loo eego ogaadeenka
WALAALO IS JECEL ALLAHA NAGA DHIGO

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MANSUUR

Wednesday, October 11, 2000 - 03:30 am
SIXID sorry Br AFRAX not IFRAAX waan qalday magacaaga marka iga raali ahoow

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Waryaa

Wednesday, October 11, 2000 - 03:34 am
Guys: Ani majeerteen ayaan ahay waxaana ugu badan oo meesha lagu caayo waa qabiilkayga sidaas oo ay tahay walaahi inaan arag wax aan is dhahay dad bay u kala ee xanayaan. Tan kale dadkaan dad hadal wax ka taraayo maahin hada ka hor qolada wadaada ayey isku qabsadeen dhinaca Islamka ilaa shiikh sucuudiga jooga ay weceen wadaadadu oo uu kusoo dhahay somalinet waa gaalo ama wax u dhow. Marka akhyaarey bal akhriya dhinaca Islamka intaydnaan eedeyn somalinet. Si cad ayey u sheegen inay tahay meel madax banaan waxay rabaana ay titiri karaan waqti walba oo ay doonaan.

Hada fiiri, qof wuxuu dhahay abgaal mala ceyn karo oo waa la tirtiryaa, laba waxay dhahday isaaq mala cayn karo, mid wuxuu dhahay hawieyey u shaqeysaa. Suaashu waxay tahay somalinet soo intiinan meesha isuguma kiin keenin? ku mahadiya coffee-na caba. Maskaxda qabiiliga dhaafa, dadkiina dhinac karaaca oo na eheen shiikha sucuudiga waca..LOL

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

XAQAANI

Wednesday, October 11, 2000 - 08:08 pm
Wali mahayo wax diidan in somalinet ay tahay meel u adeegta dano gooni ah dhiacay rabtaba ha ahaatee marka waaxaad moodaa in arrintu iska cadahay waa xaero kasii xun tan BBC-da ayaan dhihi karaa oo reer galbeedku ku adeegtaan waayo BBC wax xuna way sheegtaa wax fiicana way sheegtaa 80% wax xun 20% wax fiican. Ma sidaasaa arrintu bahda somalinet-eey
Wali Somalinet jawaab ayaan idinka sugayaa? ama is dhaga adkeeya ama magacyo shaqsi soo qaata lol maryooleey waa uun maryooleey duqooda iyo doonkooda (yarkooda)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, October 11, 2000 - 11:03 pm
Somalinet
Runtii, inkastoo aad dadaalaysaan, haddana marar badan waxaad qorteen warar aan sal iyo baar midna lahayn oo been cad ah. Waxaad noqoteen Ceelgaab, ku tidhi- ku teenka soo urursada. Markaas warkiina waanu iska hubsanaa, inta badan. Teeda kale, waxaa cad inaad Cabdiqaasim, si aan hubsasho lahayn ugu degdegteen taageerada aad u haysaan. Taasna waa arrin lagu yaqiin Soomaalida. oo ayna samayn wax analize ah. Waa wixii hororkii Af weyne loogu jiibiyay, wixii inaga gaadhayna aynu kuli ka wada qoomameynay. Markaas bal waxa aad u jiibinaysaa, hubsada waxay aaminsanyihiin iyo waxa ay yihiinba.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SOMALINETIZEN

Thursday, October 12, 2000 - 02:05 am
XAQAANI/MANSUUR MA WAXAA RABTAAN INAY SOMALINET NOQOTO MEEL U ADEEGTA DANAHA JABHADA OLF EE OGAADEENKA? SOMALINET HADAY QABIIL U ADEEGEYSO WAXAA LA ARKI LAHAA MARKII DAGAALKA SOMALIYA AAD U XUMAA OO MAALIN WALBA MAGAALO CUSUB LA ISKU QABSN JIRAY AMA AY LABA QABIIL OO CUSUB IS DAGAALI JIREEN.

HAVE U EVER HEARD THE RUL OF THUMB? DON'T READ IF YOU DON'T LIKE. YAA IDINKU KHASBAY INAA WAR U SOO DOONATAAN SOMALINET?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MANSUUR

Thursday, October 12, 2000 - 04:19 am
To: somalinetizen Br waad qaldan tahay waxaana fiican inaad ka hadsasho wixii dantaa ah marka aad leedahay ONLF ayaad rabtaan inay u adeegto markaan hadalkaaga kuu raaco why not? waxay somalinet sheegataa inay tahay laan madax banaan oo u adeegta danaha umada somaliyeed ONLF-ta aad sheegaysana waxay kamid tahay umadda somaliyeed mana fiicna inaad ka hadasho wax aadan fahansanayn fahan sheekada then ka hadal,laakiin hada doodeena marabo inay naga aado ONLF iyo iwm.

Waxa laga hadlayey ayaa ahaa in Somaliet oo sheegata inay tahay laan madax banaan cidnana aan u adeegin ama raacsanayn maxay u xayeysiisaa ama u buun buunisaa qaar kamida deegaanada somalida sida somaliland hadaan sikale u dhoho Isaaqa, islamarkaana ay u tiraan wixii laga qoro somaliland ama Isaaqa waa marka laga hadlayo qoraalada ku saabsan dhinaca siyaasada kama hadlayo qof caytamaya iyo wax lamida sida kuwa dumarka somalida caaya iyo kuwa sitoos ah qabiilada qaar ugu sheega waxaysan ahyn iyo iwm,(tusaale ahaan Isaaqa waxaa ladhahaa way gaalo jecelyihiin waa sida ka muuqata waa sax, Daaroodku waxay rabaan inay somalidoo dhan maamulaan kaligood waa wax jira, Hawiyaha waa dad aan kala dambayn lahayn bililiqo maahee caqli kalana haynin waa wax jira kuwaas waa laga hadli karaa cidnana madiidi karto si cilmiyeysan ayaana looga doodi karaa.

Laakiin cay iyo nac nac aan sal iyo raad toona lahayn lama ogola) oo aysan u tirin marka siyaasad ahaan loo wax yelaynayo ama loo bahdilayo deegaamada somalida qaar kamida sida S/Galbeed oo kale illeen iyagaa sheegtay inay yihiin dhex dhexaad u adeega danaha umadda somalidee, Somaldu waxay ku maahmaahdaa ninkii waan waashay yidhaahda isagaa laga warsugaa! ama nin xilqaaday eed qad, marka somalinet waxa loo haysto waa sidaas ee sxb isdaji yaanu xamaasad qabiil af libaaxyo kuridin ragan ragaad taqaano ma'aha yaan kaaruhu ku dardarin sxb

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

godana

Friday, October 13, 2000 - 02:52 am
ILAAHEEY HAA IDIN CAAFIYO DADKIINA BUKO,,,,,QOFKII GOLAHAAN SOOMALINET KU TILMAAMO MID KU DHISAN QABIIL WUU BUKAA EE AANU FAATAXADA U MARNO......

TEEDA KALE MAGAC KA RAAC, WAA SOMALINET NOT HAWIYENET/DAARODNET ETC............


ARRINTA KU SAABSAN SOMALI GALBEED, NFD IYO DJIBOUTI, KUMA XERNO AYAAN U MALEEYNAYAA SOMALINET EE WAXAA UGU WACAN HAY'ADAHA WARARKA SOO GUDBIYO.


SAAXIBIYAAL MEESHU MA AHA MEEL LAGU FALANQEEYO QABYAALADDA AAN RAIYO FIICAN IS DHAAFSANNO....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

FOWZIA

Friday, October 13, 2000 - 03:24 am
Waxaa isoo jiitay magaca ciwaankan waxaana go'aansaday inaan laba eray idinku darsado.

Godana waan kugu raacsanahay in somalinet aanay qabiil u kala eexan laakiin tan somali galbeed sharaf ayey u ahaan leheed haday dadka la socodsiiyaan inay jiraan dhul soomaaliyeed oo la guumeysto si xuna loola dhaqmo.

Qofka sheekada bilaabay waxaan kuu sheegayaa meeshani maaha ciwaanka somalinet lagala xiriiro ee waa meel dadku ku shekeysto. Waxaa kugu filnaan lehed adigoo e-mail kula xiriira maamulka meesha.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, October 13, 2000 - 04:25 am
kadib markaan aqriyay maqaalkan waxaan ii muuqday in doodu ay usocoto si qalad ah, waxaan ku oranlahaa dadkaan iska buuqaya amaysanba sheekadu idinkuba socon! Nin kaan isku magacaabay xaqani waxa uu lahadlayay ama dhaliil usoo jeediyay Somalinet,waana wax haboon in la isku sheego qaladaadka(hadiiba ay jidhaan) sidaa daraadeed waxaan idin oranlahaa qabiil waa waxa aad ku burbiriseen wadankiinii hooyo ee iska ilooba in aad sii hikaadisaan arimaha qaarkood,waxaana idin oran lahaa shaqo aadan lahaynina yaysan il idinka ridin.Somalinet waxaan kula talin lahaa wixii dhaliil wadana si hufan uga jawaaba,waad mahadsantihiin dhamaantiin..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SIYAASI_QOSOLOW-AH

Friday, October 13, 2000 - 06:03 am
MAALIN DHAWAYD WAXAAN MAGACYO LAGU QOSLO BAA WAXAA KU DAREY QASIM GALEER IYO DEEROOW AKHYAARTA CARTA ISLA MARKIIBA WAA LA TIRTIREY MARKA MAXAA WAXA KA XUN XUN LOO TIRTITIWAAYE WHAT THE HELL IS GOING ON HERE?????????????

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

somalinet lawyer

Friday, October 13, 2000 - 06:53 am
Soomaliyeey shaqo la'aanaa idinaka badatay hadaa waxaa keenteen meesha aabgaal iyo isaaq maahee dadka kale dhan waa lgu cayn karaa!

Siyaasi, markaan akhriyey qoraalkada waxaan damcay inaan somalinet wax ka sheego lakin somalidu waxay tiraahdaa hubsiiyo halaa la dhaafsadaa sidaa daraaded waxan isticmaalay search featureka anoo raadinaaya magaca derow waana helay qoraalka aad leedahay waa la iga titiray waana kanaa:
http://somalinet.com/forums_archives/3371/4117.html
Waxaad u baahantahay crush English course and 101 how to use search features on bulletin boards.

Xaqaani ama mansuur: Somalinet maaho meel arimaha ogaadenka loo isticmaalo. jabhada ogaadeen intay magcaas wadato somali axsaan maka heleeso.

anonymous, somalinet marna ma oran suaalahaa noo qabtaan inta ku soo qorta waxayna leedhay e-mail loogu hagaago. Markaa inta wax ugu soo qortid anaa lawyer u ah marka waxaan ku leeyahay suaashu ma xuma laakiin somalinet khasab kuma aha inay dad meeshaan ugu so jawaabto.

Darood, you need to see your doctor si dhakhso eh.

Waryaa, dagaalkii cuslaa waan ogaa lakin markaas ayaga lawyer uma eheen. wadaada dhinacay iska mariyeen. Taas waxaa lawyer u ahaa Shapiro wayna buriyeen markuu ku dhahay khaniisiinta u ogolaada inay meesha wax kusoo qoraan. Anayna i qorteen.

Intiina kale - our slogan is "say no to qabil minded people".

Waxaan idinka hilmaamay forumska iyo somalinet dhaanba waxaa loogu talogalay dhalinyarada qurbaha ku barbaartay marka duqooshinkina qabilka suntisa madaxa uga jiro martiyaa tihiina edeb yeesha.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

LIBAAX SHAASHLE

Friday, October 13, 2000 - 06:53 am
Eeda loo soo jeediyey somalinet waa wax jirta ama hadiidaan ama hayeelaan sababta halkan loogu soo qorayna waxay ilatahay waa inay dadwaynuhu arkaan caddalada darada meesha kajirta iyo inay beentahay sheekada ah waa meel somali u dhaxaysa adiga laftaada hadaad caddaalad ahaan u fiiriso
Somalilnd miyaan meeshan lagu xayeysiinin hadaad runta ka hadashaan? jawaabta idinkaan idiin dhaafay.
Ninkaan garaabin waa nacas aduunka maanta jira waxna waa la isweydiiyaa waana la isu jawaaba iyadoon laga tagin xaqiiqa jirta ee somaliyeey runta ka sheega arrimaha jira guud ahaan iyo gaar ahaanba

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, October 13, 2000 - 07:44 am
Xaqaani

Saaxiib waxaad ku eedeysay Somalinet in ey wararka uga hadashayo Jamhuuriyadii Soomaaliya oo kaliya, ee eysan ka hadlin kuwa kale, iyo in ey u kala eexato qabiilada.

Intaas aad sheegtey waa arrin ka timid aragtidada shaqsinimo, taas oo ku xiran sidaad wax u aragtid iyo waxaad jeclaan laheyd in aad aqrisid ama ey ka hadlaan Somalinet-ku. Hadde qofkastana lama qancin karo, balse waxaad jeceshay u sheeg oo adeegso qoraal toos ah.

Mida kale, arrinta madax bannaanaata waa in aan fahamnaa, oo aanaan u qaadan in ey soo qoraan ama sheegaan wax kasta oo la maqlo. Fiiri dhammaan kuwa kale ee dunida, mid kastaa waxey leedahay siyaasad u gaar ah, oo ey ugu horeyso in ey dufaacdo jiritaanka iyo sharafta dalkeeda iyo danihiisa siyaasadeed ama caqiido.

Ugu danbeyn, anigu waxaan qabaa in Somalinet ey u qalanto in lagu ammaano dadaalkeeda ilaa iyo xadka uu hadda marayo. Waxaana u sii rajeynayaa in ey sidaas iyo si ka sii wacan ugu adeegto ummadda Soomaaliyeed, oo ey xooga saarto dhinacyada mutnaata mudan ee dadku ku gaari karaan horumar.

STICK TO SOMALINET!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, October 13, 2000 - 01:07 pm
somalidu waxay dhahdaa qof meel u cadahay meel ka madoow waar su'aashu waxay tahay meeshan ma meel somali oo dhan u adeegtaa mise waa eel gobolo gooni ah iyo dad gooni ah sigooni ah ugu adeegtaa? maxaad isla indha tiraysaan
somalinet miyeysan ahayn meel lagu xayeysiiyo somaliland iyo danaha reer waqooyiga ama Isaaqa lagana tiro wixii lidi ku ah Isaaqa.
Waryaa Alla yaqaana maxaad uga war wareeganaysaan runta somaliyeey ha inoo danbeeyaan reer hargeysee, arrintaan ma jirtaa mise majirto in advertisement ama xayeysiis loogu sameeyo somaliland somalinet, Meesha ay uga baahantahay in haday somalinimo jirto lagu taageero walaalaheena dhiban ee somali/galbeed for get about ogaadeen ogaadeen iyo jabhad magaceed, simple question guys.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Another Guy

Saturday, October 14, 2000 - 06:31 am
Anonymous, then why don't u butt out if your little twisted mind convinced you that somalinet works for Somaliland cause?

I think what's bugging you is that there not many Ogadens on the net to promote ogaden cause.

Ogadens are minority in Somalia and on the net and walaahi they need to come to their senses.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.