NOMAD | Wednesday, October 11, 2000 - 06:37 am WAS HE A NATIONAL HERO WHO WAS FIGHTING FOR ALL SOMALIANS OR A NATIONAL BUTCHER WHO WAS ONLY FIGHTING FOR PERSONAL INTERESTS. WHAT WERE HIS ACCOMPLISHMENTS? WHAT WERE HIS SETBACKS? AND OVERALL DID HE SUCCEED OR WAS HE WAS HE SUCCEEDED? YOU BE THE JUDGE............... |
ifraah | Wednesday, October 11, 2000 - 06:46 am Waa kii kaa xereeyay gumaysigii canshuurta kaa qadi jiray matacabkana qoorta caruutada u gashay ama cross ka. |
ONKOD | Wednesday, October 11, 2000 - 06:56 am Wa Faqashki ugu horeyey Somalia, dadqalato ayuu waliba ahaa Cannibaliste, and his followers were mainly cannibalists(Dadcuneyaal), they were also known to have fought hard but in the end they lost as such loosers always do looooooooooool loool lol lol looooooool!!!!!!!!!!!!!! |
Anonymous | Wednesday, October 11, 2000 - 07:25 am areey sayidaka waa ogadeen........qaldaamiintaana bursatey. |
Sahal | Wednesday, October 11, 2000 - 09:32 am Sayidka khasaaro iyo faa'iido labadaba wuu lahaa. Hadii lamiisaamana waxaan hubaa in faa'iidadiisu ay aad uga wayneyd khasaarihiisa. So in conclusion; he was a hero. Taariikhda soomaalidana baal dahabiya ayuu uga jiraa. |
galkacyo | Wednesday, October 11, 2000 - 05:18 pm sayidku wuxuu ahaa dagaalyahan diinta iyo dalkaba jecel wuxuuna gaalada ka necbaa kuwa muslimka sheeganaya ee lasocda sida isaaqa waayo waxaad ku garan kartaa hada ayeey jecelyihiin. waa kii yiri NASAB HADAAD TIHIIN GAALADAAD NICILAHAYDEEN--------- sayidka la aantii gumaysi baan ku jiri lahayn maanta. thanks |
Hawd | Thursday, October 12, 2000 - 03:58 am Salaan, Anigu waxan hayaa sawrkii ninkii ina Calaacal Xasan naagtii Dhulbahante ka wasay..Muuse Faarax Igre (1870-1930) Ilaahay haw naxarsitee maxuu Sayidku cararay oo aw calaacaly , yaa u aaray..cidna..wanaa adeerkay Ina Igre.. ragii wasay Daraawsshiita isku sheegi..soo barta taariikhda iskana daaya...bahaa bahaadii afweyne idin baray...lol anigu taalo ayaan u dhisayaa Ina Igre iyo Xaaji Waraabe ragii laayay Daraawiishta ee Isaaaaaaaaaaaq ..lol ka naxaw nafta waa nabadeey |
Darwish | Thursday, October 12, 2000 - 04:27 am Sayyidka was a national hero who was fighting against kufaar domination of Islamic lands. He fought the Abbysinians, Italians, British and worst kufaar of all the Idoor. For many years Sayyidka was undefeated destroying kufaar armies with only his sword but in the end Darwishta were betrayed by the treacherous Idoor and the very same Somalians that Sayyidka was trying to liberate stabbed him in the back. May Allah rest his soul |
somali-rights | Thursday, October 12, 2000 - 07:31 am mad mullah, was the first war criminal,he was not a somali hero he was simply a cannibal, he massacred many women and children than hitler,and allah swt will judge him that way the day of judgement. |
Luggoyo | Thursday, October 12, 2000 - 07:51 am I agree with Darwiish, Sayidka gadaashiis wax u dhigma oo waddaninimadiisa oo kale leh Somali ma soo marin. Waxa hadda aflagaadeeyana waa rufiyaaniintii Iidoor ee waagaas uu edebta u yeelay waxay dhaleen iyo waxay sii dhaleen oo weli sidii awoowyadood u jecel gaalada. |
SAYID JABSHE | Thursday, October 12, 2000 - 02:06 pm WAXUU AHAA TUUG TUUGDHALEY OO DAWAKHSAN WADAAD WAALAN OO URAYA AYUU AHAA ANAANA JABSHEY WAAYO UU IMAQLIWAAYEY> WAXII IMAQLIIWAAYANA WEEY JABAAN::: |
SMITH,Mr | Thursday, October 12, 2000 - 10:36 pm He is the only hero you got and it is so sad that you are dissing him.Narrow minded idiots you are |
soomaali | Friday, October 13, 2000 - 12:24 am Ninka dad islaam ah oo soomaali ah intuu u yimid ku yiri ama af soomaali ku hadla ama qoortaan idinka goynaa maa somali hero ah. I would rather say somaali criminal. hadduu islaam fiican yahay yaa u xalaaleeyay dhiigga dadka islaamka ah iyo inuu gabayo xun xun ugu gabyo qabiilada si uu isugu diro. Anigu waxaan oran lahaa waa Siyaad barihii siyaad bare ka horeeyay, Faqash kii ugu xumaa ee baray siyaad barre habka loo yaqaan divide and rule. Taariikhdii beenta ahayd ee siyaad bare iyo daarood qoray runtii baa ka da timid ee runta sheega. |
Mullah | Friday, October 13, 2000 - 02:56 am Ninka ku faanaya awoogay baa naag wasay, hooyadaa oo raga kale u dhuumanaysa marka uu aabahaa maqanyahay ayaad arki jirtay baan u malayni. Haddaad ina Igre ka soo jeedana, dabadaada ku dhib qabta ileen makhnuud waalan buu ahaa sidaada oo kale. Qof ka murmi kara ma jiro Sayidka wuxuu ahaa, halyayga qudha ee somaali taariikhda aduunka u galay, ingiriiskii uu jabiyay ayaa u qirsan, caayda kaliya ee ay u hayaana waa The mad mullah. Hadaba ina igre iyo kuwa la midka ahow badda ka soo cabba, sakiin laqa ama ismarjiya!! mullah |
ABDI | Friday, October 13, 2000 - 02:57 am was he wadaad or a drug addic WHAT DID HE MEAN BY MAARKAAN WOOB KA SIIYO AYUU INDHUHU WAHAB KA DULA |
DARWIISH-QIIQLEH | Friday, October 13, 2000 - 03:57 am salaan Somalis Sayid Mohamed was the greatest leader in the history of Somali infact the only history our poor nation has is Darwiish history so people please stop talking shittt about him and move on with your nasty ideas suckers to DABA_CAYUUN +++IIDOOR shutt tha f-up and suck on this HUggeee dhulos DICK... |
GUULEED | Wednesday, October 25, 2000 - 02:41 am I FEEL SORRY FOR THAT POOR GUY (WAKA WADAADKI WALNA SI DABAYSHADE) RAAGA SIDAA LOMA GAALO.WHERE DID THE POOR MAN END? MAASKIIN |
CABBAS | Friday, October 27, 2000 - 01:43 am he was a coward rather than geesi. this is his words.(NIN WALBA CAQLA LEDAHAY CARAAR MAXA DHAMA)WHAT A COWARD THING TO SAY. IF U CANT RAGGA LAMA DOONTO |