site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Baarlamaanka Cabdiqasim oo xabad lagu soo dhoweeyey - Wleocme to Mogadishu

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before October 29, 2000 #2): Baarlamaanka Cabdiqasim oo xabad lagu soo dhoweeyey - Wleocme to Mogadishu
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, October 11, 2000 - 06:59 am
Baarlamaanka Cabdiqasim/galeyr ayaa maanta xabad lagu soo dhaweeyey.

Awoodda dowladan cusub ayaa la arki doonaa maalmaha iyo bilaha nagu soo socda iyo siday isu difaaci karto. Xamar waxaa qoryaha haystaa waa caruurtii ku dhalatay dagaalka oo xabada meeshay rabaan kaaga dhufan kara.

Ilaa iyo hadda dowladdani waxay ku soo saa'idisay waddanka waa shan qof oo dhimatay, Reer baydhabo oo laba u kala baxay, reer putland oo laba u kala baxay, reer somaliland oo oppositionkoodii cod heleen iyo Warlords is nebcaa oo saaxiibay sida bood iyo caato/cabdulahi yusuf iyo caydiid.

Ma laga yaabaa in dowladani hirgasho?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ali

Wednesday, October 11, 2000 - 07:22 am
maya aleleh.sidee ku hergeli?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Asal

Wednesday, October 11, 2000 - 07:47 am
Uma muuqato mid hirgaleysa. Waayo, caqli iyo xikmad toona laguma asaasin markeedii horeba.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xaaji axmed.

Wednesday, October 11, 2000 - 10:20 am
Maxaa loo waayey qof soo xigta waxa wanaagsan ee dalka ka dhacaya,maxaa khasbay in dhammaanteen aan bad news isugu bishaareeyno? haddi aadan isticmaalin caqliga wanaagsan illaahey qaybtaas wuukaa siibi,waxaana laguugu bedeli quluub murugsan oo aan mustaqbalkeeda iftiin ku shidi karin. hadaba su aashu waxay tahay maxaa qasbay in dadkan maanta la diley ama la dhaawacay? .jawaabtu waxay tahay dableey shaqo raadis ah ayaa rasaas ku furtay barlamankii.bal adigu doowladda aad ku nooshahay ee reer galbeedka ah, dimoqradiga ah, intaad u tagto tacshiirad la tiigso,wixii kugu dhacana bal boggan rayiga dadweeynaha noogu soo sheeg,(waa haddii aad nooshahay ee mar kasta ma`ahan).

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Leyla

Wednesday, October 11, 2000 - 12:28 pm
lol@ axmed - Waa runtaa bro. Waa hadii aad nooshahay kadib markaa dowlda usa ama canada xaba du qaadato...LOL Good point.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

somalilander

Wednesday, October 11, 2000 - 02:14 pm
Salaan,

Ka naxaw nafta waa..lol yaa dan ka le may badu liqdo..duul dugaag ah oo waligood shilin xalaal ah cunun yaa ka naxi kara. Rag baa tashaday ee ma waxa laydinga waayay umad inuun wax garad ah.

Rasaas baad sheegaysaaye nasiib ayuu leeyahay hadaanay wasin sidii hablahii Dhulosdhilo..lol

later

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamardaye

Wednesday, October 11, 2000 - 04:29 pm
Maxaa dad horay loo bililiqeestay,oo ciil ka qabay,
hadda bililiqeeysanayaan MAGAC.


nabad iyo caano

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, October 11, 2000 - 05:48 pm
wax ay yahiin ma jirto nimankaan parlamaaan ku sheega ah. Meesha waxaa lagu dhisay dawlad uu taliyo M. S. BARRE ardaydiisi mid ka mid ah.
Waadnah la socota wax yaalaha uu durbo sameeyay intuu P.M. la dooran.
Ma aqaan waxey ka sameesan yihiin dadka aaminaaya oo weli horfadhiya rajanah ka leh.
Prime Ministerka la doortay dhawaan baa loo dhiibin liiska wasiirada dawladda cusub.
Shaki kuma jiro inuu ka dhigi doono Galaal wasiirkiisa Ciidamada dalka.
Waad ka warheysaan inuu ka dhigay la taliyahiisa siyaasadda Caddow.
-Waad ka warheysaan dawladii oo aan la sameen inuu ku magacaabay inadeerkii Galal inuu ciidan militari iyo poliis ah oo reerkiisa u badan tahay sameeyo (Waa koofiyo guduud kale).
Lama yaabaayo waa nin M.S. Barre ag fadhiyey 21 sano. Inuu ka daro mooye ma u maleenaayo inuu dhaamaayo.
-Hadey somaali nimo ku jirto ha iska daayo wax yaabaha cad uu ku kacaayo.
-Hadey saas sheekadiisa ku sii socoto ha ogaado iney ugu dambeen ka cararayaan nimanka parlamaanka ku sheega uu ku soo xareystay Xamar qeebta ay reerkiisa haysato.
-Ma laga yaaba iney nimanka parlamanka kusheega ku jira uu Xamar kusoo qasbay iney yimaadaan iney mar dambe mar dambe wax ku qabtaan amah ka horyimaadaan?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cayr

Thursday, October 12, 2000 - 05:18 am
anon xayawaan majeerten ah baa tahay ee maa shaqo suubsatid dabaal yohow meqa majeerten ah baa ku jira barlamnaka oo somalinimo raba xayawaan yohow caqliga lahay joog aan ku dhahay cayr iyo sacad yay kugu wasin gaalkacayo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HABAR-DHABE

Thursday, October 12, 2000 - 06:21 am
CAYR

HADDII WAX LA WASAAYO KAN KOW DABADA DHIIBANAAYO
AAD TAHAY. COZ YOU KNOW US BETTER THAN THE OTHER SOMALIS, SUCKER

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MIJIR

Thursday, October 12, 2000 - 07:26 am
Soomaliyeey fad ama ha fadin baarlamaankaas ayaa idiin talinaya. Hal qabiil oo ka maqanaana iska yar.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

siyad barre

Friday, October 13, 2000 - 03:14 am
WARYAADA JOOJIYA XASARADDA HADEER MA JOOTO CAYR IYO MAJEERTEEN WEY KASARREYSAA INTAAD MOODDEEN MARKAN WAXAY MARAYSAA YAA SOMAALI AH EE NAGA DAAYA HAWLAN QOFKASTA DAANTIISA QAASKA AH SI UU U HORE MARIYO NAFTIISA .

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.