site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

TIGREY MA U CUN TAMEYSO IN SOO MALIYA DOWLAD KA DHALATO

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before October 29, 2000 #2): TIGREY MA U CUN TAMEYSO IN SOO MALIYA DOWLAD KA DHALATO
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, October 11, 2000 - 07:41 am
DADKU FIKRADO KALA DUWAN HAKU KALA MACNEEYAAN QADIYADAN, BALSE ANIGU WAXAAN U ARKAA IN AY TAHAYFAL AY KA DANBEEYAAN QUWADO WAA WEYN , KADIB MARKII AY ITOOBIYAANKU KU GUULEYSTEEN INEY KA DHAADHICIYAAN WADAMADA REER GALBEEDKA IN SOOMAALIYA AY QAADAY WADADII SUUDAAN IYO AFGAANISTAAN TASNA WAXAA U MARQAATI FURAY SIYAASI ISKU SHEEGA SOOMAALIYA QASAAYO SIDA CABDULAAHI YUUSUF, CUMAR XAAJI IYO XUSEEN CAYDIID, OO SAXAAFADA CAALAMKA U SHEEGAY WARAR TAAGEERAAYO MABDA,A ITOOBIYAANKA, TAASNA WEXEY JAWAABTEEDU NOQOTAY IN ITOOBIYAANKU TAAGEERO UGAHELAAN CAALAMKA SIYAASADOODA GURACAN, FALKII UGU HOREEYAYNA WUXUU NOQDAY INEY GEDO GABI AHAANBA GACANTA KU DHIGAAN.
WAXBA YUUSAN QALINKU ILA TURUN TUROONINEE MABDADA TIGREEDA AYA AH IN SOOMAALIYA AYSAN DOWLAD KA DHALAN WAAYO TIGREE WELI WAA JABHAD OO IYADAA ISU CABSI QABTO OO MUCAARAD BADAN AYAA GUDAHA ITOOBIYA KA JIRO MARKA MA U CUN TAMEYSO IN SOOMAALIYA DOWLAD KA DHISANTO.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, October 11, 2000 - 07:57 am
WALAAL MOCDUUCAN AH TIGREY MA U CUNTA MEYSO IN SOOMAALIYA DOWLAD KA DHALATO WAA MI D ANI IGA TIMIDBALSE AY II SUUR TOOBI WEYDAY IN MAGACEYGU KU SOO QORMO, HANA IS DHIHIN WUU IS QARINAA , HADII AAD RABTO WAXAAD IGALA SOO XIRIIRI KARTAA MAIL ADDRESS KAAN
YONIS ADEN
ADENMUXSIN@HOTMAIL

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, October 12, 2000 - 05:46 am
to:yonis
arinta aad ka hadashay mid xasaasi ah waana u jrrdnaa maanta sida ay itoobiyo u bahdileyso dowladan cusub waana mid aad loo dareen sanyahay.
waxaanse rabaa inaan iiga jawaabto yaa alitixaadu dirsaday howlaha ay faraha lagashay iyo iney ku soo hogaamiso dalka ciidan shisheeye.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.