site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

CIIDAMMO LA QARINAYEY OO MUQDOISHO KA HAWL GALAY.

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before October 29, 2000 #2): CIIDAMMO LA QARINAYEY OO MUQDOISHO KA HAWL GALAY.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qoolax

Wednesday, October 11, 2000 - 10:08 am
Warar leysla dhex marayo ayaa sheegaya in ciidamo lagu soo taba baray wadanka rushia oo dhan illaa 200 oo personal ayaa beryahan lagu arkayey meelo ka tirsan,magaalo madaxda muqdishu, nimankan oo wata hub iyo dhar ka duwan ciidamadda dhowaan lagu taba barayey magaaladda muqdisho ayaa shaki geliyey qaar ka tirsan kooxaha muqdishu, waxayna sheegayaan in ciidankani hordhac u yahay ciidammo hore loogu sii tababarayey dowladdan cusub oo qayb kalena ay hadda ka iman doonaan wadanka EGYPTY ama masaarida. hadaba ,maxay tahay shaqada ciidankan commandoska ah?waxaa la sheegayey maanta iyo shalay in ciidankan oo tiradooda la gaarsiin doono illaa 600 .personel ay yihiin kuwo kor ka waardiyen doona ,cidamaddan cusub ee la tababarayo,si markasta ay ula socdaan halka xaalku marayo.una sugaan amniga golaha iyo guryaha doowladdan .halkaas waxaa inooga caddaanaya in raggani hore u ogaayeen in doowladoodu shaqeeyn doonto ama ictiraaf buuxa heli doonaan...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Luggoyo

Wednesday, October 11, 2000 - 10:15 am
Qoolax

Magacaaga iyo fikradaaduba gurracanaa, nimanka Russia lagu soo tababarayay sow Somali ma aha, maxaa u diiday markay tababarka ku jireen inay intay fag soo dhahaan oo Finland kor ka soo galaan dabeed Sweden iska dhiibaan. Somali dibed la keenay inta u dhexeysay 90-hadda ayaa intuu tababar dhamaystay ku noqday Somalia, waar naga aamu yaanaan fara jirjir kugu dhufanine

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shilke

Wednesday, October 11, 2000 - 10:25 am
xuux... war yeesan ku dhebin,waa ruuuuuuuuuush.
intaas kor ku qoran caawa waa in raggii amxaarada saaxiibka la ahaa ula ordaan oo u soo sheegaan,si hub cusub loo helo,waa wareey masar aa???? war aaway shaati gaduud,war aaway wiilkii caydiid ee birta jeexi jirey, war orda amxaarada u soo sheega haydinka celiyaane... balaayo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sucdi

Wednesday, October 11, 2000 - 02:43 pm
qoolax abow hala hadlin kuwaan waa kuwii gaalka rufiyanka u ahaaye. walahy aad baan ugu farxay waxaa shegtay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ABDIKARIM HASSAN

Thursday, October 12, 2000 - 10:08 am
TO SHILKE

WAXAA U CAD QOFKASTA OO DAMIIR LEH INAAD TAHAY
KUWII SHACABKA SOOMAALIYEED WAXNA DILAY WAXNA
BILILIQAYSTAY, WAXAANSE SOMALIDA ORAN LAHAA HADDII
AY DAMIIR LEEYIHIIN IN ADIGA IYO WIXII KULA MIDA
LAGU XUKUMO XABSI FOR EVER.WAAYO MA ISTAAHISHID
IN AAD SOO DHEXGASHO SHACABKA SOOMAALIYEED MAR
DAMBE AMA AAD COD KU YEELATO WAAYO WAXAAD KA MID
TAHAY TUUGADII HORE IYO DIBA SOOMAALIDAU CURYAAMI-
YEY UNA FARATAYSTAY WAXAADNA KA MID TAHAY KUWII
LA BAXAY FIILOOYINKII KORONTADA EE LA GELIYEY
XAMAR WAQTIGII TALYAANIGA.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

PUNTLANDER

Friday, October 13, 2000 - 07:09 am
SAAXIIBAYAAL WAX DALKA U ROON BAA LAGU FARXAA.
WAX LATABABARAY IYO WAXAAN LATBABARINBA SOW AADMI UUN MAAHA OO TAREESO LAYSKA HORGEYNMAAYO SOW KII AY KU DHACDAA MOWDKU KA ADEEGIMAAYO SOW HADUU EHELU NAAR AHAA NAARTU KA ADEEGIMAYSO, SOW WARKUBA INTAA KUMA EKA.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mr.shilke

Friday, October 13, 2000 - 09:18 am
cabdikariin hassan...
horta ninyahaw cataaw badnidee,ma dummarbaad tahay,? war nin wax kudi kara ayaan ahay,ee haygu dhegin,midda kale waxaad ii sheegtay in aad u baahantahay,dab labada dhafoor ah.waayo waxaa weli kugu duugan xaasid nimo iyo nacayb qabiil, waar nacasyahow,xarig iyo hanjabaad waa laga tegey(goorma,goorma)..midda kale ninkan kor ku xusan ciidamaddan uu sheegay haka baqin dalka iyo dadka soomaaliweeyn ayeey difaac,iyo xaddiid bir ah u yihiin..middeeda kale ninkasta oo soomaali weeyn diiddan,wuxuu ku jiraa kiyuu dheer oo nin iyo naagba la kufsan doono marka ama soomaali weeyn ama kufsi nacas amxaaro..the chois is yours... .
anbigu ninbaan ahay meshi dadkeeygu u bataan ayaan raaci..waana mahmaah soomali ..ama talakeen ama talo raac...marka ustad ..adigu midna ma tihid..ee is muuji si laguu arko..aniga shilke ayaan ahay waana ley yaqaanaa..raggii kaaramirdha iyo goidey amxaarada iyo cubanka ku kufsaday ayaan ku jirey..haddana haddii loo baahdo wel,i diyaar ayaan ahay in aan amxaaro dhabo..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qoolax

Friday, October 13, 2000 - 09:22 am
soomaaliyeey,,.. inaad isku nacdaan ma`ahan arrinkaan aan soo qoray.ee waxay ahayd arrin aan maqlay oo dad waxgarad ah ii sheegeen.. ciidankii aan idiin sheegay hadda waxay joogaan balli doogle oo la sheegayo inay xamar xagga northwest kaga aadantahay..waxaa n kale oo maqlay nimanka qaar ayaan afsoomali aqoon.. haddaba who are these ghosts?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

burco

Friday, October 13, 2000 - 09:24 am
qoolax..
waxba ha raadraadin jawaabta ..waa jareertiinnii oo galaal baa soo tababartay...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

suudi

Friday, October 13, 2000 - 09:29 am
qoolax...
haddii ragaasi jiraan.. mar hore ayaad Cusmaan caato iyo ina caydiid waawareeydooda maqli lahayd,oo lagu soo bixi lahaa. ee arrintan waa arrin been abuur ah ..midda kale ina caydiid ayaa mar hore dhihi lahaa..waawareey waa fundmentalisteyaal iyo iqwaan,isla socda... yarka in america ay ka soo wadaan ma haboonayn.. waa yare qafiifay..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

REAL-SHILKE

Friday, October 13, 2000 - 09:38 pm
ARYAA DOQONTAAN MAGACEY IGA XADEY XEYTAHAY?
ARYAA MAALMAHAAN SHAQAAN KU MASHQULSANAAY AAD MAGACEY KU SHEESANEYSEY!!! TUUG!!! XAAN KAA CODSANAA MAGANAA ILLAA 1991 ILAA HADA ANAA LA'IYAQAANAA EE DEE.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shilke

Saturday, October 14, 2000 - 08:54 am
. shilke-2.
sheekadu iskuma taal taallo ,real shilke waa aniga ninkii ugu harreeyey ee soomali ah ee qorigaa n diyaarad ku soo ridey ayaan ahay.. marka 1991 iyo 1977dii kii i8syaano ah adigu isu jawaab.warkana soo yareey.. saaxiib aniga ayaa ah real shike,...

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.