Luggoyo | Wednesday, October 11, 2000 - 10:10 am Aryaa Somalinet xaa xaasidnimada idinku wato, ood canuggaan muluqa eh ee beri gashow mugaan mahaan soo galo gacanteeyra bidix ka muuqdo oo Keinaan la yiraa xaad fulaanadaan xumoo ku madoobaatay aaga beddeli weyseen. Ar canugaan waa dharraamanyahee sida u dhaama. Haddii kale injiraa inya gasho nagu soo bidee he |
Leyla | Wednesday, October 11, 2000 - 12:31 pm LOL@ logooyo - that's funny bro |
Boodboode | Wednesday, October 11, 2000 - 01:51 pm War Luggoyo saxib ma ila aragtay, canugu sow qoorta u taagaayay aa muruq ka galay, islaan u riixeydana ma qabyaan u mudaa, ee halkaan ha loo naxariisto. |
sahal | Wednesday, October 11, 2000 - 02:13 pm Lugoyoinjir aa ku wareegayso Somalinet beryahan |
xayat | Wednesday, October 11, 2000 - 02:15 pm War yey na soo gaadhin injirtiisa. |
Anonymous | Thursday, October 12, 2000 - 04:13 am lollolololol@@@@@@@@@ Waryaa waa runtiis yarku qoorta umbuu taagayaa, miyaanu sawirro kale lahayn |
EXPERT | Friday, October 13, 2000 - 07:54 am WAR ILEEN BALAAYO CANUGAAD SHEEGAYSAAN XAW IIGA DHUUNTAA ANIGA HORTA, AREEY CANUG MAHAAN UGAMA JEEDO, GEEDKAAN XUMOOY LUGOOYE DHAHAAN ABEESAA KU RUUGTAAN ILAAHAAN KAAGA BURIYEE. MIDDA LABAAD SAXIIB AF MUSLIN IYO MID GAALA MID KU SOO HADAL OO IIGA SOO JAWAAB CANUGA BAAS OO AAD SHEEGAYSO. |