burco-boy | Wednesday, October 11, 2000 - 01:17 pm Mr Prime Minister, Somaliland in aad nagu magacawdey miyaad ilawdey. War weynu u dhimaneynaa magaca aad noo bixisay. War Tony Blair, Afrika oo dhan magacyadii gumeysiga wey la dagaalameen, cidda keliya oo ogol ilaa maanta magaci aad u bixisay waa SOMALILAND. Dad waxaan ugu necebnahay kuwa Somalia. Britain na aqoonso! Mr Blair awowgaa ayaa noo bixiyey Somaliland, ha iloobin. Ciddii noogu tarjunta Somaliland: Dhulka Somalia weynu la dirirnaa, oo ma ogolin in magacaas la badelo.Marnaba. |
Nin Doqon Ka Yaabay | Wednesday, October 11, 2000 - 01:57 pm Salaan, Darrood futo xaar le..ka naxaw nafta waa..somaliland waa dal ee miyaad la xishootay magaciinii maad faqashh ku soo gashid.Ta labaad jaahil yaw ku dar,...Centeral African Republic..Ivory Coast...south africa..etc. later |
SOMALIA | Thursday, October 12, 2000 - 01:09 am TONY BLAIR KUWAS DABOOOLE HOOOYADAA WAS,, GAAL URAAYO YAAD WAX KA SUGAYSAA,, KUFAAR GAAL... YAHUUD AYAAD TAHAY IDOOR URAAAYE,,,.. INGRIISKA WAXA UU DHULKA SOOMALIYEED KU MAGAAWAY SOMALILAND,, MAHANA KALIYA WAQOOYIGA SOMALIA SIDA AAD DADKIINA CAQLIGA XUN AAD U MALAYSAAN EEGA BUUGAAGTA GUMEYSIGII INGRISKA WUXUU SOMALIA KOONFUR IYO WAQOOYI KU MAGACAABI JIREY SIDAN(( ITALIAN-SOMALIALAND(koonfur)__ BRITISH-SOMALILAND(waqooyi). MARKA KALMADAN GAALKA INGRIISKA WAXA UU UGU YEEDHAY WAA DHULKA SOMALIA OO DHAN XITAA JABUUTI WAXAA LA ORAN JIRAY FRENCH-SOMALILAND... WAYNU TUURNAY KALMADAA UU GAALKA DABOOOLAHA UU INOO BIXYEY WAXAAN LA SOO HARNAY WAA SOMALI REBUBLICK HA NOOLAATO |