site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

PM- oo lagu xabadeeyay Muqdisho

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before October 29, 2000 #2): PM- oo lagu xabadeeyay Muqdisho
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdi

Thursday, October 12, 2000 - 03:29 am
Faqashtii soo laa batay!!!!, waxaa la yiri MP ayaa lagu xabadeeyay Muqdisho markay soo galeen Wednesdaydii, markaa hub culculus ayaa lasku riday, dad gaarayay 10 qof ahna way ku dhintiin. markaa warka lasheegay ayaa waxaa BBC Somali waraysatay nin watay MP-da, markaa beentii Faqashtu sheegi jirtay ayuu sheegay, wuxuu yiri xabado yar yar ayay ahaayeen oo cirka loo ridayay, anakuna maanaan maqlayn. taas oo ah mid beer ah, una eeg sidii uu Mohamed Barre sheegi jiray. markaa waxaa is waydiin leh MP-dan dadka ugu hor seeday in ay been biloowdo sidii ayay wadanka ugu talanaysaa?
mida labaad dadka xabadaha soo ridayay miyaynay Somali ahayn, maxaa laga soo hor jeedaa?
Anigu waxay ila thay in ay FAqashtii soo laabatahay!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SO

Thursday, October 12, 2000 - 03:49 am
Ar yaa cabdi faqasha anaa u yeeranee xaa adi kaa galay? somaliland is represented by kaluun, buubaa, tuur and all other honorable parliament members. Igal is wanted by the federal government of somalia.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.