ABDI | Thursday, October 12, 2000 - 06:24 am UN the somalia resident and human coordinator for somalia Randolph Kent said UN will offer goverment somalia with the next three-months $4,910,000 oo lagu dhisayo police ,xabsiyada, ciidamada garoonka diyaaradaha iyo wax kaloo badan and other 16 million la siinayo sanadka dhamdkiisa waa guul waa guul ka naxoow nafta waa. |
LACAGTEEYDII | Thursday, October 12, 2000 - 07:08 am ku;cabdi; mabaxumide laakiin miyaanad ogeeyn in lacagtii hore loosiiyeyba meel aymartey layskuhaysto, iyo ninkan KHALIIF GALEYDH ee diyaarada lacagta ah kalasoobaxsadey dhamaan dadka soomaaliyeed eehadana indha adkaantiisa gaadaya inuu midkale labaxsado ,,,cajiib,xamareey qabo oo gacmaha kajara markuu soo galo, |