site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Qabiilka Soomaaliya ugu miskaxda wanaagsan - VOTE

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before October 29, 2000 #2): Qabiilka Soomaaliya ugu miskaxda wanaagsan - VOTE
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DAMEER

Thursday, October 12, 2000 - 11:53 am
Aniga waxay ila tahay DAMEER

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Lobster

Thursday, October 12, 2000 - 11:55 am
Anigu waxaan dhihi lahaa Lobster

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Shrimp

Thursday, October 12, 2000 - 11:56 am
Qabiilka Shrimp ayaa ugu miskax iyo qurux badan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

fish

Thursday, October 12, 2000 - 12:00 pm
waar beenta daaya fish baa ugu miskaxdaba. fishku waa gadabuursi. lobsterka waxa iska dhalay haywiye iyo darod. shrimpkana dameer iyo issaq

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MRXXXX

Friday, October 13, 2000 - 07:03 am
HOOYOOYINKEEN BAA UGU FIICAN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qoslaaye

Friday, October 13, 2000 - 08:38 am
aad baan u qoslay. issaq iyo dameer ayaa shrimp dhaley very funny

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ogaden

Friday, October 13, 2000 - 09:00 am
ogaden baa ugu caqli badan waxay mushahaar ka qataan sadex wadan somaliya kenya iyo ithopia.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, October 13, 2000 - 11:53 am
Darm you. with all the reasonable people to vote for, you are asking me to vote for a Somali. As far as I am concerned you gave me no choice here.
In conclussion, there is not a single Qabiil to vote for somalis that I can honestly say they are more understanding then the rest.
I vote for no one but since something is better nothing, I vote for reer Xamar. they are definetly more understanding then the rest of us. The Question now is: are they Somali Qabiil ? or Forgierners ?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, October 14, 2000 - 06:03 am
Reer Xamar iyo Dir are smartest
Ogaden and Hawiye are ........ lol

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, October 14, 2000 - 06:04 am
I think Dhulbahante are dumbest lol

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, October 14, 2000 - 06:12 am
I think Majeerteen and Gadabiirsi are the smartest
and Ogaden and Abgal are the dumbest

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Somali_boy

Saturday, October 14, 2000 - 06:29 am
Qabiilada aan Soomaalida aheyn ayaa ugu maskax fiican. Kaan ku ab tirsado ha ugu horeeyee oo hadii ay caqli leeyihiin, dagaaladii sokeeye wiil ugama dhinteen.

Fish - anoon kuugu xadgudbeyn, ilkahaaga ayaad caqligaaga ku wadataa. Waxaan u maleynaa waxaad ku nooshahey berkedaha ama webiyada. Waaan hubaa in aadan ka imaan badaha oo dan ahayn sida Tuna-ha ama Solmon-ka

Kuwa Qabiilkooda faanshayow, oo digalee isma faanininoo - waxaan filaa in aan horey u maqashey "Nin is faanshey waa ..." adigalee dhameystiro.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NAAASIR

Saturday, October 14, 2000 - 07:47 am
MAJEERTEEN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BULSHO

Saturday, October 14, 2000 - 10:25 am
MAREEXAAAAAAAN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jug&jac

Saturday, October 14, 2000 - 10:28 am
QABIILAA UGU CAQLIGA BADAN SOMALIA WAA MAREEXAAN IYO HABARIDIR WAXEY ISKA DHALEENA WAXAA LA DHAHAA..JUG IYO JAC..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

aboo

Saturday, October 14, 2000 - 11:41 am
ree waqooyi ayaa ugu caqlibadan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

FOX

Saturday, October 14, 2000 - 07:51 pm
sayid maxamed cabdille ayaa sifeeyay soomaali
oo mid ba wax ku sheegay.
haddaba waxaan naqaan in xayawaanka ugu
smart san ama ugu xeelad iyo xirfad badan uu yahay dacawada=(FOX),markaasi sayidku qabiiladee
ayuu ku tilmaamay dacawo waa kanaa:
INTA HABAR XABUUSHEEDIYO HOOLIF DACAWAA LEH
habar xabuush=habar jeclo.
kolkaasi waxaa ugu caqli badan h/jeclo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

XAKIIMO

Saturday, October 14, 2000 - 08:38 pm
MA FILAAYO, IN UU JIRO QAABIIL SOOMAALI AH OO KA CAQLI BADAN ABGAAL, TAARIIKHDANA DIB HA LOOGU NOQDO,DANTOODA YAQAAN,OO ILAAH KA CABSADO IN AY YIHIIN AYEEYNA UGU CAQLI BADAN YIHIIN,MIYEEYSAN IDINLA AHAYN.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, October 14, 2000 - 08:44 pm
WAXAAN U MALAYNAYAA HABARTII ILMA DAAROOD DHASHAY EE DOOMBIRO DIR OO SIDA LA SHEGAY AAD U FOOL XUMAYD BAL ADIGU SAAFI DUCAALE (TA HEESTA) SIDA LA YIDHINA BAALI AHAYD, AYAA AAD U CAQLI IYO RAGANIMOBA BADANAYD. ARINTAA NINKAA MURAN KA QABA WAXAA II MARAGA KALUUNKA LAFTIISA.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HH

Monday, October 16, 2000 - 09:51 pm
somali waxaa ugu caqli badan Habargidir

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MUUSE

Tuesday, October 17, 2000 - 12:37 am
ISAAQ & MAJEERTEEN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ZAYNAB

Tuesday, October 17, 2000 - 12:40 am
REER SHIIKH ISXAAQ & DHABAYACO(MAJEERTAIN)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Garsoor

Tuesday, October 17, 2000 - 12:43 am
Hawiye habargidir aa u caqli badan
Darood majeerteen aa u caqli badan
Isaaq habar awal aa u caqli badan
Reer xamar aa somali u caqli badan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cadaalad

Tuesday, October 17, 2000 - 12:45 am
Fara dheer waxaa ugu caqli badan khaldaamiinta iyo majeerteen. Reer koonfurna waxaa ugu caqli badan reer xamar

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

H H

Saturday, October 21, 2000 - 09:00 pm
Somaali waxaa ugu caqli badan;

Habargidir habaaraneey waana sababta ay Somaliya u hogaminayaan dhinac walba oo laga eego xumaan iyo samaanba waxaayna u muuqataa in ay Somaliya hogaamin doonaan qarnigan bilowday hadii aan li iska qaban

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ALBIITARE

Sunday, October 22, 2000 - 01:35 am
Soomaali waxaa ugu caqli badan
Isxaaq, Majeerteen, Habargidir, reer xamar.
Waxaa ugu dabaalsan mareexaan, abgaal, eelaay , murursade iyo ogadeen.
Jareertana waa caqli badan tahay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mryuu

Sunday, October 22, 2000 - 03:24 am
to; dhamaantiin
salaan qiimo badan kadid, waxey ila tahey in somali aysan kala caqli badneen ,balse la is dhaamo,waxaan filayaa in yuusuf daarood uu ugu caqli badan yahey ,sababtoo ah waa ninkii keenay in geela la dabro si usan kaga dhumin hadaad seexato,arintaas wuxuu hindisey mr yusuf markii hawiye iyo dir ay u tashadeen in daarood iyo 5tiisa wiil ay goowracaan,ayaa arintaas waxaa maqley mryusuf oo ahaa yaraanka daarood ismaail,markaas buu ku fakaray in uu ka fakiyo shirqoolka loo dhigay aabihiis iyo walaalihiis,markaas buu geelii dabray una ka daba tagey aabihiis iyo walaalihiis arintiina u sheegay ,markaas bay ka fakadeen shirqoolkii dhicisoobey ,marka maalintaas oo la ga joogo dhowr qarni ayuu shirqool fashiliyey geelina dabray taasna soomalida ma aqoon,marka saaxiibayaal daarood anagaa ugu caqli badan,somalina waxaan ugu deeqnay lacag oo syl daartii ugu horeeysay xaaji diriye ayaa u gadey si halganka xoreynta soomalia ay dhab u noqoto,mida kale gabdhaha ay somalida naga qabaan qaraan kama qaadno sida soomalida kale ee waan xushmaynaa si aanan u fara gashan qoys kale oo qaraanka raga ayaan ka qaadnaa,iyo gabdhaha aan qofna naga qabin
ma jirto qof eed naga tirsanaayo soomalida guud ahaan ,ehlu diina waanu nahay
marka waxaan filayaa in aan nahey qolada soomali ugu caqliga badan,
codka guusha sidaas baan ku qaatey
wabilaahi towfiiq

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MALIK

Sunday, October 22, 2000 - 07:07 pm
Marna ha iloobin in ay WARSANGELI soomali ugu caqli badan yihiin.Wayo cid wax ka tirsanaysa ma jiro,Wilal badana kama ayan dhiman. PEACE+LOVE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

====

Tuesday, October 24, 2000 - 12:42 am
somali waxaa u caqli baddan aniga (SALEEBAA)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdikarim hassan

Tuesday, October 24, 2000 - 01:42 am
ma jiro qabiil leh maskax wanaagsan soomaliyana
waa dameer iyo dhegtiis ismana dhaamaan waa wada
jaahiliin kii cilmiga lahaa iyo kii camada ahaa
isku si baynu u wada fekeraa qabiil baynu wada
caabudnaa markaa saaxiibayaal yaan lagu daalin
wax aan inuu wax kharibo mooyee aan wax wanaag
ah inoo soo wadin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdiwali

Tuesday, October 24, 2000 - 04:22 am
somali waxaaa ugu caqli badan kuwa dhukooda nabada u horseeday sida majeerteen iyo dhulbahante iyo isaaq

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

runta ha ka caroon

Thursday, October 26, 2000 - 11:41 pm
somali ,waxa uga aqli badan(reer,Baraawe,io majeerten)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

runta ha ka caroon

Thursday, October 26, 2000 - 11:50 pm
any way ,horta reer baraawe they are very educatet
peopole and very smalt,are they somali im not sure

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamda

Friday, October 27, 2000 - 11:40 am
SOMALI WAXA UGU CAQLI BADAN REERKI OO NABI MUXAMMAD KA DHASHAY OO AH REER QURAYSH OO KA AH BANI HASHIM OO KA AH REER SHEEKH ISAXAAQ(ISAAQ) MARAKA SOMALIYEY WAXBA HAY ISKU QABSANINA QABIILKA SOMALI UGU FIICAN WANIGA IDIIN SHEGAYE.

Aboo good answer
fish xasid waxid
Fox l000000l sayidki ma inan bu idinka qabay?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

H/Y

Sunday, October 29, 2000 - 06:31 am
xamda habliheedii looooooooooool I love u my queen u sheeg dadkan reer shiekh isaaq waa dowlad calan leh in everywhere U go isaaqs are rageedii go east go west isaaq is the best.

waarya FOX maa dhacawa ayaad kufaanaysa inadeer loooooool waa xagaa xamda ee saydko maa inan bo idinka qabay lol .

habr yoonistana GHAD HUNGORE AH HABR YOONIS IYO NIN HARAH JOOGA AYA LEH; ayo ku sheegay.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.