site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Su'aal to daarood

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before October 29, 2000 #2): Su'aal to daarood
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ali

Thursday, October 12, 2000 - 09:44 pm
Wixii daarood ah ee meesha jooga yaa inoo dhaw hawiye iyo isaaq. Maxaan ka rabnaa isaaq
nabad baan ku wada noolnahaye.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

axmed

Thursday, October 12, 2000 - 10:01 pm
Ali marka aan isku dayo inaan suaashaada wax ka iraahdo, horta anaga daarood oodhan ah isaaqa wax ma wadaagno.lakiin walaaleheen dhulbahante yey daris yihiin.hawiyahana koonfur oo dhan yaa naga dhexeeya. lagasoo bilaabo gaalkacyo, ilaa kismaanyo daris ama ood wadaag yaan nahay.
waxba yaysan kuula muuqan dagaalka na dhex maray wuu iska dhamaanayaa cid wiil iyo caano ka qaadayna ma jirto. mida kale hawiyaha waa dad shacab ah soomalinimana ogol laakiin isaaqa waa dadkii dumiyay dowladeenii inkastoo hawiyeha ku raftay meesha hadana wali soomaali nimadii diidan.

aniga aragtidayda hawiyaha wuunooga sukeeyaa isaaqa. luuqad. dhaqanwadaag. deegaan wadaag. caloolwaxkuqaad. iwm.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abshir

Thursday, October 12, 2000 - 10:11 pm
maalin wanagsan ali iyo axmed

aniga waxaan daarood ka ahay qabiilka loogu necebyahay darod (majerteen) waxaana maanta dhihi lahaa dagaal waa dhacaa isaaqna waa ila dagaalay hawiyena waa ila dagaalay, laakiin hawiye dhulka magoosan wuxuuna daagan yahay somaliya waa hal dagaalkana waa tiisa. sidaa dardeed waxaa naa sikeeyo hawiye dhagweyne hurdaaye.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, October 12, 2000 - 10:28 pm
akhayaarta sharafta leh,

Anigu waxaan ku raacsanahay Abshir iyo Ahmed hawiye waa soomaali. ragna waa is laayaa. laakiin isaaqq waa dad kale oo aan soomaali aheyn. waxaan ku darsan lahaa isaaqq waa dadka ugu af xumo iyo cay badan soomaalida oo dhan. bal car arka hawwiye edeb daro kula soo doonanaya meesha isaaqq ey meel walba afxumo la taagan yihiin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

taleex

Friday, October 13, 2000 - 04:27 am
Waa run kuligiin run baad shegteen isaaqa forums ayaa kula baraya hawiye dad caynaya arki maysid lakiin isaaq afkii bay ka washeen .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, October 19, 2000 - 05:59 pm
Aigu Waxan oranlahaa Hawiye iyo isaaq iyo Daarood intuba waa Somali marka wixii hore oo dhacayna halayska ilaawo. Hadana wixii jira halaga wada hadlo inta layska daayo eeda Somalina waa isku mid waa dad isku af ah oo isku diin ah oo iku suurad ah.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

rEAL-MAJEERTEEN

Friday, October 20, 2000 - 10:35 am
ISAAQ WAA DAD NASAB AH SHARAF LEH , TAARIIKH LEH COLAADBAA IDIN DHEXMARTAY MA AMAAN BAAD KA SUGIN, ODAY ANAA MAJEERTEEN AH AADNA GUNTA & GOBTA U KALA AQAAN ISAAQ HADUU GOOSTO IYO HADDII UU I NECEBYAHAYBA WAXAAN U ARKAA DAD NASABIYAD LEH WAX LALA SIMO MA AHAN WAXAAN MOORYAANTA AH EE WALIGOODBA CUQDADSANAA EE KOR ISU QAAD OO GUNIMO KA BAX IYAGOO ISLEH SAMAYNAYA WAX UMMADA ADUUNKA KU NOOL OO DHAN AAY KA YIQYIQSATAY. MA ISAAQ BAA GABDHAHOODA CARABAHA UGU DHOOFIYA SIILKA HA SOO GADATO ILAAHBAA IDINKU DHAARSHAY RUNTA KA HADLA. WAAR SAAXIIBAYAAL HAWIYE WAA GUNE GUNBAA KU XIGTA HA I ORANIN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mryuu

Saturday, October 21, 2000 - 04:01 am
to ; all
salaan ,kadib soomali iyo soomali diid ma sina ,hawiye calankii ma gubin ,laakinse isaaq wuu gubay wuna ku soo indha cad yahay .marka daarood iyo isaaq wax ka dhaxeyya maleh ,laakinse hawiye wax baa inaga dhaxeya xag walbo ,dagaal wuu dhacaa lagana soo gudub.marka anigoo ah uagaas daarood waxey ila tahay in aan idin qanciyey ,waa aragtida yuusuf darood marka isaqq ha ogaado in daarood ku yahay kan hortaagan in uu goosto,marka hawiye qalad gal laakinse wuu qaatey somaline wuu yahay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ahmed Jama

Saturday, October 21, 2000 - 06:39 am
Dhammaantiin soo dhowaada
Waxan ahay Isaaq, iga raalli noqda inaan soo dhex galo dood Darod Imaaciil ka dhexeysa. Isaaq, Daarood iyo hawiyeba waa Soomaali. Goosashada S/Land ma aha mid Issaq oo keli ahi sameeyay, dad badan oo reer S/land ah ayaa isku raacay-oo Darrod badani ku jiro. Colaad Isaaq Darrod u qabaa ma jirto ee yeeynaan is takoorin oo is fogeynin. Waan la yaabay ragga yidhi Darrod iyo Isaaq bah iyo dhaqan dhaqaale wadaagi kama dhaxayso. Waxaa cad inaanu ninkaasi aqoon in warsangeli, Dhulbahante,ogaadeen iyo Isaq boqolaal sano wada noolaayeen, maantana sida nabada u wada nool yihiin. Mid waa qiranaynaa. Afxumo Isaaq waa leeyahay. Calool ku sidse ma leh ee afka baarkiisa.
S/landna yaan wax fog loo arkin. Waa dhul soomaliyeed. Maalin maalmaha ka mid ahna shaki ma leh in Soomaliyi mid noqon doonto, haddase majooritaga dadka halkaa ku nooli waxay goosteen inay is xukumaan. Yaan la sii eryin oo Soomaliyi colaad aanay muteysan u muujin.
Wa salaama caleykun.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mryuu

Sunday, October 22, 2000 - 03:01 am
to;ahmed jama
salaan qiimo leh ,kadib walaal aad iyo aad baan ugu farxay sida wanaaga leh ee aad arinta u falanqeysay marka anigoo markii hore ka hadlay figrada ah in isaaq iyo daarood aan wax soomalinimo ah ka dhaxeyn ,waxaan ka soo noqdey fikirkeykii ,marka waan fahmay ,waxaan kugu darayaa in aan kugu raacsanahey in aan dagaan leenahay balse daarood ma ogala in isaaq uu madax noo noqdo waayo wuxuu cadeystay in naceyb uu uqabo daarood waayo warar badan baan ka haynaa ,marka daris wanaag ok ,laakinse dowladada ma ogali waayo nin dowlada ahaan yaqaana maamul suu rayid kugu noqonaa,hawiye isaga somalinimo ma diidin ,inkastoo uu hutu u yahay laakinse waa somali adigana soomali diid ,
daarood daris wanaag ma diidin ee in la gumeysto ma ogala waayo iyagaa wax soo xukumi jirey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ahmed Jama

Tuesday, October 24, 2000 - 06:07 am
To mryuu
Waad ku mahadsantahay jawaabtaada qaayaha leh. Waxaad tidhi Darood ma oggola in Isaaq gumeysto! Anna ma oggoli! Soomaliyi way is xukuntay, is cadaadisay, is dishay, laakiin isma gumeysan- marka laga reebo reeraha Sabta loo yaqaan(oo iyagana xaqiraadda lagu hayaa ay ku tahay wixii Soomali sheegta ceeb ma guurta ah). Waxaa timi ta xukumaadda. Waxaad tidhi Darood isagaa wax xukumi jiray. Waa run. Soddonkii sano(60-90)Darrodbaa dalka xukumayey. Tobankii sano ee u dambeeyeyna hawiyaa xukumayey. Waxaa la odhan karaa labaduba dalkii waxbey yeeleen ee wax ma kordhin(tan waad ka doodi kartaa). War bal nimanyahow, maxaa ku jira haddii qoladan Isaaq iyagana mar loo dhiibo? Taa miyaan xoogay cadaalad ahi ku jirin?
Mahadsanid.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DH,J/SIYAAD

Tuesday, October 24, 2000 - 06:45 am
waaryaara Dadka isaaq waxkashaygayow waad khaldanteen miyeydaan arag mooryaanta hawiye ee Dadka cuna kuwaas ayaa isaaq lamiddhigaysaan inigaa isaaq xaal siiyey isaaq waa gub fiican oo dhaqan leh dadkoo dhan iskumid ma aha waxaan lahadlayaa kii yitri isaaq waa dad akhlaaq xun idigaa akhlaaqxun ee waryaa ufiirso waxa aad leedahay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mryuu

Friday, October 27, 2000 - 05:06 am
to;ahmed
salaan qiimo badan kadib ,saaxiib waan fahmay ,nin oday ah baad tahey ee horta guleyso saaxiib ,jawaabta aan ku siiyo horta qalad baad ka fahantey arinta ah xukunka ,marka hadii aad somalinimo ogashahey waxaan ku leeyahey welkom xukumada hadii kale maxaan isku sheegaynaa,marka horta somalida qaarbaa xukunka yaqaan mawada yaqaanaan bal eeg tariiqda tii hore iyo tan maantey ,fiiri hadii nin gudabiirsay ah ama ciise ah ama dadka kale aan wax u dhiibano maxaa ka qabtaa ,waayo anagu xukun ku nool baanu nahey kama maarano dowladnimo inaa noqono ee saaxiib adiga raaciyad maxaa ku diidee hawiyeba wuu ogalaadey in deegaan wax lagu qeybsado marka somali anaa ugu deegaan badan ,xaq miyaa nin deegaan yar heysta in uu i xukumo isagoo ciil qaba ,marka kuligeeyn aan runta ku shaqeeno
bye saaxiib
daarood ,isaaq ,hawiye waa somali kadibna muslim hadii aad diidaan waa baabay iyo halaag

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

JAAMAC

Monday, October 30, 2000 - 08:01 am
TO MRUU
MR YU
TUUG TUUG DHALAY INAAD SHAQAYSADID MARABTID
XUGUN AAD CILMI ULAHAYN AYAAD GU ORTAYSAA
BARO SIDA BEERAHA LOOFASHO

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

laascaanood

Monday, November 06, 2000 - 05:42 pm
Isaaq anagaa derisa oo naqanaana, qoladiina hawiye dhaqanwanaag kusheegeysa,isaaq baa kadhaqan wanaagsan. tuugo iyo musuqmaasuq udaa reer koonfureed oo talyaanigey kabarteen.hawiyana usiidaran. isaaq dhibaatadeedu waa qabyaalad marwalba joogta, xin iyo soomaalinimo diid ay taariikh uleeyihiin. markaa su aashan iyagaa meesha kuqorey waxayna rabaan iney naceybka soomaali dhextaala sii kordhiyaan, kuwa isaaq ee soomaalinimada taageersana ay inagu diraan.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.