site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Islaamka meel haga dhicina

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before October 29, 2000 #2): Islaamka meel haga dhicina
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

LaTaliye

Friday, October 13, 2000 - 05:29 am
walaalayaal bari aan hargeysa iyo xamar isu maray waxaan ku soo arkay laba wax oo kala duwan.
Qudbadaha ka socday masaajidada dadku say diinta u baranaayaan haweenkoo wada asturan iyo
caruurtoo diinta sida loo baraayo aad ka yaabaysid aan ugu tagay hargaysa.
Run ahaantii hargaysaa diinta saan loo heystaa isma leheyn. xamarna inkastoo dad badan oo
diinta u soo noqday aan ugu tagay waxaa hadana iga yaabisay filimadii xumxumaa oo shaneemooyinka
caadi loogu fiirsanaayo aan u tagay.
Markaa idinkoo raali ah waxaan idinku waaninaa inaydaan diinta islaamka ah meel uga dhicin
oo dad islaam ah gaalo ku sheegin sababtoo as idinka lee aakhiradiina ku luminaaya.
Haddii siyaasada aan la isku raacsanayn ma aha in diinta islaamka iyo dadka islaamka ah meel
lagaga dhaco.

sidaa iyo nabadgelyo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Walaalkiin

Friday, October 13, 2000 - 06:11 am
Afkaaga caana lagu qabay. Keliya waxaan kuu sheegi lahaa in dadka meeshan wax ku qoraa wanaagga dhega u lahayn. Bal eeg doodaha buuxa ee ay ka qayb qaadanayaan..waa qabiil iyo qurun uun.

Walaalkiin

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.