site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Waxa laynagu xanto wax baa ka jira

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Archive (Before October 29, 2000 #2): Waxa laynagu xanto wax baa ka jira
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gurey1

Friday, October 13, 2000 - 05:37 am
Asalaamu Aleeykum

walaaleey iyo walaale

Waxaad moodaa mar kaad eegto sida qofka madoow ee jin sigiisu yahay africanka ay ka aqli liitaan noocyada kale ee aadamaha,waxaa adamuhu u arkay markii laga yaabay aqli daridooda africanka in ayba malaha yihiin xayawanka aan laheen aqliga adamaha ookale sida ugaarta iyo xoolaha la dhaqdo.arintu waa arin la maleeyay oo shaki wayn baa wali jira umado badan baa shakisan.


hadaba hada dadkeena soomaaliyeed hadaan tusaale usoo qaato sida aynu dadkeenii iyo dalkeenii ugalay walina aynaan ulaheen aqli wax lagu dhaqo ayaan shakiyay oo is iri mindhaa waxbaa ka jira waxa wiilasha cadaanku idinku caayaan!!! mida kale dhulka ilaah ina siiyay iyo sida aan ufahmila nahay nolasha iyo in lashaqeeysto ayaa ayana yaabkale ah.diin iskuma heeyno,dhaqan iskuma heeyno,dad kala jinsiyad ah oo kala qoomiyad ah iskuma heeyno.markaa maxaa macna ah oo ku jira hadii aad tahay reeraha soomaalida reerkamid ah maadaama isku qowmiyad aan nahay? dagaalada sokeeye ee aduunyada soomaray waa heeynaa waa qoran yihiin laakiin inaga nooceenu maha mid leh macno ee waa arin xaga aqliga laxariirta aadamaha looga duwan yahay.suaal baa waxay tahay ma hubnaa in aan nahay aadame sax ah??? shaki baajira brothers and sisters waa kabaxay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

husun

Friday, October 13, 2000 - 05:47 am
waa iidoor ha u jawaabina

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.